Aa so radiyay heesta way mcn tahay de heestu wana jacayl intii fahmaysa ayunba garanaysa ❤❤❤❤
@abdiazizyare6741
5 ай бұрын
Galap kasta kubada la aado baan markii la i saaro ama la i badalo sxbday ka dhagaysan jira talefonadoda marka talefon ma haysan like ta maxa u haysata😅
@somalirealitychannel5797
Ай бұрын
after 6 years i still watched🥰
@AbdinasirSalaad-nd5lv
4 ай бұрын
Heestanaa inaan aniga le yahay u maleyaaa dacadi 5 3 2024 gabar kala.harnay u qaadi.jiray nimco.23.8 2022 is.baranay quruxleyda sharafta badan ❤🎉 noolo loo.xiiso.wey thy qanjo.weynta lkn dunida.kala.dhimin ❤🎉
@abdishakurosman7312
11 ай бұрын
Wllhi hestan waan jiclahy into 2023 dawaneysa like I iisar 🙌🙌❤❤❤
@xasnoali9688
10 ай бұрын
❤❤
@mohamedfaarax6412
8 күн бұрын
Wqtigu wa socda nolozhuna wa hyan 2018 dawn jiry telefishin no yala mnta iyada ku qayiliyah😢
@AbdinasirKoke
4 ай бұрын
Heestan 2018 dhageysanaye ilaa io Hada 11 may 2024 kama kaftamo wllhi ❤
@Qalbi_dhaya143
6 ай бұрын
2017 ayaan dhagaysan jiray anoo ah grade_7 waxanan ka dhagaysan jiray mobile ay inani lahayd wakhti xasuus badan ahyd😢 hadana waa 29/feb/2024 maalin khamiisa insha.allah waxan galayaa examkii dawlada ❤waxan kusoo noqon doona anoo schoolka dhameeyay 🥺
@moa341
5 ай бұрын
Guul i.a
@IdilMaxmad-sp9zb
5 ай бұрын
2017 ilaa 2024 ma school 🚸 dhexfadhide wllo
@Akter.khaalid
4 ай бұрын
Aadbad u yartahay runti hadad 2017 xasuus kula tahay😂
Пікірлер: 328