Wareysi kabiirka kooxda Qaylodhaan, Cabdi Shire, uu siiyay SNTV ka dib markii uu ku laabtay Soomaaliya 25 sanno ee uu Laaji ku ahaa Qorbaha. Wareysigu meelo badan ayuu taabanayaa sida: Sababihii ka dambeeyay sameynta kooxda qaylodhaan, sidii diiraneyd ee loogu soo dhaweeyay Xamar, burburka baahsan ee uu xamar ku arkay, goobihii uu ka shaqeyn jiray sida dhismihii wasaaradda caafimaadka iyo horumarka la taaban karo ee hadda ka socda Xamar.
Негізгі бет Fanka Iyo Suugaanta c shire Jaamac Ciyaar Jecel
Пікірлер: 11