Sharaf korkga mohamed bk insha Allah farmajo waa la dooranayaaa🇸🇴❤❤❤
@somali__official__ali5654
3 жыл бұрын
Ale halu sharfo moho pk
@mohamedgolow5649
3 жыл бұрын
M,a
@mohamedgolow5649
3 жыл бұрын
🙏🙏👍
@zaaanc7008
3 жыл бұрын
Farmaaje Allaha noo soo celiyo
@xirsiguuleedxirsi8316
3 жыл бұрын
Aamiin
@buurtaxiischannel5386
3 жыл бұрын
Waar wariyahani ma kii maaweelada caruurta soo daynjiraybaa inta ila aragtay like saara
@bashirmuse7776
3 жыл бұрын
Haa waa isagii
@rahmaabokor2045
3 жыл бұрын
Kkkk
@alagiejallow6386
3 жыл бұрын
Haa wllo oo dee another level noqday 😂😂
@boqoradatogdheer8604
3 жыл бұрын
haa waisagii waa ayuub yare
@boqoradatogdheer8604
3 жыл бұрын
@@alagiejallow6386 😂😂😂😂😂
@jamila___janno2593
3 жыл бұрын
waraysi Qof Laga Qaadayo weligay ma dhamaysan kan ka hor sababtuna wxy tahay markan Bk daawanayo wakhtiguba farxad iyo dhoola cadayn ayu kugu dhaafaya🥰 Ruux illahay Bashashnimo ku manaystay Alle haku xafido
Masha allah Maxamed Mubarak taagerayashada cusub ayaan kamid ahay hore u soco walal
@maymunaabdi8634
3 жыл бұрын
Mnsh allah
@maymunaabdi8634
3 жыл бұрын
ilahay haku. sharfo
@haniitaqali4362
3 жыл бұрын
Wariye ayuup another level wlhi😂
@ismahaanafrax9769
3 жыл бұрын
Masha allaah alle hakufidiyo
@nimaladhan304
3 жыл бұрын
Masha Allah my brother God bless you 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👌👈
@alimussa5560
3 жыл бұрын
There is nothing to do with this dead end blue flag.
@landerslanders1624
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kheyralnisaatube46
3 жыл бұрын
Farmaajo for another 4yrs In Shaa'Allah 👏🏽👏🏽
@idilhxr9251
3 жыл бұрын
He is soo adorable may Allah preserve him.
@alhijazy1
3 жыл бұрын
Nuurkii towbada wuu ka muuqdaa masha Allah رجل محترم ماشاء الله
@kamalmaxamud4594
3 жыл бұрын
Runta sheeg lacag.badan ayaa ka qadayey qol sheegta wadado wahaabiyaha
@aswanahmed5652
3 жыл бұрын
اللهم أرزقني بزيارة بيت الله الحرام والمسجد النبوي صلى عليه وسلم يارب العالمين ilahow igu irsaqo xaajka aniga iyo intaa ilaamida
@Syfyany
3 жыл бұрын
رجل سلي ووجهه يشع بسعادة. جزاك الله خير محمد وربي يسهل عليك ويفتح ابواب الارزاق لك..!!
@fadumaibrahim5514
3 жыл бұрын
😭😭😭😭 walhi oohinbaa igaqabatay hadalka bk hanuunku waa من الله
@ayaanapdilaahi4603
3 жыл бұрын
Mashallah Mohammed waan ku tageer sanhy qof qalbi furan ayathy HANBALYO HANBALYO wllo qali cidaa racsan Mohammed bk cidaa sidan ku tageer San ismujiya timka Mohammed like kucadee
@smicerhillac8771
3 жыл бұрын
After several years Great Mohamed bk opened up and disclosed everything kudos great man I always support you man.
