Idajaa oo ka hadlaya Soomalidii hore doorka ay ku lahaaayeen Farduhu iyo kuwii ugu caansanaa sida Sayid Maxamed iyo Xiinfiniin, Cali duulane iyo Dhaayo tiix, Wiil waal iyo Wayrax, Faarax Afcad iyo Xamar Cilaan, Dhoore xasan iyo tuke, ilaawe dhago jalco iyo Seeraarshe, Adan Galaydh iyo Roorgadan Warfaa waran wayne iyo Wacdar, Boos iley iyo Qadawlaaye, Cali sharmaarke iyo Quruxboob.
- 6 жыл бұрын
Fardaha iyo sidey Somalida gaadiid ugu ahaayeen, iyo sheekadii Dhagdheer
- Рет қаралды 27,128
Пікірлер: 16