Nafteyda iyo tiinaba waxaan xasuusinayaa in aan Allah ugu towbadkeeno dhageysiga heesaha 2010 ilaa hada hees ayaad nageysaneysaa goormaad Allah u towbad keeneysaa. Enough is enough.
@munamuna6594
3 жыл бұрын
Walahi ani inan hees dhagesto umaso galin balse waxan uso galay qisoyinka iyo wayawayaha eey dad badan somareen inan ogado 😊magafo allah weye allah no dhanbi dhafo dhamanten allah naso hanuniyo amiin yarabi
@mumtaazmawliid22
2 жыл бұрын
@@munamuna6594 ani xitaa wlhie
@mano0990
2 жыл бұрын
@@munamuna6594 😂😂😂
@cilaahimohamed5304
2 жыл бұрын
Aaamin aaamin yaa Rapi kuligenpa
@leele8827
2 жыл бұрын
Farhaiya Fisks
@jamaabdinoor7954
3 жыл бұрын
Really hestan waxaan xasuusta anoo badiyo kudhagaysto 2009 hadana Washington qof kii qoraalkayga aqriyo like haisaaro Xasuus😰
@footballhq9409
Жыл бұрын
From baadiyo to Washington, wow shout out to ya my nigga jama Allah blessed you, we are still struggling in africa mate hard life
Ha dayicin marke weynaato dhaldhalaaka dumarka yaryar yu ku qaadin waa fitno dad badan heysata allaha naga koriyo
@yassy.02
3 жыл бұрын
Damn I want some guy to love me like that
@cabdishakuursheekh6106
3 жыл бұрын
m.a familkiina oo kale ayaa gar u leh inay dhageystaan heesaha jacaylka aniga jacaylka tan iga qabsatay
@mohamedabdikadiraden9216
3 жыл бұрын
@@yassy.02 here i am.
@ahmedhassan7870
6 жыл бұрын
Heestan wan ku qayli jirey wlhi 2010 magalda hargeisa imika Australia ayan jooga 8sano ma arag hargeisa hadhwanag ilahaw nabad nagu gee wadanki😪😭😭
@fatimaabdi7049
3 жыл бұрын
Iminka ma qayishaa😁
@axsanmustafe9682
3 жыл бұрын
@@fatimaabdi7049 😂😂😂✌
@nasriinsuleyman9864
3 жыл бұрын
Alle nabad hakugu keeno wll
@farhandair189
3 жыл бұрын
wanku wadana lipax🤎🥀🔥🕯🌴
@xtool8956
2 жыл бұрын
Zxp wlhi hdan sida poqorki u fadhiya heestas bana ku qayilaya Mon 29 Aug 2022 ..12:00 hapeenimo From ...Oodwayne
@sucdimaxamed9657
2 жыл бұрын
Maxamed xbbi mcn wan rajeynaa insha allah anig iyo adi oo sando badan wada Jogna inaan qoralkan u so labn dono waxaa thy Bashar inta la Barto kan ugu wangsan wuxu meherkena dhici rabaa insha allah jimcaha oo ku so eedeysa 15 April 2022 Ramdaan insha allah xiliga an qoralkan qoryna waa 11 April sacada 11:28 Habenimo aad ku jeclhy Xbbi iso duceya inta iga dabeyso i.a Nasiibka hayku ka simo Mahmed 😘
Hambalyo abaayo meherkaagi in uu dhacay rajeynaaya nolosha taa rabtana aad ku jirtid ♥️✨
@farmajoinaabdullahi8771
2 жыл бұрын
Sidad jeclayd way dhacday soma ahan ?
@sucdimaxamed9657
2 жыл бұрын
Mash allah haaa aad ugu hely qalbi wangiina
@alimoalin8541
4 жыл бұрын
Heestaan gabadhii igu horeysay an jeclaado London dhexdeeda anku xasuustaa markay ii timaado ama link sameyno ayaan dhageysan jiray weliba markay iga tagto ee gurigeedo aado ayaan qalbiga ku qabooojin jiray, waxaay sheeko socotaba maantana waa xaaskeyga caruur ayay iidhashay. And still mad in love with her.
