@@Lathqn-y6r my abayo waxa ladhalatay 6x gabar ayada lagu daro waa 7 lkn ayada weena inkirtay abayo wacadi ilahey hano cafiyo mar walbo waa walashen
@Lathqn-y6r
9 ай бұрын
@@caashodakan4371 abayo mas cawisan marka hooyo kaliged waaa eee
@caashodakan4371
5 ай бұрын
Abayo maxa kudhacy ooo @@Lathqn-y6r
@gamer5Real
9 ай бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah ❤❤❤❤
@MunaSiciid-t8d
8 ай бұрын
😊😊
@mariyabintuadem2267
9 ай бұрын
Subxanallah illahow kabadbadi cudur allaha ugumadhigo 😢
@NadiifoShuceyb-jw8wk
9 ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@user-gb1tn3cn2b
9 ай бұрын
Dr after 3month laogaana lacala haduu xanuun cusub uu jiro naagtana halasooqabto tracking lagu sameen karaa gabadhana adkaarta habadsato insha Allah wax kumadhacayaan
@amaaljibriil3687
8 ай бұрын
Masha allha adna
@hodanmohamedlifestyle
9 ай бұрын
Bismillahi ilahaye ha u sahlo gabadhaa
@SaafiSaafikaamil
8 ай бұрын
Walashayey mar hadi aad qadatay kininiga ka hortaga wad badbadaysa wahidi aad qadatay 72 saac kahor waxaynu kabaqana waa H I V kasina wad kadadashy insha allh kuguma dhacayo
@dahaboosman1228
9 ай бұрын
Subxanallah 😲
@fatmaxuseenmohamed4416
8 ай бұрын
😢😢😢😢 xasbuna Allah wa nicma wakiil allahuma najenaa cudur xun iyo camal xun
@Haffyy
8 ай бұрын
Allahuma najina xasbunalah wanicmal wakil 🤲
@aaminabashiir6119
9 ай бұрын
Xppti horta illahyba xaalka og lkn warka gabadhan macqul ma aha cirbada inta laga modaaye inte jirte ayada cirbad juqda hore wa dareeme marka sa u dareento hora kaso bode qofki janis uu ku qariyo maba helayo hora ka arki karta
@anabanabhassan7556
9 ай бұрын
Mashallah Mashallah abayo me rajo
@deeqaluul6155
9 ай бұрын
Wlh waa yab illah wax xun matusa miskiinta😢
@sadiaamir5503
9 ай бұрын
Wxii runah allah baa og
@MulkiOmar-u9s
4 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉abyo
@ummuisra6271
9 ай бұрын
ILLAAHAY ha udhib dhaamo
@ilhanmohasuleyman4568
9 ай бұрын
masha allah abayo quruxey salan sare ❤❤❤
@user-gb1tn3cn2b
9 ай бұрын
Dr utag abayo
@dekadeganali7985
9 ай бұрын
Fartuuntena modayay waba yabay😢
@maryamamaryama-hp6ip
9 ай бұрын
Ani xitq fartuun happy umaleynaaye😢
@inaxaajicumar4010
9 ай бұрын
Wcs abayo muniiro❤❤
@najmaaxmed2736
9 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay ❤❤❤❤
@jawaahirahmad
9 ай бұрын
ilahey ha badbadiyo umada😢
@maymunali8408
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@UmzakiUm
8 ай бұрын
Hiv 3months baa lagu ogaan karaa laakiin cirbada in lagu qaado waxaa ka halis badan isutaga
@hudaabdullah3447
8 ай бұрын
waa sax
@fatimahassan6872
9 ай бұрын
Bisinka waaba arin Qatar ah
@fatmaxuseenmohamed4416
8 ай бұрын
🤔🤔🤔🤔🤔 gabadhan si kale uxanunsan tahay family problems qabtaa xanun nafsiyan haayo Allah caafiyo virus cudurka ma noolanayo daqiiqado bananka lagu haayo si kasta cirbad logu so qaado
@Fartuun31
5 ай бұрын
Alle wax ku duro haku duso si aad u aragdo murugta aan arke xanuunka nafsiyanka aad shegtayne waxaa qaba qofki qof aan aqoon wax ka sheekaayo ee Alle ha iga kaa qabdo aqoon kuuma lihiyee waxad igu heesadane ma sheeki karee
@Siraad-b5i
8 ай бұрын
Irbada wallo meel aan ka shaqeeyo ayey i muday waxaa la racaa wado loogu talo galay, dhiig ha iska qaado , 6wiig, hadana12 wiig, hadana 24 wiig , dawlada ka sheeg, sharcu raac
@dekadeganali7985
9 ай бұрын
Ana uhoreeyo muniray manta
@fertunali1007
9 ай бұрын
Waxaa jiro irbadaas oo sixir ah hada kahor aya laso geliyay soshalmidiyaha naag garabka uga mudeyso gabar yar oo horteeda tagan wasixir ala la lahay ee quraan isasaar abaayo
Пікірлер: 52