Gabdhow farxiyo fidiyow yadaed aman usiya wey idin eh bisay aman usiya wax yabo kale la imadan qofdhan wuxu ku sodalay ina jar jartan wax wanagsan ma ahan adigabo majeclaten in sas lagu yelo
@hashimabdi8366
11 ай бұрын
Alaah reerka xumaa ma hal wiil bey xoolo u quuri waayeen
@hodanmohamed8046
11 ай бұрын
Farxiya abaayo isoo duceeya 😢 tuunbooyinka minka i xanuunaya muraadna waan leeyahay plz si niyada iigusoo duceeya
@sacdiyomaxamud3990
11 ай бұрын
allaha ku caafiyo
@shamsocali8472
11 ай бұрын
Alle haku siiyo cafimad deg deg ah insha Allah
@DARWIISHAD
11 ай бұрын
Hooyo macaan caafimaad taam Allah haku siiyo muraadkaaga Allah ha sahlo, ducada badi istikhaarada badi saliga nebiga scw badi insha Allah maamo
@farhiyoawale6199
11 ай бұрын
Illahay cafimad deg deg ah ha ku siiyo
@hodanmohamed8046
11 ай бұрын
@@DARWIISHAD allahuma amiin hooyo
@hodmaniitaqueen267
11 ай бұрын
Qisadan wey itaabatay🥺 alle ayaa xaqiiqda oge ilaahow itusi maalin malmaha ka mida 🤲😭
@UmuzuheibUmuzuheib
11 ай бұрын
Hadan barto sidalojarjaro maqadan kara aniga oo adiga ciwankada meshakuxusayo
@DARWIISHAD
11 ай бұрын
Inaalilaah wa ina ilayhi raajacuun Malaha alle cadaabta somali buu usameeyey mucjisoo dhan wadankeenay ka dhacdaa subxanallah
Пікірлер: 101