@cabdullahiciisexusenmaxame9158
4 жыл бұрын
M,a alle ha ku siyaadiyo sxb
@abdirahmansakuurad7643
3 жыл бұрын
M.a alaha isku kiin daayo brother
@alimoalin8541
3 жыл бұрын
@@abdirahmansakuurad7643 thanks bro
@robrob6719
3 жыл бұрын
Make her New wife again. Ayada mar walba Naag cusub kadhigo no need 4 wives
@alimoalin8541
3 жыл бұрын
@@robrob6719 Afar ayadaa iga qaalisan, 15 sano an qabaa caruur ayay iidhashay alxamdulilah
@khaliilofficial8571
3 жыл бұрын
Waa maalintii 2 aad ee sanadka 2021 From izmir 🇹🇷 allah nooga dhigo mid wax naga badala
@mariammustaqem2940
3 жыл бұрын
5 shanaaad ee 2021 ala waqtigu orod badanaaaa
@kingbarahow2128
3 жыл бұрын
Sanad wax ma badalee adi wax badal maandhow
@nasiiali1331
3 жыл бұрын
11 july 2021 aaan dhagysanaa aniguna from Switzerland 🇨🇭🇨🇭 ama Turkey'da çok ezledim 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
Hees xasuus weyn igu leh 2010 waxn ku dhagaysan jirnay aniga iyo gabadha ila dhashay iyo saxibaday dalka kenya after 11 years waxan ka dawanayaa Ethiopia adis ababa my two legend's farhiya fiska and abdi holland😘🤗
@triple2801
2 жыл бұрын
That time you’re underage -:) quick laugh
@kaynaanjr1439
4 жыл бұрын
Heestaan markaste iska dhegeysta wayo xasuus igu lee dahay 2010 aheed waxaa jirtay gabar aan si dhab ah u jeclaa magaceda aha xamdi oo isku guri dagneen qaraabo waa aheen markaste kor lee ka fiirin jiray ayada in ay i jecleed io in kale makala ogeyn markeste ila hadasho farxad daremi jiray hadalkedana wa radin jiray lkn nasib xumo nin a yay is guursaden ani waa niyad jabay gobalka aan wada joognay waa kaso tagay mudo kadib waxaan maqlay in la furay anina rajo iso gashey waana radiyay gobalki darteed ugu laabtay waxaana la ii sheegay in ay gobalki kaso tagtay xmr aday waan uso labtay xmr waana waa yay ilaa hada meel ay jirto ma aqaan si dhab ah u jeclhy wali mana ka niyad jabin ani hada waxaan ku nolahay dalka turkey ayadana ma ogi meel ay ku nooshahay fadlan qisadan waa dhab 😭😭
@faadumomaxmed1436
3 жыл бұрын
Qaraabo hadaa ahydeen maa raadisid wll
@maxamudomar6836
5 жыл бұрын
2019 ???? THROW BACK in 2010 ..... markaan is jeceeleyn gabar aan daris aheen heestan baan massage ahan ugu qori jiray... I'm in love, when I listen to this song..
@munahassan3331
5 жыл бұрын
imika ma wada joogtaan
@sabircaade9055
5 жыл бұрын
Maxamud Omar hhh bentaa kdf darskaa
@Abdullahiahmedxallane77
4 жыл бұрын
Walal hadii ad aqriso qoralkaygan like ii saar si an uso xasusto qof an jecla ayan ku xasusta ayan ba la dhihi jiray hada wa hooyo ana wali single ban ahay waqtigii tagoow salaama😭
Al Shabaab Waqtigoodii waa soo idlaaday I.allaaah Madaxweyne Hasan Sheikh baa yimi🤲💪
@Zaakirali-r8i
Жыл бұрын
Maanata ceelbuur waa xor
@inacawil4092
2 ай бұрын
Wali manoshahay wll 😂😂
@tonikross2725
5 жыл бұрын
Hablaheena somaliyeed wacnaa wlhi qiraan galaa markaan heestan dhagaysto. Ilaahow sharaftooda no dhawr wa caarkayagiiye 😘😘
@idildaganofficial9137
3 жыл бұрын
thks bro
@eshlahassan5899
2 жыл бұрын
tnx bro
@hmm1699
2 жыл бұрын
Jecliyaa Wiil somali markuu saa uhadlo. Ale haku daysto
@raxmoabdi7550
2 жыл бұрын
Wllkeen 👑💖
@sanadcusub7345
4 жыл бұрын
Heestan si qaas ah baan u jeclahay. Mar walba oo aan dareemo culeeska jaceylka waan iska daartaa si aan niyada ugu dajisto. Ayaan Abdirahman Ali: quruxdii aan ku riyoon jiray, run waa noqon weysay😥😥nolosha meel walba oo aad tagto farxad ku dhameyso, ana sidii baan kuu jeclahay😥🙏Waqtigii tagayow salaama.
