❤ always I want to comment before i leave your channel... you deserve to make a statue one of our somali cities i love to end your inspirational / insightful/beautiful videos... Even if I don't have a time I am kind of person who played your videos...
@CabdicasiisAhmed-cy9vf
Жыл бұрын
Any video I watch your comment is first are you writing girl 😹
@theonlydiamondyouknow
Жыл бұрын
@@CabdicasiisAhmed-cy9vfyes xabiibi 😂😂 thanks for reading my comments
I loved this very much. Im like this as well. I sew, paint , crochet and recently slow sitch has been my obession. These days with young children im doing more with them. Perhaps this a sign for me to start again for myself.
@iidxasan8747
Жыл бұрын
Ku saliya xabiibkeena muxamed scw❤❤
@vidasi7735
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@naimosulaiman8881
Жыл бұрын
Walee Hareeri in aad Wariye professional ah tahay cause every su'al aan jeclaan lahaa in aan maamada weydiyo you asked her! Masha Allah good job.
@nimcoahmed1269
Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay Hereri wareysiyo qiimo badan ayaad noo keentaa mar walba .🎉 Walaal xaawana waa qof ku dayasho mudan Allaahuma baarik ❤❤
@abdul-majiidabdinasir
Жыл бұрын
maashaa allaah xaawo arts, waa qof caadifad quruxbadan ka buuxdo iyo sidoo kale humaag maskaxeed hodan ah,, hereri waa mahadsantahy
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
Жыл бұрын
Hooyo Soomaali ah❤, Allah ha haka raali ahaada😊
@moparekapdi6938
Жыл бұрын
gacan qabasho wayn ayay u baahantay soomali oo dhan yay matalaysa hereri na wuu ku mahadsanyahay manshallah 🎉
@waalidadeec2752
Жыл бұрын
Waa museum dhammaystiran. Alle cimriga, caqliga, caafimaadka iyo xirfaddaba ha u barakeeyo maamo Haawa.
@ogeysiscafimad8935
Жыл бұрын
HERERI MEDIA WELCOME TO SEATTLE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Hawo is a very sweet and talented mashaa Allah . Lets invest in our own artists ❤
@nimcokeyse383
Жыл бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan ah na Hooyo dadashay mansha Allah Tabarka Allah waad ku mahadsantay sida nola wadagtey barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@amalismail7772
Жыл бұрын
Masha Allah she amazing ❤❤Alhamdulilah anigana good Arts ayaan ahay, meelna kama baran waa hibo ilaahay I siiyay
@Ahme_abdisak
Жыл бұрын
Manshlh waa hooyo soomaaliyeed oo dadaashay
@MohamedaminAmin-e8h
Жыл бұрын
Man sha Allah hooyo macan guul kurajeyna
@MrGeele001
Жыл бұрын
Sac mamma Xawa,waad ku mahadsantay shaqada wanaagsan aad noo hayso rabi haku barakayo. Waxaa ka yaabay dadka qiima kule wax naga dhin, waxay جزاك الله tarjumaysaa fam la aanta. جزاك الله خيرا ماما حواء عمل جميل واكثر من رائع واتمنى لك دوام التوفيق والسداد والنجاح. صور جميله جدا. تحياتي لكم
@smartazu8723
Жыл бұрын
MashaAllah ma filayn in qof somali ah oo hadana qof wayn ah uu samayn karo arts kan cajiibka mahadsanid Hereri shaqada adag aad hayso
@maryanmohameddirie2043
Жыл бұрын
Mansha Allah. Waa Arts aad u qurux badan.
@alibaax5346
Жыл бұрын
Yasalaam, waqtigeedii qabyalad iyo reer hebel kuma lumin. Hawa guul guul
@FarhanMohamed-Dawlad
Жыл бұрын
❤ shaqo wacan mamo❤ mahadsanid Mr. Hereri.
@muznaahmed6968
Жыл бұрын
Amazing story done ✔😊 Hawo Art 🎨. Thanks Abdi Salaam Hereri.
@nuraaskar2146
Жыл бұрын
Dhiirigeliy Abdisalaan ❤hariri✅👍😎🌼
@abdali9253
Жыл бұрын
Masha allah MAMA HAWO ART ALLAHA KU XIFDIYO. MAGACA somali qiimo iyo Sharaf baa noo yeeshay allaha kuxifdiyo.
@ikranabib7919
Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah So beautiful ❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
Mnsha allah waa hooyo karti badan.
@hodangafadi5042
Жыл бұрын
Mashallah she definitely needs online shop then she can sell it and make it with a lot of money of it
Maansha Allah maamo xooga alaha ha kuu Bara keeyo xoo lah aan dhaqa no ku soo dar iyo subaga caana ha iyo cunto yin kaan dhaqan ka u Lee nahay oo farsha xana ah
@Fadumo2017
Жыл бұрын
Online store halo furo wa ka ibsanenaa KZitemna haloo fur please si dhalinyarda ugu faideyso.numberkeda xagee laga heli kartaa?
@abdullahdugow5307
Жыл бұрын
Asc somali mohamed the mother need fundraising to preserve our culture contribute 10dollars ×100 person everyone living in her neighbourhood on monthly basis will make the mother realise this noble dream watching from Nairobi kenya.
