Ani waxaan aaminsanahay in madaxwayne farmaajo ay ka go'antahay in doorshu uu qabto waliba uu ogalaa inay waqtigeeda dhacdo lkn nasiib darro ileen kaligiis wax ma qaban karee dadkii iyo madaxdii maamulgoboleedyada ee la rabay inay la shaqeeyaan ay mucaarad ku wada noqdeen ay kaliya beesha caalamka ka sugayaan war waa yaab!!!! Madaxwayne DDD dani ugu jirto oo kitaabka quraanka kariimka nagu xukumaya ilaahay ha noogu dhibo xilka
@yasmingolden4675
3 жыл бұрын
Qiyaanole mingiste faramaajo dhagahiisa iyo afkiisa isma maqlan, mida kale umada nin quman ayey u arkan 🤣🤣🤣
@CabdullahiCadde1
Жыл бұрын
Hadey Dawlada sheegtay inay ku fashilantay ma ceeba in la sheego waxay sheegen kadibna la sheeego wixii xal ah
Bas waaye somaliya Waa u dhamaatay caalamka Waa Arkeen in aan is xukumi karin Waa noo dhamaatay somaliya Rajo malahan
@suadohassan7580
3 жыл бұрын
❤❤⚘⚘
@samijohn4271
3 жыл бұрын
😂😂😂 Kenya ayaa gadaal inka riixeysa😂😂 Farmaajo Kuma uusan darsan, waxa uu ka shaqeynayona waa doorasho. Taas ee midowga tuugada UAE iyo kukuye diidan yihiin inee dhacdo. Soo Deni qanjo weyne iyo Axmed daanyeer maahan kuwa diidan doorasho. Tuug yaheey
Пікірлер: 11