@niyaalshilall5914
2 жыл бұрын
Iska samir walal calafbaa diiday waan ka xumahay 😢😢💔 Qalbiga allaah ha kuu qaboojiyo 😭🤲
@rajianobwoy9553
2 жыл бұрын
Aniga mnta so boqday hestaan
@sabriinleki1555
2 жыл бұрын
@@rajianobwoy9553 anigba😫
@rajianobwoy9553
2 жыл бұрын
@@sabriinleki1555 Will rer abtigaa iska jeclow abayo
@cilaahimohamed5304
2 жыл бұрын
Aaamin aaamin yaa Rapi kuligenpa
@kingmattan4477
4 жыл бұрын
Yaa DhagaYsanaYaa heeskan 2020 like dhac dhac kuzii👍
@dr-abdala8403
3 жыл бұрын
Xusuus iyo waayowayo ba halkan ikeenay😢Marmarka qaar waxad is dhihi yaa dib inoo Celiya iyo waqtiyadii quruxda badnaa 2011 😭😭😭
@abukaryare8867
3 жыл бұрын
Yacc benn maaha runti wayaha manta an jogno wey adayihin tollow Aya dip noceshtaa 😭😭
@samsamnoor1425
2 жыл бұрын
Ax wakhti aan sonoqoneyn2011 🥺
@ayanahmed8784
2 жыл бұрын
wan u xisay wllhi sanadadas ma so laban donaan 😥😥😥😥😥😥😥😥2011
@footballhq9409
Жыл бұрын
Old is gold waqtiba waqtigu kasi danbeyo ayu ka adagyhy oo kasi dhib badanyahu
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed
Жыл бұрын
heztan wxn isla dhageysan jirnay aniga io jaceylkeygah 2013 wxn jognay kenya aniga io carurteyda wxn joga hada washigton asagana alle ha u naxarizto kadib nin kle manaan hamin carurtu igala dardarmay hooyo io aabo u ahayy qoralkan waxan qoray 2023/5/ 29may
@somalia80
5 ай бұрын
Mansha allah alle ha idinxafido adiga iyo caruurtada asagana alle ha unaxriisto
@AxmedKaariye
3 ай бұрын
Axax
@saciidcabdi9251
2 ай бұрын
Alh ha unaxariisto m.a zaaz gabar aan is jcl nahay walipo isoo pan dhigaty wan ka qabalay waxaan dhahy welcome to ok Palan waye I dhahday hadey tiirabi u imato nag kale wan kurazanaa😢
@mohawiilhoog2035
5 жыл бұрын
Qofkiii isogooo dhagaysanaya Comment akhrinaya like isaar pl
@dhowrsaninamoha9842
3 жыл бұрын
😂😂😂
@khadrociise8289
3 жыл бұрын
@@dhowrsaninamoha9842 00p000000ppuujujupuuuujujjpjujuj j.
@@sayidalisomali8432 qof walba halkiisa Allaha kunabadyeelo🤲🤲
@jiiga9fs
4 жыл бұрын
2010 iyo xasuus hore mar walpa aan dhagaysto heestaan waxaan ku soo xasuustaa wakhtiyo qurux badnaa anoo yaroo shukansi barad ah aan gabdhaha ku shukansan jiray heestaan old but is gold🙌
@khalidyusufmohamed6980
2 жыл бұрын
I used to listen this song when I was in form 1 back in 2009 Garissa, Kenya.......markan maqlo xasus der ayan kala wlh.....markan xafada kaso casheyo on my way to school ayan dageysan jirey..... wa mark jecel igu horeyse wlh.....Hes hadey dambi ahan lahen all the time ayan dageysan laha.....but it's prohibited.12 down the line.....I have accomplished almost all thing that I use dream of by then....all praise is to Allah.....nimcada u rabi isiye alle ha isiyadiyo.
@KAFTANJOY
7 ай бұрын
Who is list 2024 29/February/2024❤😭🥺
@mohamedholland7768
5 жыл бұрын
Heestan wxn dhageysan jiraY 2010-2011-2012 waa waqtiyadii nolosheyda ugu fiicna wlhi waqtigas wax walba wey hagaagsanayeen gbr aan daris aheyn oo an is jcleyn ban isla dhageysan jirnee xusuus qaliya Old is Gold ❤👏
@SaadaqshSooraan
11 ай бұрын
😅😅😅😅🎉
@mastaraadanofficial6087
Жыл бұрын
Waxaan Hubaa in Aad heestaan miraha macan Dib usoo booqaty hadaa iga Dambeyso like dhac kusii👍 😂😂
@KhadroSiciid-gj7bv
9 ай бұрын
2024 hakaga dameyey😂
@mastaraadanofficial6087
8 ай бұрын
@@KhadroSiciid-gj7bv heesaha waa dambi huuno😂😂
@Siciidbashaash
Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👇
@hassanahmedkahin3853
Жыл бұрын
aniga pro
@maryanomar3777
Жыл бұрын
Huh ? What do you mean ?
@apdilahi__alih_oficial15
Жыл бұрын
Aniga ❤❤
@AcmedxasanCali
5 ай бұрын
😮fjmo
@MaxamuudAadan-nm6kd
4 ай бұрын
Hfutt😊
@Jacelow03
8 ай бұрын
Who's listening 2024 love saar 😂😂😂😂
@najiibguure1866
5 ай бұрын
111
@najiibguure1866
5 ай бұрын
1
@ruujaruun4828
5 ай бұрын
Yess😂❤
@SalmanSiciid-n3l
5 ай бұрын
@talizoanjuu
3 ай бұрын
😂😂@@najiibguure1866
@onlyQuran23
3 жыл бұрын
Heestaan kolkaan maqlaba qofbaa I hor imanaya Mana helaayo waxkasta oo dhaca waa iga hoosaysaa alle hawraxmado wakhtiga iyo waayaha baa nakala fogeeyey Allow kuu naxariiso Wlshy mcn aan aduunka ugu jeclaa wehelkii iso barbaarshay Maanta waa iga hoosaysaa igu duceeya
@iqrajmohamedilkacas
Жыл бұрын
Ilahay haa OO naxariisto I a apyo Powe
@maryancusman7472
Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo wll 🤲🤲😥
@proudSomalisis
11 жыл бұрын
I used to listen to this song when i met my husband in 2009 and fell in, love with him. I was so in love then, so madly in love, so happy and so full of life. OMG those were the days and they will be forever be imprinted on my conscience. I love my husband, he is the best husband in the world. The father of my babies. Alhamdulilah.I love this song.
