Wayeelkan dhibciyaha eh oo kale wuxu dhalay waye waxa Argagixisadu inta qunsato umada ku layso. Inti kanoo kale wax dhalayaan nabadu Somalya ma taalo. Sababto ah dowladahan baqtiga ee Somalida ma gartan in ay kano kale ilmaha ka qadaan oo koriyaan.
@IsseAbdinasir
3 ай бұрын
Masha allaah
@somalihanolato741
3 ай бұрын
Alxdulilaah lakiin qosaska yey kala tagin ha loo midobo dhibatada ileen hooyo nin kale haday gursato caruur kale ayey hadana dhalaysa ninka caruurta ninka kale ma hayn karo waa dhibato kale hala wada guntado haday caruurta koraan iyaaga xoogsanaya
@CeydiidXaaji
3 ай бұрын
Khofki ugu horeeyay Ayaan ahay soo booqdo poostiyadaada ❤
@Nuh-v4t
3 ай бұрын
Waa mara is essential,🌜
@aminaabshir1495
3 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@aminasuleman9446
3 ай бұрын
Masha allaah illaaow u gargaar shacabka somaaliyeed meel Walba ay joogaan amiiin amiiin yaarabi
Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyada faraxda rabi inta kala maqana ha ku sahalo abaabo rabi ha isku kena inta kala maqana Abdiaz illahaya qeera ha idan siya adiga iyo inta kala oo sheera tira
Пікірлер: 35