Say kuu dulmiyeen ee ay u jecladeen In ay qalbiga ka jabiyaan alllah iyagana qalbiga hawga jabiyo waxani dulmi waa dhaaftay waar islaam nimadi meeday qofka qof ka nixiya miyaanu ogayn in ay dulmi tahay😢😢😢 sorry fartuun
waxaa uqabay inee bati usoodhiibeen ayada baatiga kaxishootay
@najmahassan6694
Жыл бұрын
Ma Hal baati iyo Hal barfun ay awodhi waye subhanaAllah 😢
@lajecleyadan816
Жыл бұрын
Waxan ma ficno subxnallh dadka qalbi xumo
@zaiabdi7558
Жыл бұрын
Dad xoolo ah weye sadkaas gabadha niyadada ka jabiyeen midkle mxa isku mid ka dhigayaan ma isku meel bay kaso xiren hdan awoodo boorso buuxda bn kuso dhibi lahaa dear sis furtuuntay sry😢😢😢
@loveisbeautiful6494
Жыл бұрын
Abyo dadka caanka ah faaiido mlahan noloshada quruxda badan aya ka xunyahiin sister ha niyad jabin hadiyahoda xunka ah wax kaala ma maqno guuleeyso abyo❤
@-farhia
Жыл бұрын
Ayaga is ceebeyey abyo Horey usoco ayaga ka qoma meenaya waxa xun ay sameyen cuqubo allaha ku ridee
@afnancumer8907
Жыл бұрын
Qadaadweyntu xaasidsana na hadaanay ku sixrin waad ficanthy sxb noolow intay nololi jirto fartuun waxa ha u bixin xaasidin xadhigad qabsataani idin go
@hafsaali8615
Жыл бұрын
Noole idinka cun suri san miya nol
@habonali9734
Жыл бұрын
😢😢😢sorry fartun
@nasiimamaxamud4812
Жыл бұрын
Qadad weeyn ayaba roon so idinka ku haayo jareer
@nasrasaid5314
Жыл бұрын
War ilaahay ka cabsada Somaliyeey Cunsurinimo ma fiicno dadka dibadaha tagay ayaa garanayo dhibaatada cunsuri nimada subxaana laah
@prettyhamdi4345
Жыл бұрын
WLhi Wn iLmeeyay Maxaa Saa Ugu BahdiLeen Dadka Hadyadaha Qaar U Soo Dhiibay Miskiinta inay NaLa Qaybsato Bay Rabtay Hadyadahaas Loo Keenay Lkn Sorry Wxy KaLa KuLantay سبحان ألله Cunsurnimo Xumaa😢
@SumayoSaeed-su6rn
Жыл бұрын
Wlhi anigaba waan ka xumady hortoda ayey ka arkayan
Keep going Alle ayaa ku jecel macagana ah ❤❤❤❤Congratulations 🎉🎉🎉
@AishaMohamed-lx5yp
Жыл бұрын
fartuun intaan lagu bahdilin kahor Adaa is bahdilay. qarashka xaflada Adigoo hadab ku gato Ayaa kuu dhaantay 😅😅😅 baakado ebar Ah Ayaa laguu keenay xafladaa dhiganaa dambo yaan lagaa maqlin hadey karaamo yar kugu dambeeso
@SuntaFaaraxmajopasto58
Жыл бұрын
xaflada ayada ku farxsan a dahab ayadaba wee gadan kartay lkn sidaan ayee dooratay dadkii ee casuumtay oo kartoomo ebera keena bahdilan
@AishaMohamed-lx5yp
Жыл бұрын
@@SuntaFaaraxmajopasto58 ee Aniga saas leeba ku dhehee waan ogahay iney ku farxsaneed laakiin bahdilaa ka raacay iyo cunsurinimo markale taasoo kale yey kugu dhicin Aya kawadaa
@SuntaFaaraxmajopasto58
Жыл бұрын
@@AishaMohamed-lx5yp Haa sax Abaayo hada tan cashir ayee u tahay iyo dhiirogalin dadka qaar waji maleh
@Sacdiyasagal
Жыл бұрын
Aaqiro maxa war yaaaal hadyada in mesha xaflada lagu furo qofka kenay na lamagacaabo ayaa wanagsan fashil ayay noqon lahayd 😢😢😢
Wll ukeen wllhi hadaa Haydon kafarxi wll Alle hakaa farxiyee
@dagankadagan6705
Жыл бұрын
sharata ayey iska biskoladeyen dadkas fartuun wax kama halabayan insha allah ❤
@dumarkaabachannel161
Жыл бұрын
Subaxana allah alla somalida xasadka xumanta iyo niyada sida dadka loga dilo gormay ka baxayan bal miskintan eega ay farxada ka jidhen subaxana allah 😢
Another level mxaa laga wadaa😂😂😂baaba jeey iiweydiiya
@Ramdammubarak
Жыл бұрын
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉 noolow fartuun, waxay dhigiteen ee haujabin🎉❤
@ViaAbdi
Жыл бұрын
Subxanallah dadku xaasid snaa 😢
@abdalemohamed7342
Жыл бұрын
Masha allh Fartun quruxeey ❤🎉we love yaa
@amaani-ig8qe
Жыл бұрын
xasidiin ayaa ku helay wll lkn ilahay waxba kuguma dhiibin kuwaas iyo kuwa kale. Toona alx ❤❤
@naimasaleebaan8227
Жыл бұрын
Sorry fartuun wlhi waa dad xun dadkaas saas sameyey😢
@hanihappy8250
Жыл бұрын
Qofki hada waxaas keenay maxoo ka faa iida yaab badanaa xamee farxda uga qasayaan 😢
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Walaso bandhiga si dad kale u qaldin
@iqraomarhassan6955
Жыл бұрын
keep giong sister
@user-zr3tm1fs8s
Жыл бұрын
Soomaali dad xun baa kabuuxa waan kaxumahay sis dad xun baa kuhelay qalbiga Allaah ha idinka jabsho dheh kuwaas. Dadka Xamar jooga plz gabadha calaa foorjo hadiyad fiican haloogu geeyo😢
@aminahmeds569
Жыл бұрын
Mashallah hanbalyo farxxad kunoolow
@MaryanMaxamuud-tx3tq
Жыл бұрын
M.a fartuun ❤❤
@muniiraaxmed1090
Жыл бұрын
Scw scw scw Scw ❤
@makoraage2156
Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo
@SucaadShugri-tz3qi
Жыл бұрын
Mnsha allaah hnplyo abayo❤❤❤🎉🎉🎉
@shmsa-ic7zn
Жыл бұрын
Jah wllshe mcn hori usc wllke mcn ❤❤❤❤❤
@ekdilekky3088
Жыл бұрын
Naagtan gift waa loo keenay hal box eber meesha ma oolin ee wax walbo iyada ayaa yaseesay. Fartuun waxi laguu keeno thank you dheh be humble sis it’s the thought that counts.
