Mahadsanid 👈👍🙂Aad ayaad u mahadsantahay hereri media 👍
@maxamedabiib3035
8 ай бұрын
Mahadsanid herari
@billowabdi6346
8 ай бұрын
Abdisalan Hereri weligay lama kulmin wana jeclahay inan la kulmo. Wa nin professional ah oo mar walba aragti wanagsan ka mujiya Somalida.
@Xaswawa-rz2et
8 ай бұрын
Awesome Inshallah waxaan U yeedhan Doonna Land cruiser V8 Marka aan inshallah Nairobi U Safro bi'dniLaah Kariim. Well-done Faras.
@yuusufmacalinka6765
8 ай бұрын
Mancha allaah apthisalan hereri io TEAMKIISA wax badan baad somali u faiideysay
@waesaden1290
8 ай бұрын
Wariyaha Shanta somaliyed .ManshaAllah
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
8 ай бұрын
Cabdisalaan herari wan kusalaamay
@erdogan2030
8 ай бұрын
Wariye hereri horay uu soco
@halabaishwiaba
8 ай бұрын
Maalgashiga caynkan ah ee soomaalidu ku bixiso wadamada ajnabiga ama shisheeya, runtii waxaa ka qiimo iyo milgo badan oo ka macaash badan, in laga hirgeliyo dhulkeena sida Xamar, Hargeisa, Boosaaso, iyo meelaha lamidka ah.
@shaakirsaid5981
8 ай бұрын
Dhulkeena anaga la dagne o dib udhigne.Alxm hadan bulsha ahaan ufashilmin.
@halabaishwiaba
8 ай бұрын
@@shaakirsaid5981 isku dayga ayaa wax walba ka kow ah wll. Waa in ku dhiirashadii la helo
Пікірлер: 69