@mohaofficial7975
7 жыл бұрын
proudSomalisis 4 yeas ago what do u feel
@mohadigaano3474
6 жыл бұрын
Big respect to your husband #salute....may God protect him for you abaayo.he seems to be. man full of love#real man...fake people around these days
@mplsridah
6 жыл бұрын
But he left you and you're now a single mom with kids. Reads like a typical Somali story.
@saaqaabdikariim1458
6 жыл бұрын
proudSomalisis
@hanakayse5096
6 жыл бұрын
please I am asking nicely don't share you personal problems in a public place like KZitem or sweet song like this one...Thanks
5 sanadood kahor waxaan is jeclaan jirney Gabar layiraahdo Hodan mohamud runtii waxaan xasuustey Heestaan oo aan isla dhegeysanjirney anagoo wada joogna aadna Aan ujeclaa😭 Lkn nasiib daro Gabadhii ismaan calfan Waqtiga iyo waayaha aduunkaa nakala geeyey 5 sano kadib maanta anoo single ah baan kaligey dhageysanayaa Xasuus gaara bey igu leedahay Heestaan Telephone lee kadhegeysanjirey waa markii iigu horeyday Aan KZitem kadhrgeysto Asaxapta ii soo duceeya in ilahay mid kawanagsan iigu badalo🤲🤲 TARIKHDA 19/09/2020
@hanicusman3282
4 жыл бұрын
Ilaahay ha ku sahlo Mid Kawanaagsan Wllkeyga 😘😍
@muxammadxasanmuxammad9717
Жыл бұрын
@@hanicusman3282 asc abaayo xaaladaada kawaran
@najmoabdirizaknajmoabdiriz4204
Жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuus wiil aan aad u jeclaa marka aan ka xanaaqo heestan iso diri jiray manta waa marxuun ilahay hakuu naxariisto intaan kaa danbeeyo waan kuso ducaynaaa xasuustadii wali wehel bay ii tahay waan jeclaan lahaa manta in aad ila joog lakiin nasiib uma yeelan 12/3/2020😭💔
@jaapirmaxamed49
Жыл бұрын
Ax ax alle haw naxariisto 🥲🥲🥲🥲
@najmoabdirizaknajmoabdiriz4204
Жыл бұрын
@@jaapirmaxamed49 aaameen 😥
@AbdinaasirMohamoud
Жыл бұрын
Alle haw naxristo wllo wa qiso xanuuna wlhi😭💔🥺🤲
@Abdiwahidyaasiinfaarah
Жыл бұрын
Alle Haw NaxaRiisto WllkY Qali ❤🤲🦁
@najmoabdirizaknajmoabdiriz4204
Жыл бұрын
@@Abdiwahidyaasiinfaarah aaamiin bowe ❤
@alimohamud1251
3 жыл бұрын
2021 april 4 muqdisho ayaan joogaa Ma aqaan sida wakhtiga soo socda noqon doono lkn waxaan salaamayaa qofkasta oo somaaliyeed oo fariintayda akhriya waxaana kuu rajaynayaa wll nolol qurux badan iyo mustaqbal ifaya Dadka ay sida gaarka ah u taabanaso waxaan leeyahay kuwii xidhiidhkoodu guulaysto ahaada❤️😍🥰
@daacadyare7817
3 жыл бұрын
Wan kaqade wll qali
@Fardus-Mohamed
3 жыл бұрын
Waan ka qaadey wll Amiin
@RashiidShaaluco
3 жыл бұрын
Heestaan waxaa ila dhegaysaysa xaaskayga Qaaliga ah Shukri waxanaa u socona Qardho from Garoowe with legends Yaxye Mashruuc
@mahamuttsaid8986
3 жыл бұрын
Wxay ahyd 2010 wxaana ka imaaday aroos baadiye uu adeerkay lahaa waan yaraa wxaan la socday eedaday oo hada joogta Germany io gabdho wlalady ah wxa gaariga ka daarnayd heestaan oo ay aad ujeclayd markaas. Markaan maqlo heestaan waxaan kuso xasuusta iyada allah haku daayo eedo mcn meelba aad tagto❤🤲
@khalitapdullah486
5 жыл бұрын
Xazuuz ayeey igu LeedahY wlhi my first love ayaa jcLaYd heeztan Ana waan jcLaa inaan MarwLpa dhgyzto lkn naziip xumo waan waayay 2013 5 2 hbn axada Lkn ma rajo dhigine caawo oo ay tahay 31 1 2019 waan hayzta waanY ila joogta alle ha izku daayo wixii is jcL oo dhan😕😞💑💑💏❤❤
@abdullahiyahyamohamud215
5 жыл бұрын
Aamiin sxb sare aamiin
@abdullahiyahyamohamud215
5 жыл бұрын
Aamiin sxb sare aamiin
@nasramohammed2058
4 жыл бұрын
Aamiin 😢🙏
@updirisakarap2642
2 жыл бұрын
Alle haysu kiin dayoH Shp Mcn ♥💓😥
@hassanahmedkahin3853
Жыл бұрын
aaMiiiN proTher
@amiizhahassan8342
5 жыл бұрын
Yaa wali dhageysanayo 2019 heestan mel iga tawatay 😘😘😘😘😘😙😍😍
@nimcofatxicabdi1112
5 жыл бұрын
Sido kle
@abdirahmanfaarax1050
5 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@adnanyusuf996