@fatmaxuseenmohamed4416
Жыл бұрын
😂😂😂 wax ween rabtaa qaali iPhone 14 camal box baatiyaal ama qamaarka waaye dhar weeye waxa yaseso
Fartuuneey america u soo tahriib abaayo korkaaga ayaan dahab ku toleeynaaye waad aragtay malyuun sida dahab loogu raray xaasidka ishooda Allaha kaa qabto kuwaas waa xaasidiin
@11naa44
Жыл бұрын
Beenta ka daa
@shukriabdikariin6362
Жыл бұрын
Wa catooweysaahe😊
@hodancdilahi-jh5gw
Жыл бұрын
Mnzhaa allha keep giong wllshya mcn
@Uknownw
Жыл бұрын
Subhanallah sorry macnto😥😥😥
@user-mb9xu4uc5p
Жыл бұрын
Waxay balbalaarka ka ashahadatay qofki kena ka walan😂😂
@sirsports4354
Жыл бұрын
Wll yastinka iska daa 😢
@Watermelonxberry
Жыл бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah 🥰🥰
@amiiraqaliamiiraqali2183
Жыл бұрын
Niayday ka Xumeyeen 😢😢😢
@zeynuuahmed4368
Жыл бұрын
Waan kaxumahy abyo😭balbalarka in saan loogalo majecli wlhi xasisanaa dadka kalaba waxe uqalmin baa ugeesan mx fartuun walashin ma aha miyaa😭💔 sorry abayo waxbo uguma bahnid alxm dheh kii wax kuukenay wlalkaa kaa kuukenina kaosoco Fartuun anagaa garabkaga ah love U abayoh❤️🥰🥰 I.n malinka xamar inaa Fartuun arko habsiiyi waan jeclhy I.n
@casgocabdiismaciil4082
Жыл бұрын
Am sorry inay kartoono❤faaruqa gabdha u soo xirtaan ciyaar suuq
@iqraascad6085
Жыл бұрын
Masha Allah fartun waxan kugu jeclhy ma xanaqdid wlhi boqoraad ❤❤❤❤❤
@iftinqurux7959
Жыл бұрын
Masha Allah abayo mcnto
@fihimaissa7932
Жыл бұрын
Dadka wa simanyihin ❤
@baxsansheikh1041
Жыл бұрын
Happy iyo sumayo ma imaan way u yeeratahy qashin waaye😂
@phartunbintuahmett8291
Жыл бұрын
Hambalyo samidey qaali ah qof qiimo leh🎉
@safamustafeyusuf3029
Жыл бұрын
Sorry fartuun 😢😢
@xamda5485
Жыл бұрын
Ax sorrey fartuun 😢
@sahrocaedy4110
Жыл бұрын
Hamblyo hamblyo ❤️
@saynabmaxamed178
Жыл бұрын
Sorry fartuun soomaalidu xaasidsanaa😭😂😂😂
@sakariyaboor3085
Жыл бұрын
fartuun wey qalbi fiicantahay
@Fadumomohamed-yh3yn
Жыл бұрын
Fartuuney maxeey saan kugu galeen Ayaga dhan ma is ogaayen iam sorry quruxeey 😢
@simaneey
Жыл бұрын
Alla Ilaheyooow😢😢 Fartuun Abaayo sorry walhi 😢😢
@iqruush_abdukadir
Жыл бұрын
Subxanallaah kuwaan xasidsanaa sidey ku keneen wax ebar ah soo xiro aacuudu billaah kuwaas qalbiyadooda waxa ku jiro unbey soo bandhigeen
@haniabdisaabirasamra3488
Жыл бұрын
Ala dadkeena anshax iyo akhlaaq xumaa qaarkood bal ma wax yar ay ku soo ridaan bay wayeen baked cidlo markay qof uso xir xiraayan subxanalaah allcadim war ilaahey kabaqa wa duli nimo saan akhasu naasin
@farhiyamohamed5780
Жыл бұрын
Maskinta wax walbo waxa iga daran qashinka ay culabtisa kuso raren
@UmymaMaxmed-uo6qj
Жыл бұрын
Mnshlah❤
@Fariiha12
Жыл бұрын
Dadkaqaar waa wecelo 1 dolar intey ku qasaarin lahayeen baakat ewara mey shukulaato ugu soogadaan
Пікірлер: 451