@Aamiin.qurpawi
Жыл бұрын
Hambalyo hooyo mcn 🙂🧕✅❤❤
@hassanobsiyeofficial4818
Жыл бұрын
Masha allah
@vidasi7735
Жыл бұрын
Mansha allah , waa hooyo qiimo badan oo dadaashay 🥰👏 hawlaheeda Allah haw fududeeyo Aaamiin
I'm interested in buying some of that art, where can I find her information
@foozia426
Жыл бұрын
Maasha allaah
@Hawd74.
Жыл бұрын
Manshala hooyo dadaalaysa
@nzsomalitv3775
Жыл бұрын
Mansh allah wariye sare cabdi salan yare
@bararugsadam6055
Жыл бұрын
Amazing 🎉❤ mashaallah
@yasminabdinoor943
Жыл бұрын
Mashallah
@abdinasirshhussein4866
Жыл бұрын
Mashallaah waa dedaalkii oo qof ah, allah ha la qabto hooyadaa
@hirrowleofficialchannel3186
Жыл бұрын
It is very very emotional really 😢 I am very sorry walaal Allah give him paradise in his grave🤲
@user-tn5ny2vc7h
Жыл бұрын
MANSHALLAH wa hoyo qaali ah anu dhaxaalno INSHALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kg6987
Жыл бұрын
Mashallah amazing
@hoodohersi3131
Жыл бұрын
ManshaAllh
@deeqsiad8880
Жыл бұрын
Masha Allah habo
@farahfartun3961
Жыл бұрын
Waa hooyo dadaashay Masha Allah
@sofiaomar3202
Жыл бұрын
masha Allah weriye a salaa tahay sida ad u wareysanaysid ee degan❤
@rodahassan929
Жыл бұрын
Masha Allah hooyo dadsshay thanks herari
@ayanlehibrahim8555
Жыл бұрын
Dadka doonaya inay isku helaan barashada farsamadii iyo alaabtii oo bilaasha, way khaldan yihiin. Waa inay soo iibsadaan alaabta, maamaduna intii karaan keeda way uga faa'iidayn insha'allah. Maamadana qof farshaxanka wax ka yaqaan uun baa fahmi kara.
@COD-MIIR.
Жыл бұрын
7:14. ALLAHA u Siyaadiyo. Shuuq maa loo raadiyo. Online camal ama. Wax tar baa halkaa ka muuqda.
@kowsaralihassan7674
Жыл бұрын
Mansha allah ❤horumar wacan hooyo hambalyo❤❤❤❤❤
@Aliinaliiban1780
Жыл бұрын
Masha allah weye xawi ❤❤❤❤
@cabdirsaaqmaxamed581
Жыл бұрын
Maasha laah hooyo cajiiba
@iissa7685
Жыл бұрын
This is awesome 👌
@suqambi7591
Жыл бұрын
MaashaaAllah she is very talented
@Umel.kheyr1
Жыл бұрын
Mashallah Mamo
@alimahamed2663
Жыл бұрын
Maasha Allah mama guuleyso
@kowsarmohamedisse4209
Жыл бұрын
@Hereri Media inaa wax ka gadanaan rabnaa fadlan melaan kala xiriir no noo soo gudbi
@nia8672
Жыл бұрын
Masha ALLAH ❤❤
@eblamohamed191
Жыл бұрын
Masha Allah 🌼
@ATech-cz2yz
Жыл бұрын
Gurigaan waa kuwa doowladda ee "RAINIER BEACH". waxaa u fiican inay magaca gabadheeda ku furto dukaan yar, ama ay online internet ka ku iibiso. Haddii lagu ogaado, lacag dheeri ah baa laga qaadi. Dabcan C/Salaan Hareeri sumcad cusub buu usoo jiidayaa, rajo
@faysalabdirahman405
Жыл бұрын
mansha Allah
@AM-hi7ve
Жыл бұрын
Mashallah xaawo
@abobasement346
Жыл бұрын
Good job 👍🏾
@jamacjamac-1122
Жыл бұрын
Mom wanagsan
@nimcoBeauty2346
Жыл бұрын
mashaa Allah
@aliwatson4053
Жыл бұрын
mashallah mama keep going ❤
@COD-MIIR.
Жыл бұрын
9:02 Haa. Usheeg Gaalada Eedo.
@faizaali2889
Жыл бұрын
Mansha allah i love this 😊
@Alibaba-dw9mh
Жыл бұрын
I want some paintings, but I live in Sweden, can it be sent to Sweden, please say yes
@ahmedkulowabdi821
Жыл бұрын
Good job maamo
@maxamedaadan8114
Жыл бұрын
Asc. Waar. Gabadhani. Hamad. Fiican bay. Haysaa. Dadka. Ladagan alaabta. Ka. Iibsada. Anaguna. Inshaallah. Markaanu. Nimaadno. Dhawaan. Waanu. Ka. Iibsan
@ilhamdahir9915
Жыл бұрын
Manshaa all have xajiyo❤
@hufanmedia7986
Жыл бұрын
Wariye rug cadaa ah ❤
@aliyare9921
Жыл бұрын
Sxb wan kugu wararey hawen Hargeisa miyad jogta hawen usa miya
@karingarfod9151
Жыл бұрын
❤❤❤xaawo mashaa allah mamo❤❤
@zakariam.alimire8863
Жыл бұрын
Soomaaliyeey cabdisalaam aan si buuxda u garab istaagno wuu istaahilaa oo mudanyahay
Пікірлер: 139