5 жыл бұрын
Sujui miyaad tahay inaapti
@anasabd9602
5 жыл бұрын
Kuusaray subscribe
@kaligeedtashato7496
4 жыл бұрын
@@nimcofatxicabdi1112 👆👆👆
@fativlogs7197
6 жыл бұрын
Hestan saliid ayado ah mala hela aan korka Marsade Marwan king tashaday 2018 muqdisho somalia❤️🙏
@jihaanjalaqsan6725
5 жыл бұрын
Fatah Osman haa walahela 🤣🤣 Norway Oslo kasodono
@khaliifmahamoutt7037
4 жыл бұрын
Xraaabo badanaH ... Korkaa marsanaya kulaha...🤣🤣🤣
@naftalinyaga7386
4 жыл бұрын
@Fatima Qalbi haaa waa kadhab heesta macaan teeda ma aragtid huno qalbi adkidaa mukulaal maa kaa tilaabsatay
@Ismail-somali
3 жыл бұрын
11 sano kadib baan dib u dhagaystay 😍 Galab khamiisa 21/jan/2021 from Bosaso, xalwo kismayo iyo buskudkeeda ilaa shaah cadaysan bn ku casariyeeyay, heestanina wa i baxaysa.
Asia Asli iska samir quruxey maalmahi wacnay weysosicdan
@yuusufmohamed7285
5 жыл бұрын
Heestan xasuus weyn ey ii leedahay.. Mar aan joogay #syria ayaa gabar aan jeclaa SMS igu soo dirtay.. calaf ayaa nakala geeye Switzerland 🇨🇭 ayey ku nooshahay iyada hadda caruur ayey leedahay masha allah Anigana Estonia🇪🇪 ayaan ku noolahay Alx
@Abdirahmaan1
Жыл бұрын
Nio estionaia maa soomaliya maaku nool
@caanobooro1446
5 жыл бұрын
20 march 2019 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🤣🤣🤣💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏👇👇👇❤❤❤😂😂😂 2011 ayaa habeenki arooskeeyga LA daraay markaasaa arooski dhan wuu I macanaaday 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Somalida qof jaceylkisa ugu horeye guursady kuma jiro miya..coz qofwalbo waxu leyahay jaceylkeygi ugu horeye ban ku xasusta😒😒
@maxamedqaaje1395
3 жыл бұрын
Kkk
@abdiyare742
5 жыл бұрын
Wlhi markii ay farxiyo fiska dhahayso "aboowoow" waa laygu kacaa naxariis iyo jacayl aan dareemaa 😍😍
@najlamohs215
5 жыл бұрын
Kkkk waxada jaceyl maha sheydaan weyn kusaaran
@tahliladansharifsharif304
4 жыл бұрын
Haaa runti aniga aya hada ka hore message la igu so diray
@xsngurey1890
4 жыл бұрын
@@tahliladansharifsharif304 exactly
@abdiraxmaansanti2913
4 жыл бұрын
Hhhhh_____wax kle__ tihiin_ runti
@aishaabdullahi9699
4 жыл бұрын
Hhhhhh
@aliquruxali925
5 жыл бұрын
Anigoo Safar ah oo Roob Mahiigan ah Da.ayo Bosaso Iyo Garowe Jidka U dhaxeeya 2012 ban ku Xasuusta Heeskaan ❤❤❤
@siiseysaska6321
9 ай бұрын
ma noshaha wll😢
@shoebsyed6001
6 жыл бұрын
Heesta aad baan ujeclaa waagaan single ahaaa lkn hada aabe ayaan noqday heeso oodhan waan iska daayey😢😢😢 (old is gold👌👌👌)
@simonshafie7289
5 жыл бұрын
Shuayb Saed hhhhhh
@shatiodiamond4477
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@deckow1186
3 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa inaan heestaan ayada la dhageesto anagoo wada joogno lkn hada ayada ma heesto waan rajeenaya ineey iiso laabato ayadoo ku faraxsan xiriirkeena ❤️6/1
@abdisamedahmedarab2061
2 жыл бұрын
Heestaan waxa dhagaysan jiray sanadki 2010 ano qax ah markas neh waxan jiray 12 jir ban aha waxana u qaxnay magalada banankeda, waxana ibartay hestan gabar an isku school ahayn waxana la dhihi jiray Farxiyo hada waxay jogta North America aaadban ku salamay sxp 🥺🙏🖐
@xiinkaboy123
6 жыл бұрын
Waaw,, heestan waxan ku xasuust oo dhagesan jiray wiil aanu ilma adeer anu aheenay oo gabar abtikiis dhalay ayuu jeclaay,,,asoo isbitaal jiifa ayee so boqatay aso awalba jeclaay wuu sii jecladay mar walbo ayuu iika shegeen jiray lkns iida gabar wax baratay waaye, waqti kama dhameenaay ayu i dhihi jiray Hada qurbaha ayaa so aaday oo ay ku aroostay asi kama war haayo africa ku ogaaye hadaad wali #2018 😍inta jookti so tabso #like 👉👍
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294
5 жыл бұрын
C ibaadada wadnaha
@hanadishaq7806
5 жыл бұрын
walalkey fecbookaga isoo dir