@xasancirbad2279
3 жыл бұрын
Bk guul
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
3 жыл бұрын
Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴
Sami maxamed mubaarak naftada iyo naftenaba alle cadaaabta haka dhereeyo dhaman familkena alle naxarista janno haka waraabiyo insha allah Maxamed mubarak masha allah sidan ku soco
Mashallah mohamed mubaarak goaanka aad qadatay Allah kula jiro waxaad tahay nin qalbi wanagsan waan kuu soo duceynay Mashallah
@hoodoismaaciil741
3 жыл бұрын
Ax Bk wlhi ilmaa Igusoo istaagtaay🥺😥😓😭😭 Axmed biif sidaaad uu rali galiisay Walipa ay dhalyaarniimo Ka gashy🙋
@abdullahiduale5526
3 жыл бұрын
Farmajo supports sxb
@ashafarah4621
3 жыл бұрын
Thank you Mudane Maxammed BK Maadama aad Taagertay Madxaweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo
@boyofficial3348
3 жыл бұрын
Kkk af lee waaaye
@caafiyareofficial6243
3 жыл бұрын
Ninkan wu tagay mxmd mubarak alaha barakeyo
@aishaomar2695
3 жыл бұрын
@@boyofficial3348 af leeh maaha, ninkan qalbigiisu Hadley. Farmaajo ha soo noqdo.
@mursaladan7025
3 жыл бұрын
Masha alah Maxamed khayr ilahey haku dembi dhafo adiga iyo waalidiintadaba xigmad ayan kaa faidey walale, mahadsanid, horn cable the one and only leading media
@fartuunabdi1094
3 жыл бұрын
Bk waa nin aad uqalbi wanagsan ❤️❤️❤️❤️Allaha xifdiyo 🙏🙏🙏🙏🙏 Akhiriyo Aduunba waana geesi ku kal soon naftiisa 👍👍👍👍👍👍
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
3 жыл бұрын
امیں امین امین يارابی يارابی
@nadiirbuux7987
3 жыл бұрын
wlhi waa xaqiiq
@yelioxx2717
3 жыл бұрын
Kii yara ee mawelada caruurta soo dayn jiray miyanu ahyn😂😂
I remember this kid he use to live my neighbour He grown up
@muslimopwnsudjs8033
3 жыл бұрын
🤣
@helaibille7830
3 жыл бұрын
Manshallah Alloow riyadaada rumee 😢
@villasomalia1756
3 жыл бұрын
Somalia waa one FARMAAJO is the true leader Somalia
@abdulwahabaden2116
3 жыл бұрын
Somali wa 5 dawladood
@villasomalia1756
3 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 somali waa hal nacas
@abdulwahabaden2116
3 жыл бұрын
@@villasomalia1756 inteeba hal ah o wu farmaajo xukumaa bal ii sheeg ilay somaali weligeed shanbay ahayde imikana tahaye
@halimabarre3921
3 жыл бұрын
Assassino uccisione al suo popolo non e' essere umano ma un diavolo succo sangue ALLAH che lo porta lontano a nostro paese INSHA ALLAH più presto possibile Amin Amin 1000 volte
@AdamIbrahim-zj1dx
3 жыл бұрын
Mohamed BK aad iyo aad baad ugu mahad san tahay go'aankaa illah baa ku waafajiyey ( illahay u mahad celi hana ku noqonin insha allah)
@lionelyukeyofficial8852
3 жыл бұрын
Mashaallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌
@zerpwron8696
3 жыл бұрын
"IF you break something fix it don't throw it"
@suaadmohamed4316
3 жыл бұрын
Absolutely 👍🏾
@mr.ironmindset1973
3 жыл бұрын
Facts
@zamiirkhan3740
3 жыл бұрын
Alaahu akbar sh: maxamed siciid alaha hakugu garabgalo Talaaabada guusha leh. Waa wax lagu dhiirado runtii wax ku qaadashona leh, inta la mid ah alaha sabab ha uga dhigo. Hore usoco oo hasoo jeedsan. 🥰😍
@maxaedali7353
3 жыл бұрын
Farmaajo waan dooran doonaa
@maxamedmuuse4407
3 жыл бұрын
Insha allah
@mahadmataankuriya
3 жыл бұрын
shikh maxamed bk hore usoco goan fican ayad gadhay hambalyo sxb
Mash allah barka allah abowe waakusalamay ilahay haku fududeeyo wax kasta oo kheeyr ku ah اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم mash allah barka allah ilahay haku barkeeyo mash allah barka allah Ayuub ilahay haku barkeeyo adna
@calid.abdi.mahamud
3 жыл бұрын
Mnsh allah war ayuub yare wuu weynaday maweladi carurta wuka kotay horeusoco
@fahadmohamed2686
3 жыл бұрын
Makiiyafayoo maaweeladaa
@axmedbudulaaden9164
3 жыл бұрын
Masha allah allah ha kula garab galo khayrkana sii badi
Talada Waad maqlaysaan Soomaaliyeey Farmaajo la inooma Dhaamo.
