Wan idinsalamay reer farxiyo farxiyo ragma dhalin miyaa horta naagahan aad tobo barayso wiilashadana wax ureebo takale waxajira gabdho marka inian ta haayeen is taag tagayay balse markay reer yeeshen is bada la ma odhan karno shopping kiibuu ka jartay wiilku waa yo isagoo lacagkasta oy u baahantay siinay oy kaqaadayso waxay u gufanaysaa gabadhkale oo uu ninkeedu ka jeeb roon yay taas oo ay ragu a qoon in uu ninkale ka idhaahdo anaa kaa mishaharbadan Bayreerakale duminaysaa oy leeday ninkaygaa kaalacagbadan alxasin almurad farax sidaa u gala waxa kafiican faarax sicacan ula dhaqma wlhi ragu ilmo 2 jira uu ka madax adagyahay hooyo umulana uu ka beerjilicsan yay markaas sidii looladhaqmo uun buu udhaqmaa Kaliya KZitem kaga waalagu wada jiraa hana laysoo caayee wayo wixii wano ah waa lagugu wada leeyay ragu muriidi uun mawada ah😂😂😂 Naga daacayda oo xalimadana wax usheeg anu midbaan ahay in aan kasima nahayrag badan ma ogi Sheegimaayo taan hayso qaadan imikaba anu talo haan uun baan u wadaagay🎉😅
@FarxiyoTawakal
11 ай бұрын
Waasax walaal raga isku mid ma aha dumarkana waasidaas mahadsanid inbadan
@asmaanaxariisbdn2105
11 ай бұрын
Qoralkaaga ayaanba la fahmeyn waxyr mooye runtii hadii la shegana inta ay gubeyso wa inta xumnta isku og marka ana ra'yigayga uun baa ka dhiibtayee ha xumanin adna 😂
@HiBa_mahamett
11 ай бұрын
Wllow cod iso duub ma aqrin kari waxaan oo qoraal ah😂😂
@idiriscumar3028
8 ай бұрын
@@asmaanaxariisbdn2105 isoo qabo duqyahay
@roodacrixmanmaxamuud6924
11 ай бұрын
Xanjada xtaa qajindhada candhuufta so daaya waa u fiicnthy lkn waqti dheer ha calashan Mida kle Colgate iyo cadey somaali isku isticmaal cadey somaali wxaa ku jirta maado muhim u ah ilakaha wna dhadhanka macaan e ka dhadhama xiliga u cusb yhy hdi aad ilkaha ka jirnthy ama cirdka cadayga aad hal mar ku cadayato hku laalabn e cadyga jarjar o gaagbi marba in yar ku cadayo wxa lga yaaba hdaa ku ceshato cadayga inu ku jiro jeermis shalay ku hry u maanta kugso laabto Isku mashquul xaliimo naftada qurxi ❤ Naa wa idin jeclhy intaas bn hdlka farxiyo idinku dary
Mashallah farxiyo noo soo baadi jafitanka wllhi wn jeclhay ❤❤😂
@yasminemoha
11 ай бұрын
aad io aad ayaad u mahad san thy habo farxiyo ❤❤
@hawomohamud2624
11 ай бұрын
Mash allh allh haku xafido abayo farxiyo cade waan kugu deydah run ahanti sed aad nola talisay ayaab kaa helay ale cimri dheer iyo cibad suban haku siiyo ❤❤❤❤❤❤
@ashaibra2686
11 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah dhiirigalisoy allah kuxifdiya abaayo inta badan dadka kala tali inay afka kaso cadaydan ila iyo dalqada sidi qof ismatajinaya okale haucadaydana af urka ugu badan wuxu kaimada carrabka ila iyo salkisa sidi adigo ismatajinaya okale ucadayda ceeb waya af uraya nin iyo naagba qof u afkisa uraya lalama nolankaro colgedana istacmala
@Umumahamed1
11 ай бұрын
Jacliya jafitanka ❤ dhigeyga aba ku shaqeyo
@saadiasheikhamin2090
11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ jafitaanka nagu socdo fartaay noogu roonoow 🥰🥰🥰🥰
@raxmosowtorahma475
11 ай бұрын
Alle haku xidiyo fariyo adiga iyo reerkaga noo soo badi dharakalintaan oo kale