@Abdullahiahmedxallane77
4 жыл бұрын
Qofwalba saxib xasus oo goni eh ayey kuledahay
@xiinkaboy123
4 жыл бұрын
@@Ibnak99 how sxb Side uku malesay hhhhhhh
@xiinkaboy123
4 жыл бұрын
@@hanadishaq7806 ok way diyaar ila so hadal
@aminasharafij9068
5 жыл бұрын
2019 yaa firsanoyo like ii saar qawaadkaa cunee😂😂 legend fiska🙏
It's March 2024, as I prepare for my final exam for my MPH master's degree, I find myself feeling bored with the exam preparation. To break the monotony, I've decided to listen to this great song and see how many legends are enjoying it too.
Heestaan waxeey isoo xusuusinaysaa geber aan jeclaay oo la dhaho Faatmina anigoo yar waxaana dhalay qof wax ii eh aniga waa iska dhibaatays naay sababtoo ah waxan rabay in aan arooso iidana waa i jecleed laakiin waxaa diiday hooyadeed aniga arday aan ahay waxeena rabtay in eey ku darto nin Sacuudiga ka shaqeeyo. aah aah aah jaceelka xarraar waaye See la yeelaahee
@mohamedomarmohamud9984
6 жыл бұрын
Sxb iska samir waxaan soo xasuustaa 2010 garasbaaleeey xamar day waayo macaan
Hestan waxa kuhasuustaa jacelki igu horeyey aansamyey 2015 gabar aan jeclaa ayaduna way ijecled balse manta ninkle baa calafsaday waxan layhy nolosha faraxad kudhamayso Abid hada 2021 iga danbeysid like isaar❣️👍
@HajjiWarsamah24
10 жыл бұрын
heestan waa hees iyo badh waxaan dhegeysan jirey markii daawaha laga soo qaaday horaantii 2010, farxiya waa boqorada Codka .ka yar ee la heesayana way soo shcsaartayba
@nechmanour8622
3 жыл бұрын
6yrs ago talow manoshahay hadda🙄
@fatimaabdi7049
3 жыл бұрын
Haduu noolyahay ala haxifdiyo hadu dhintayna Allah yarxamhu
@nechmanour8622
3 жыл бұрын
@@fatimaabdi7049 aamiin
@hodomohamed3763
3 жыл бұрын
Asc
@cabaascabdi5151
2 жыл бұрын
Hajji Warsamah sxb ma nooshahy l
@stayblue759
6 жыл бұрын
Yaa dhintay Yaa nool xatta dadka comments ka bixiyey mala qaarba dhintayba hhhh kaftan lkn xasuusaha wala iskaga yara baahan yahay 2k18 may Ya ila dhagaysanaya tollow 😭😭😭👈
@alishaxasan1783
6 жыл бұрын
HMmm mxaD uhapraY dadka
@edabsan7449
5 жыл бұрын
Kkkk adiga ma nooshahay illaahay haku nabad yeelo hadaa nooshahay
@abdullahiibrahim8319
5 жыл бұрын
Ma no shahy sxp😥😥😥
@ayaanhappy2387
4 жыл бұрын
Ma nooshahay 2020 la joogaa
@khashoggi6238
4 жыл бұрын
@@ayaanhappy2387 inan aan 2010 message ugu dirijiray baa ayaan la odhan jiray
@caadilcaaqil6847
5 жыл бұрын
Markey sobaxeysay caawa ayeey sidhaba iga xanuun badan tahay wlhi
@KhadarXuseen-y9k
11 ай бұрын
Waan jeclahy fanka but waxa ka macaan diinta waxa aan ahay nin sameeya heeso yar yar waan ku biiri doonaa fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤but yaa ila raba fanka
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
In fact, this song is a romantic feeling that you can't stop listening to and it takes me back to my precious childhood days in 2011 ❤️😢
@HiboMohamud-r2k
Жыл бұрын
A22😮
@caalamkavideos7808
Жыл бұрын
Lkn Maxaa u dhagaysee
@najmaabdullahi3925
Жыл бұрын
❤😢 Jclku waa cajiib❤Ilhy calaf haigu ka daro kaan dortoow Insha allah maherkena ayaa dhici dono 10/10/2023 i.a wxan rajayna inaan wada nolan doono inta ka dhiman nolosha ❤🥺💯⚘🤴
Heestan waxan dhagaysan jiray badiye hadana garoowe sacadu waa 5:46 waa malin khamiis ah Qofkii iga dan beey love❤
@mascudhassanhajiali6759
4 жыл бұрын
Xasuus hestan waxa dhagesajiray markan mogadisho jogay 2010 hada norway joga ila io hada dhagaystaa😭😭😭😢
@umualmaaz8729
3 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@mascudhassanhajiali6759
3 жыл бұрын
@@umualmaaz8729 muna wtsapp hdaa isticmasho plz iso qabo+252617208817
@umualmaaz8729
3 жыл бұрын
@@mascudhassanhajiali6759 wll mxa 🤔
@mascudhassanhajiali6759
3 жыл бұрын
@@umualmaaz8729 Cadi lee mais barankarno Mia?