@Akhi-Mo
3 жыл бұрын
💪🏿FARMAAJO GUUL GUUL GUUL 💪🏿
@sadiqmoha9284
3 жыл бұрын
Maxamed Sicid bk wllhi waa legend Axmed biif buu xidhay😂😂😂😂😂
@QOSOL23
3 жыл бұрын
Nin naga cilmi badan😂😂😂😂
@sadiqmoha9284
3 жыл бұрын
@@QOSOL23 haa wllhi 😂😂😂
@abdirahmannblue4891
3 жыл бұрын
Maxamed mubaarak 🥰🥰🥰
@mohamedabdi-ml8kx
3 жыл бұрын
Allah yahfidak, IIMAAN MARKAAD LEEDAHAY CAQIIDO AYAAD LEEDAHAY. ALLAH TAQWADEENA HA INOO ADKEEYO AMEEN WAAN KU FARAXSANAHAY SIDAA RAALI GALIN UGA BIXIYEY FALALKA XUN . Love you brother greeting you from LONDON
@alagiejallow6386
3 жыл бұрын
Masha Allah labo arinba cawa wanku faraxsanahay inan arko ayuub oo waynaaday iyo maxamed siciid bk oo alle soo hanuuniyey Allhmdulilah calaa Kuli xaal
@baariyareshow1170
3 жыл бұрын
Kkkkkkk dhabe somaali wa shida socoto
@abusharma9221
3 жыл бұрын
Mansha Allah nurkada baxaya maxamed mubarakow sxp go a head sir
@IQ-mw6kz
3 жыл бұрын
MANSHALLAH BK WALAL HOREY USOCO 🗳 farmajo wuu soo noqon inshallah
Sxb B k awal taageeradaada maan ahayn laakiin hadaan taageeradaada kusoobiiray maansha allaah
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
3 жыл бұрын
ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله
@deeqaaden62
3 жыл бұрын
Masha’Allaah lagen illaahay wax ka khayr badan ha ku siiyo wllky maxamed Mubarak I’m so happy 😀 illaahayna kuma dayacaayo Tobadana ha kaa aqballo Masha’Allaah Beautiful Walaahay ilin baa iga timid illaahay agtiisa ha kaa soo dhaweeyo Amiin 🤲❤️❤️❤️😍😢😢
@monasuleiman8320
3 жыл бұрын
Waw Masha Allah waa ninkii Ayuub oo odaynoqday😍. Awey Maweeladii ciyaalka mise waa laga weynadey. Waan ku salamy habo😘.
Sc horn cable tv iyo maxamed bk aad baan ku salamay. Alle Xiiftiyo. Allena siida wacan ee uu fanka kaga masaxay waxkasta iyo khasatan tan somali dhiibtahay ee qabyalada alle haa ka masaxo thanks wll
@hamsemahdi8811
3 жыл бұрын
Wiilka wariyaha ma wiil 2010-2014 barnaamij maawelada caruurta so gudbin jira ee yara mise Ana modaya 😂 hadu yahay sawka waynaday
@snmhalgamayal2391
3 жыл бұрын
😅😁Nio Aadbu Ugu Eek Yhy
@emanueladebayour7708
3 жыл бұрын
waa isagii 8 years waa wakhti badan
@usaameibrahim8442
3 жыл бұрын
Masha allh dheh haaye isha ku dhacayse
@ikranabdi7617
3 жыл бұрын
Waa asgiii
@abdullahiomarali5241
3 жыл бұрын
Hamse waad ga qoslisey kkkk ma aqaano lakiin goormaa kugu danbsey waa la koreyaa dacad baan u qasley
@zuhurali8697
3 жыл бұрын
Asc Mahamed siciida bk bila calaka aniiga ugu horeya sacidada in shaa allah🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾♥️🌹❤️
@sukhrahassanabdibacad9813
3 жыл бұрын
Mnsh Allah nuurka kabaxaya waa diinta Ilahayoow tobada na waafaji
@mushtaaqmacalin2084
3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey hanoo naxariisto dhamaanteen ilaaheyna kheerka hanawaafajiyo dhamaanteen
