Who is here in 2022 ? The first time I listened this song it was in 2011and I was 14yrs. This song is so amazing and takes me the Sweet memories(the first girl in my life)😌😍🤩
@abduqadirsaid1717
2 жыл бұрын
am here I am looking this song 8 years finally i find it
@hayadhasan1789
4 жыл бұрын
ala heestan sidan u jeclaaa ax wlhi waqti bay isoo xasuusisaaa mana jecli heesaha wayo ixasuusiya inan dhagaysoto 😭😭🥰🥰❤️❤️🔥🔥💯
@ahmedadil1204
4 жыл бұрын
Anigu waan jeclahay 😂 xasuustii bay maskaxdaadu dib ugu laabanaysaa markaad heesihii waagii dhexe ee 2000 iyo wixii Ka danbeeyay aad dhagaysatid
Farxaan heestan ilaa 2011 habeen kasta waan dhegaystaa, marna kama xiiso dhaco. Waan jeclaan lahaa in heesahaagu sida tan oo kale u wada macaan yihiin.
@barwakomustafa8277
2 жыл бұрын
Danteydii hareer maray.. Dhuunigii ka haajirey.. Habeenkii iyo dharaartii.. Aduun bay hor joogee.!😒 Intaasaan aad ula dhacay xaqiiqdii. Legend labo maaha wayna ka muuqataa inuu legend reer burcaa yahay. 2022 yaa ila dhageysanaya codkan dahabiga ah?
@hanadhassan4877
Жыл бұрын
Hesada zandki 2022 ila hda 2023 tahy Wan dhagysta faraxan bada Cas qofka dhagyzan 203p Wan slamay😢
@ahmedmohamoud2194
5 жыл бұрын
Walaazhay moobilkada iyadoo huruda intaan Ka Dul Qaadan dhagayzin JiraY CiyaalnimoH *Xasuus* dheH
@teamdirizlethomazka5553
3 жыл бұрын
hhhhhhhh iga qozlizay WLHI Ahmed
@rooblemohamuud9470
6 жыл бұрын
2018ka yaa daawanayaa abdifataax bada cas halyeygii reer burco salan sare
@Fadumo9966
6 жыл бұрын
Rooble mohamuud me
@rooblemohamuud9470
6 жыл бұрын
+nadiira yusuf waah waah siweynbaa lagu hayaa
@boqortooyadashacraawi5528
3 жыл бұрын
2020 kii waa habeen salaasa ah. Waa 3:27 kii habeenimo. Bishu waa 8 September. Saddex nin baan meel cidla ah ku fadhinaa. Heestan xasuus dheer bay igu leedahay. Allahayow waa la eedaamayaaye dambiyadayda dhaaf. Boqortooyo
@xamsemohmoud265
2 жыл бұрын
Ana caawan soo booqday abwaan heesta
@khadaryassein2445
3 жыл бұрын
2021 hadaad dhegeyznyzO ❣❣❣✌
@Naagnool124
Жыл бұрын
Thu, 05th_jan_023. Nin culus iyo hees macno weyn xambaarsan. Ninkan anoo raadinaya oo la iigu sheegayba Isla halkaan joogay Burco Cadey ayaan ka soo tagay😢iilamana eeka inaan dib ugu noqon karo. Hibaaq baxay la moodyoow Waan kuu hanweynoo Kaama hadhi karayee.. Hagarli'i wax ila qabo! Wow! Legendary song. 2023 yaa ila daawanaya
@qurxoonsidahooyadeed6676
6 жыл бұрын
Bada caz marku fankii dhabqay ayunbu iskaga baxay heez iyi badh wlhi❤xusuus igu ledahy sida somalida xusuusta ku nool
@AhmedMohamed-uz2qz
Ай бұрын
Waaaku salaamay bro 6 sano ka dib
@Anisasaid-bv8nb
Ай бұрын
2012 ban dhegaysan jirey alla maxay heesihii waagas xasuus iiyihiin iminka🥰 waayo waayo❤️
@Sahel.
3 жыл бұрын
I was 10 years old when I was listening this song Miss those days wlhie 😢✌
@ikranzaeed2938
3 жыл бұрын
Me too wlhi 😪
@saeedofficial
2 жыл бұрын
@@ikranzaeed2938 I was 15 year that time
@shaficibashe2995
6 жыл бұрын
*2018 Anyone* 5 Yrs in KZitem
@fartunjohan8156
6 жыл бұрын
Shafici Bashe me
@mahadhoussein5412
5 жыл бұрын
2019
@HARGEISAAWI1122
4 жыл бұрын
Sh baahe 10x pro
@YayaSaid-ne5ws
Ай бұрын
Who is listening right now 5/21/2024 local time 🕘 9:17 pm
@noloshacusubsodhawee1338
5 жыл бұрын
I remember my ex boy freind walhi Wakhtiga nakala kaxeyay still am crying when i sow anythings to remember him😭😭😭😭😢😭😭😭😢
@AidarosHassan
4 жыл бұрын
Remember this song me
@liibaannuur666
2 ай бұрын
Pro intee joogtaa
@sultanissamohamed3605
Жыл бұрын
First time listen to this song 2023.waan jceladhey wlahy manshallah ....ano TikTok marayoo ayaan maaqleey kadibna KZitem ayan kuso firiiyee
@Abdirahman_24
6 жыл бұрын
heestan waxan dhegaystaa markan mirqaamo wxn ku dhegsystaa magalada burco
Wlhi heetan xasus iga anigo jcylpa aqon ayu i qadi jiray ex jcykii ugu horeyay 🤣🤣sln sare
@mahirabdirahmandirie9490
3 жыл бұрын
😁😁😂waqti an baadiye joogey ayaan dhegeysan jirey wlhi
@hanadkahanadada828
6 жыл бұрын
farxaan badda cas best song
@zuhaipupdirahmaan7823
Жыл бұрын
27 apriL 2023 marki An HeLaay Hestan oo an radinayey 25Le goostayna wan wadaneyy Legend Suryarna wu no Darayy dukanka ina biLe Hortisa iLa 10nadi Habeenimo😢😂😂
Farxaan badda cas horta xaguu ka dhacay. Muu iskaga baxay tolow fanka. Booskiisii waa taa maanta la tabayo ee mursal faladagan ka kuusani fanaan nòo sheeganaayo.
@alidheere312
6 жыл бұрын
2025 ayuu dhintay
@nimaodiamond5179
5 жыл бұрын
@@alidheere312 2025 lama gaadhine lkn wakhtigiisu dhimanaya hanaga habaarin wiilka
ala now xilimay ahayd 2010 pan maqlijiry ano secandry ku jira heesahana nalooma ogolen inanu dhagaysano dayee xataa inay afkayaga kusoo dhacdo. imikana waa nu dharqanaaaa 😁😁💕🔥💯
@abdikariimbeeldhaan8190
4 жыл бұрын
Really songs bada cas 12
@zupercaawiyeozil9805
22 күн бұрын
Faraxsan Badacas legend📢📢🙏🎧🎶🎶🔥 Hesihi Aan mimoriga ku dhagysan jiray🥲🥲👑🤔⚽⚽💨🏡⚾ Yaa legend ah meshan ka muuqda farta taag👋🌬️👍🌠⚽⚽⚾🏡🏡
@SuugaanSafaari
Жыл бұрын
Legend always legend badacas
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
2 жыл бұрын
Heestan in badan ayaan raadinayey maanta ayaan ugu danbayn helay
Пікірлер: 312