@ahmedomar1585
3 жыл бұрын
@@umualmaaz8729 Asc
@Sharmaake_yare
6 ай бұрын
Asxapey wan tahripaya isoo duceya qoralkayga waxan raba inaa xasuusto jigjiga kellaga harta cabdi tuke agteda joga😢
@aroman5415
2 жыл бұрын
BRING BACK MEMORIES😢 waxan xasustay waqtigi schoolka ani iyo sadex anu asxaab ahyn mopilka wlshy ka dhagysan jirnay balse waqtiga na kala kaxeyay mid hargeisa jooga midna paris midna wuu dhintay zhp mnta waa iga hoseysa aad kugu xisay hadi aan awodo waqtiga ayan dib u so celin laha 😢 alleh ha ku naxaristo , waxan idinka so salamaya ( OTTAWA CANADA )
@footballhq9409
Жыл бұрын
Damn, illahow uu naxariso yarkas
@abdinajib9576
Жыл бұрын
Dib maleh sxb raga waqtika iyo dimasho aya kala kesa 😰
@abdiwalikaramaak5903
4 жыл бұрын
💌aboowow ina abtaay.😥jclkeygi igu horeyey ubax ba la oran jiray hada waa marwo ana still singale ayan ahay.🤦🏽♂️nafteydad quus ha qadan qofki tagay wu iman.💯💉♥️ like dhac kusi mucashaqinta♥️
@Inaopthisalam
9 ай бұрын
😂😂😂
@Mabd1202
12 жыл бұрын
Abdi Holand inspires me! Whenever i listen to his Wonderful Voice I can’t get over it but keep re-listening it♥ :) Although sometimes I don’t understand his Somali words but he is someone that I admire and would always love to listen his amazing songs. Abdi Holland and Farhia are amazing and words can’t describe how much I love their new song “♥Aroos♥”:) Much Loves for all of them♥♥♥. Abdi~♥♥.Holland♥♥. I Love Somalia♥♥. I Love everyone that Loves me:) Everyone that loves good friendship:)♥♥:)
@Mohan4Vlogz
4 жыл бұрын
Mahdiyow Manooshahay nio 👋 | Where are Now pro ✍️ 8 yrs ago is not here really 😱
@libaaxeryade1799
3 жыл бұрын
9 years ago 🙄😱
@wiilqaran4355
3 жыл бұрын
@@Mohan4Vlogz adi manop shahy 1 sano kadib
@Mohan4Vlogz
3 жыл бұрын
@@wiilqaran4355 ha Alxm
@wiilqaran4355
3 жыл бұрын
@@Mohan4Vlogz ilahey haku desto❤❤🙏
@امرأةالقوية
2 жыл бұрын
Heestan berigay soo baxday 2010 cml ano saaid uyar ayaan xsusta abtigay telfon niicle uu laha uu kadhegaysan jirey said uu ujeclaa anigana waan iska dhagaysan jiray mcnaheda maan garanayn Lkn maanta 2022/5/17 17:45 malinimo talaada ayaan dib ugu soo laabtay anigoo siwayn ufhansan macnaheda runtii waxn laqiroday farqiga barigas io hada ii dhaxeyo Sanado kadibna xasuus ayuu inoqon doona qoraalkan😥like isaar hada iga damyso
@Aaminodaahir89
Жыл бұрын
Waktiga tagayow salaama
@xadramohmuud
Жыл бұрын
Xasuus wacn 😊❤
@xaafidocalimaxamed4239
8 ай бұрын
2024 baan soo booqdey😢 Anoo Yarbaa Kuwa iga waaweyn dhegeysan jireen ila markaan soo kacay kama xiiso dhicin xasuuso qurux badan baanku soo xasuusta Codadka quruxda badan waxa sii dheer music Qalbiga taabanaya❤hadaad iga danbeyso noloshu kuma xumeyso wll
@NiciimaMaxamed-ko3of
Жыл бұрын
Waa hees mcaan runtii wxuunbaa dareemi kara qofka jcayl dhaba hysta alle ha iikaa daayo boqorkygii ismaaciil❤insha allh qoraalkana xusuus ii noqdo rajaynyaa aan waayo dambe arko ee inga lamaane ah welibaa 19/9/2023 10:30 hbeen arbaca ah 🥰
@muhudinxusni775
4 жыл бұрын
xqq hestaan hdaan dhagesto wxaan dreemaya dreen aan inaba caadi eheen waayo wxaan kadareemaa kalgac qalbi furnan jcl kalsoni ♥️♥️ abaayo inaa abtooow ♥️ inti firsatay 2020 like 😥😥
It’s October 2019 n still heestan Waan ka dhaman la’ahay😩😂😂
@miamimiimicadey531
5 жыл бұрын
ani xataa
@mudujim2190
