Waa alle mahadiiye anigu waxan jeclahay inaan marwalba xirfad cusub barto anigoo hada sifiican u yaqaan 1-xidhista laydha 2-xidhxidhka furniture ka 3-hagaajinta qasaaladaha iyo talagada 4-sameynta tvyaga orfinta keega qaybisooyinka laydhka kawiyadaha kildhiga shaaha ee laydhka ku shaqeeya iyo dhiishka oon xidho waliba sidaa ayaan rajeynayaa inaan xirfado kale barto sida aluminium ta wastaadka iyo nijaarista waanan gadhi doona Insha allah Talo waxan kula talin lahaa shacabkeyga in ay bartaan xirfadaha si ay hadhow umareeyan bahada roorkooda ama naftiisa -----Alle ayaa mahadleh
@aliyaasli9165
4 жыл бұрын
MashAllah dhalinyarada xirfadaha ha bartaan shaqoyin ha sameystaan
@mohamedkader9895
4 жыл бұрын
Geerash aw cali ❤
@ladanabdirisak1866
4 жыл бұрын
😮
@axmadcumarcali6551
4 жыл бұрын
Waadku Mahan Santihiin soogudbinta khabtaaan
@axmedabuukarbariire541
4 жыл бұрын
waxba maka aqaani
@kalidali8730
4 жыл бұрын
Asc wan idin salamay bahda Astaan tv aad ayan uso dhawaynaya barnaamijka qiimaha badan eed kaga hadasheen farsamada gacanta madaama an ahay arday barta farsamada gacanta gaara ahan Dabka iyo tamarta cadceda laga dhaliyo runta marka laga hadlo aad aya loo xaqiraa dadka Technicians ka ah gudaha dalka lakiin waxnay dadkenu fahansanayn wadanba wadanku ka farasamo yaqaan badanyahay inuu ka horumar badanyahay mar labad mahadsanid Astaan tv
@yaasirofficial8298
4 жыл бұрын
Vedio Gan paL iLa daawo 👇👇👇👇👇 kzitem.info/news/bejne/15WV3nyea6pye5w
@warfaabdimehdi7200
4 жыл бұрын
Wariyaha aad ayuu u aqlaaq xun yahay . Tumaalka baabuurta kulahaa . Lama kontoroolo miyaa markeey warka soo galinaayaan ?
@zhidk7806
4 жыл бұрын
Wll tumaal somali ahn waaa bir-tume ee mahan qabiil waxn ka shaqyan jiray birta dad walba oo xirfad leh lkn somalida ayaa qabiil u badalay
@warfaabdimehdi7200
4 жыл бұрын
Tumaal iyo makaaniko isku mid miyaa ? Qof shaqeeysanaayo aniga ahaan ceeb kama aha agteeyda waxuu rabo haka shaqeeyo tuug iyo dilaa qof ah ayaa agteeyda ka xun . Lakiin afsomaliga in la wanaagiyo ayaa hadana wanaagsan marka aad wariyo tahay. Ereyada sin xun dadka u arkaayaan xitaa wanaag in loo badalo ayaa fiican.
Пікірлер: 12