Alaha ku cafiyo gabadha abayo 😢wan arkay dhibka ilma xanusan astaqfarta badi ❤🎉
@haniyusuf2193
4 жыл бұрын
Asc amalina walashey mcn aad iyo aad ayad u mahad san tahay aniga wlh alle dartii ayan ku jeclahay wax badan ayan ka faiday Snapchat ayan kala socda Abayo noso badi barnamij yada alle haku xifdiyo adiga iyo carurtadaba Abayo mcn alle dartii ayan ku jeclahay
Asc abaayo ilaahay haku barakeeyo ee KZitem caadi ugu xirmo oo muuqaallada soo qurxi editing iyo kaamirada dadka way ubaahanyhn adigoo kalee si ay kuugu soo xirmaan muuqaallada hagaaji♥️
@sweetamla2058
4 жыл бұрын
Muuqalka waxaa ka qurxan qawlka oo muhiimka ah
@shureyshikhey2055
4 жыл бұрын
الله يحفظك
@somalipage1
4 жыл бұрын
Maasha allah walaalo muxaadaradaada wax badan baa laga faaidayaa waadna ku mahadsantahay. Walaalo fadlan kordhi barnaamijyada youtubka ee diiniga ah ee dumarka iyo ragga ah iyo nolosha adduun iyo aakhiro. Ilaahay ha ku xafido
@mohamedm5321
9 ай бұрын
JezakaAllah kheyr
@hibocali3002
4 жыл бұрын
Wllshay qaali kheyr ha ku siiyo wax badan ka faiiday Mansha allah alle ku xafido
@Fad-p4i
4 ай бұрын
Aamiin yarabi
@xanaanfaarax6171
4 жыл бұрын
Mashallah habo amal my role model wlh ❤❤🤲 alle haku xafido ❤
masha allah jazakallah qayr abayo snapchart kala socday 2 sano wax badan kaa faaiday illah haka abaalmariyo xabiibti dar illah kuu jeclahay tusaalana waa ii tahay 😍😍
Mashallah jazaakalaah walaalo mcn ka soo same please and pleas barnaaji dumarka raga kadaba ordo ee ay janadana ka aan waxba la skin 2dumari kaga horeeyaan subxanalaah rabi xaqa hanatuso
@amalmahamud4804
4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah waa xaqiiqo abayo alxdulilah ma dhahno mar walba thanks amaliina
@hodanhashiadanabdule648
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤aamiin wall mashaallh
@filsanomar4072
2 жыл бұрын
.Marshall
@sofiyaaweys9419
3 жыл бұрын
Asc habaryar Allaha ku baarikeeyo maanta ayaan ku helay waana ku idaafsaday aad baan an ujecleystay dhiiri galintaada horay usoco samidii gabadhada
Пікірлер: 149