4 жыл бұрын
Miami miimi cadey 💯❤️
@abdiraxmaansanti2913
4 жыл бұрын
Ani____xitaa wlhi_____😥😥
@jamaalnoor8932
3 жыл бұрын
Captain lagama dhaamaankaro wlhi❤💯
@mahamaddaki4391
Жыл бұрын
What a lovely song by farhiya fiska and the mighty abdi holland 🔥💪 3/4/2023 ayaan dhagaysanaya ✔ marka labaad aan kuso labanayo hestan dhagaysigeda waa mar aan helay marwadaydi mustaqbalka i.a ee hadad iga danbayso like iisar wllo mhadsanidin 🙏
@ahmedabdullahimohamed7377
2 жыл бұрын
Great song I remember back in 2010 when I was in Burder Town .we used to listen as we are students in the domitary after the classes.
@abdimunimali9294
7 жыл бұрын
best somali song ever.... agree?????
@kaligeedtashato7496
5 жыл бұрын
Ina abtoow 😭😭😭heestan jacyl bey igalisa mrkan maqlo mana aqaan qofan uqapo ,😥😥2019 yaaila dawanayo
@adenabdikarin4131
6 жыл бұрын
Hees xasuus mudan 2012 Arooskii wllky Mohammed iyo wlshy Faadumo laascaano. Still i'm watching may 2018
@mubaarigcade3862
4 жыл бұрын
HeezTaN MaXaN Ku MirqaMaY😅
@naimayussuf1170
Жыл бұрын
The song is so cute and fine fantastic again what a musician keep going long life brothers and sisters fiska voice goldy and king holland likewise dear Iam still continue listening day after day i really tried to to stop that bad issue but I can't stop with out doubt otherwise. I love my country Somalia and Somalis people 🇸🇴❤️🧡💚💙
@khadijoabdul608
Жыл бұрын
10June 2023 at midnight I’m listening this song with my love and he is singing for me this song and it feels amazing I know u will see this massage i,d like u to know that I love u so much and i miss u every single sec that I don’t see ur face or hear ur voice, and love u with my all heart future husband💍♥️🔐💯
@mohdekmaxamuut6836
5 жыл бұрын
walahay wakhti tagy wuxuh ku xazuziya wa murug uun anigo yar pan mopilka wlky ka dhagyzan jiray 😏wan izka dhgyzan jiray xita waxy ka hdlyzo ma granyn mopilkiza heeso padan pa ku jiray markzta waxn gayzaN heestan 😗😗 20/2/2019 ax wakhtigu muxu cararaya ilhyow khatumada khayr noga dhig
@khadaressa8735
6 жыл бұрын
2009 HeestaN waxa ku Xasuustaa Qofkii ugu Horeeyey aan jeclaaado Allah Yaxfidak !!!
@warsamedacad123
6 жыл бұрын
xasuus walhi jeclkeygi igu horeeyeey ubax ayaan ku xasuusta❤❤❤😭
@hodanmacalincumar9634
3 жыл бұрын
Somali jacelka wax kama taqan balagu leyayahy wakana ayaga dhan wada calacalayo wan isku qirenaa inaa jacelka kob kaqadanay masha allah
@ahmedabdinasir9091
2 жыл бұрын
Lkn inta badan jecelka 1ad isma calfdan kas aya calcalka kenayo jcl wa kan 1ad un
@hataafofficial2423
3 жыл бұрын
When I was 10 years old I remember my elder brother he loves listening this song. Now I'm always listening specially I love farhiyA fiska 👩❤️👩
Hands down best somali song ever made shout out to the beat maker
@hfhgghfg5913
7 жыл бұрын
wlh xasuus waaa hestaaan
@abdimajidaliabdullahi769
5 жыл бұрын
YAAB WAAYE JACEYLKU HADDII SIDAN LOO BUUN BUUNINAYO.
@hannahmohamed2602
7 жыл бұрын
Love this song still liseaning to it august 2017 , the beat is just lit ❤❤🔥
@caliqaran1983
3 жыл бұрын
Heestan waxaanu wada dhagaysan jiray 2o12 mar ahAa ciyaal iskuu waxa dhigan jiray is kuu ku yaala burco inAn aanu is jeclayn waxa la odhan jiray farduus imin kanA waxa aan joogaa berbera wakhtigAA inakala kexeeyey
Пікірлер: 2,8 М.