@axmed_jeylaani
3 жыл бұрын
Aduunyo waataa hadaadan dhiman adoo heesaya waa falilaahil xamdu ماشاء الله تبارك الرحمان الله يحفظك من كل سوء 🤲
@alwanhassan2543
3 жыл бұрын
Legend BK codkaada quraanka noogu raaxeey inshaa'Allah
@mahatomar1934
3 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo shiikh max.ed bk oo farmaajo ugu celiya runti waa waya arag dhab ah jecelna hormarka dalka
@mosaleban7023
3 жыл бұрын
Wariye ayuub yare uuwaynaady maasha allh
@alishire2125
3 жыл бұрын
Maasha allah maxamed mubarak
@samiamohamed8194
3 жыл бұрын
Mansha allah waraysi happy ah weye Maxamed mubarak mansha allah legend ayaad tahay wlhi nin masuulnimo iyo bashaashnimo ka muuqato ayaad tahay alle hanuunka ha kuugu wado adigoo fanaan ahaa ayey dadku wanaag kaa sheegi jireen hadana alle ha kuu sii laba jibaaro 😍
@ahmedmohamud7795
3 жыл бұрын
Mansha allaah the best interview shiekh mohamed mubarik
@ugaasadii
3 жыл бұрын
Alla kii yaraa ee mawelada caruurta oo waynaaday mnsha allaaaah♥️
@adnahassan3109
3 жыл бұрын
Masha Allah mohamed anigu awal kuma tagerijirin oo fanan baad ahayd lkn hadan khayrka kugu tageraya Insha Allah
@faaisosiiqmaxamedtahaliil6079
3 жыл бұрын
been
@yaslamissa7000
3 жыл бұрын
Maxamed Bk waa fanaan daafaha caalamka oo dhan laga yaqaano, isla markaana waanu jecelnahay dhegeysiga heesihiisa oo dhan ............ we ❤️ ❤️ ❤️ you noolow maxamed Bk and we ❤️ ❤️ ❤️ you for ever....!!!!!!
@farhannaji1347
3 жыл бұрын
Masha Allah walal
@istaahilabdullah5084
3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن محمد سعيد بارك الله في الدنيا والآخرة اخي
@farduusxaashi2916
3 жыл бұрын
Mash allah ilaahow janadiisa haku geeyo aamin maxamed siciid mabaarig♥️♥️♥️
@najma8198
3 жыл бұрын
Mashallaah maxamed hallow qeere waxa ka muqqto sajuda salaad waa nuurka salaad ma lita aqiiro u ku karan subani nabigin csw allow no nuuri malita qiyamo alle kuma soo celiyo aamiin ya allaha kuwa qeere alle ku saxiib wixi harsadan 7 carshi
@hanadmahamed7001
3 жыл бұрын
Mansha Allaah walal’key Mohamed Farxaan, magacaas ayaan ana kuu bixiyey brother
Masha Allah Mohamed Said Bk Waa Walaal Soomaliyeed Qalbi Wanaagsan Leh Oo runtii Nuur Ayaa Kaa Muuqdo !! Allah Kuu Siyaadsho Brother Bk Goaankii Quruxda Badnaa Ee Aad Ka Qaadatay Fanka Ama Heesaha!! Wax Loo Tanaasulo Waxaa Ugu Kheyrka Badan Tan Aad Ugu Tanaasusho Xaga Allah SWT Hanuunkana Allah SWT Ayaa Leh!! Ama U Haayo Adoomadiisa Uu Abuurtay Oo U Horseeda Hanuunka !! Masha Allah !! Bk Allah Ku Xafido Waxaan Ku Leeyahay Bartaada Ka Haay Wax Fiican Baad Haysaaye!! Allah Ku Karaameeyo!!!- Ameen !!!
@carafaadqaloonpi8783
3 жыл бұрын
Mnsha allH♡
@kismaayoguulwade2078
3 жыл бұрын
19:15 anigaa ku fududeeynayo farmaajo hhhh like saara hee hhh
Пікірлер: 1,2 М.