Asc wr wb abaayo farxiyo aniga waxaan reer leeyahay 3sano waligayna sariir intaan iskula seexanay kama aanan wada toosin oo isaga umbaa idhihi majecli in sariirta la ila seexdo laba ilmoodna waan u dhalay ee maxaad ka dhihi lahaydeen arinkaa adiga iyo asxaabtaada
@maryanalimahamud41
11 ай бұрын
Wacdi geli maad ka sameysid Mogadishu dadka jooga na ceebey mar walba ee nadaafada eber ka ah Waxaase aniga aad iga waabeya Nagaha Somalia jooga banaanka ayey fadhiistaan gurigeeda hortiisa oo wasq ah waane weliba faraxsantahay waa yaab?😢
@qalanyocadey3287
11 ай бұрын
😂😂😂😂 farxiyo aniga ubaa I sheegtaa wlhi garbisaar iskama dhigo xat hadii jogo guriga 😂😂😂😂😂
@zoyaquruux1466
11 ай бұрын
Dentel flossing la dhah dactor ilkaha kusina xita afka wax qashin ka loga guro my queen wsn kusisay
@IglanCabdulaahi-ne4fx
11 ай бұрын
Masha allah
@umumuxamedamiin2000
11 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lv1gd6rs6m
11 ай бұрын
Alxmulian 🤲🥰❤️💋
@mulkiibrahim5185
11 ай бұрын
M.a hbo wad no dadeshe qer allah Haku siyo aniga midban ku darsna raigeyga dhanka afka waxa ku darsna subixi marka so kacdan aad cadeysi rabtin hala xaqoda ila aay kaso fuqda xaqa yer adag tasi Aya Kenta Shirka marka cadeysto io wax wlpa aad sameyso hadad iska tufin wa qals hadu cudur jirin iga rali ahada raigeygu wa kas aad ban u ncbhy af shirya wlhi allah hana xafido 🤲
@farxiyomaxamuudmaxamad3080
11 ай бұрын
Ala habo ku jecliyaa waxyabo badan oo aan aqon ka bartaa noosoo badi
@HaboonMaxamuud-rx1pk
11 ай бұрын
M.a huno ❤❤❤🎉
@shukrisharaf1358
11 ай бұрын
Musqusha ha dhhn sheydhan cunayo dhar hata mala dhigto😂😂😂😂😂😂
@user-wz9ri3ke3m
11 ай бұрын
Ninac kuleel aaa aad ubjeclahy maliiga waayo
@user-ww6ec6ex3n
11 ай бұрын
Farxiyoy abayo fcbkada iga soo aqbal talo karabaahe
@user-ww6ec6ex3n
11 ай бұрын
Isoo jawab qaali
@nijaj9157
11 ай бұрын
Dadka ilkaha ama afka ka xanuunsan biyo diiran iyo cusbada dabiiciga ah haku luqluqdaan. Sidookle saliid qumbe ama olive oil 10 daqiiqo iyo ka badan ku luqluqda. Xanjada iyo wax walba candhuufta kordhiya afka wa u fcntahy balse xanjada an sokorta laheyn hda helesan. Ugu danbeyn cadayga caadiga oo marwalba wax cunta cadayato brush ka ma aha ayaa fcn oo wax ilkaha ka cawin ku jira
@umuabdirahman9795
11 ай бұрын
Asc abaayo waxd kaso hadashaa rexsonaha lamariyo shiirka dad qaar aad u shiireya markey kuku soo dugaan wadku lalabooneysaa wllhi
@HiBa_mahamett
11 ай бұрын
Farxiyooy ani carafta hdaan u dhawaado madaxa faq igaka dhahaayo wllhi waana jeclahay 😢
@MulkiMahamed-sg7hy
11 ай бұрын
Waa cagagi
@leylaabdirashid4392
11 ай бұрын
Mahadsani
@user-nl6hh8cd5r
11 ай бұрын
abaayo ilasootali nabro ayaaidhi been wajigeega nabraa qurux deydi badileen
@user-zp7pp3pq1z
11 ай бұрын
Wcs. Abyo mcn
@Sagal-th1rn
11 ай бұрын
Ale ha ku barke yo❤❤ hab farxiyo
@alvarezalvarez-bv6jp
11 ай бұрын
Farxiyo apyo salxaha timaha mxa u fiican
@caishaabdulahi5762
11 ай бұрын
Abyo qoorta madow maxan kusameya wax walba wan mariyay mana ii cadaneyso wlhi madow said waaye😢😢😢😢
@ilhaanmahamud3114
11 ай бұрын
Abyo xanjada iska yareey unug yada dhecamada ee dhunta ayee u sabab noqotaa cudurka cansarka plz iska yareey
@shamsoshiine
11 ай бұрын
❤❤❤
@user-zl4du5nm4e
11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-ds4sx8pq5h
11 ай бұрын
😮habo ain ninkeyga madihay kari fakag wu urayaa macadeesto
Пікірлер: 134