Asc walallay farxiyo weyno dadasha soo nagama mudo ina shergareno video yadheda side hamigeda uguu ruumobo wlh maa fududo ina sheeko soo tabiso ee ann hormar ann garsino. Guuleso abaayo
@sharafohassan9016
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShariifoabdallaMohamed
6 ай бұрын
Masha alaaah maalin dugsi o qisadiisa kawaramaya waa sheeko xiiso leh caaawa
@hibaqahmed4405
6 ай бұрын
Farxiya abaayo ma u malaynayo inuu jiro qof saad sheekada usoo gudbisid oo kale u gudbin kara sababtoo ah waxaad u sheegtaa sidii qiso adiga kusoo martay oo kale Masha allaah ilaahay fahanka hakuu xifdiyo. Alla macalin Ciise reerkiisa quruxda badan armaa laga kala daadshaa
Salaamu caleykum w.w Maansha Allah Tabaaraka Allah. Mahadsanid wll. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Ka waran wadaadkaagii muriidi ayaanu dayaarad wada raacnay waan gartay. Waxaan rabey inaan idhaa igu salaan Farxiya Tawakal laakiin waa ka xishooday. Aad baan kuu salaamayaa Farxiya qurux qaali dumar.
@jazerabdi9316
6 ай бұрын
Hapo horey usoco
@user-uk8sx9yl3h
6 ай бұрын
Farxiyo tawakal mcny wlhi waa ku jeclahy dad waxn arky tiktok ku keno oo intee ka hela la dhaho saa shegeyse waa wlhi mar aan magacag sheegy waa la delete ane xasinimo an qabo wax mobile xafad Yale an ka wad sheegy magcaga😂😂❤
@sacdiyaomar4726
6 ай бұрын
Wanago xaran cuun ah iskuma kalsona qooff waxow. Qoof kalee la imaday. Daba socda wayabeysa yar la dhoho dhaqan kabo salid aad u fican ayay soo sartey copey ayallaga sameyay yaab wayee Somalida waxba iskuma quran
@ruweydocraxman6092
6 ай бұрын
Bisinka nagta xumaa dumaashi aad fiican oo ilmaheeda wax ubaraaya misne mee shee igu keen dhahda ugu keenaaya yaaba ka fiican jaceyl xaasid mawaayo samaan ha sameen shar kuumatimaatee somali maah maa ya eesheegto oo sobixin la waayay
@isramaxamed4963
6 ай бұрын
team farxiya habeen wanagsan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉waa xasidad taas❤❤❤❤
@Sumayocabdulahiyuusuf
5 ай бұрын
hbn lamida sxpiyaal ✌❤
@anabanabhassan7556
6 ай бұрын
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@asmaanaxariisbdn2105
6 ай бұрын
Ala amey dhahda maclinka wax ku sameeyay ilen hore uma ogeyn wixi dhacye 😢 ilmha la idinkeno isbitaal hore ka geya oo baritan guud hala mariyo ka faiidey shekadan
@raxmogulied4930
6 ай бұрын
Subxanallah dadku wa cibaro
@user-ww6ec6ex3n
6 ай бұрын
Habo farxiyo quruxey waa kusalaame ❤👋
@sharafohassan9016
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Masha allaah abaayo macaanto allaah ha ku amaansado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaahi haween hadiy aanahay naar ta waxaan oogu badanahay meel ka lebo haka raadinin sawabta😢
@halimajeylani9243
6 ай бұрын
Ealaley ayad quraan dhahday dumarka u naartq badan majirya bal ikeen ayaaad walaley in wax la barta wa fcntahay 😂
@shukrishiresiyad2623
6 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@Dembiyadaqarsoon
6 ай бұрын
ASC ASXAABEY ILAAHEY DARTIIS I SOO BOOQDA MUUQAALO AAD KA HELI DOONTAANA WAAN SOO GELIYAA MAHADSANIDIIN
@user-kl5oz6yk7c
6 ай бұрын
m.a farxiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ww6ec6ex3n
6 ай бұрын
Www anaaa uhoreyo cawa 🎉
@MaryanAadam
6 ай бұрын
Haday dibad rabtay maxay uguursatay
@ashar1053
6 ай бұрын
Wcs farxiya Cadey
@bushraabdi297
6 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@cawralacasoowe2072
6 ай бұрын
Sobadi Wl ❤
@shukrisharaf1358
6 ай бұрын
Subxana allah
@naciimokurusmakore
6 ай бұрын
Ayaantan waan xanun sanaa wana kixisay hawo wlhi🫀❤️
@user-fx7cd5xu7q
6 ай бұрын
❤❤Goat
@Sulekhahassan123
6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-rj9ym9dq1x
6 ай бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤
@UkunXilwa-lz8zt
6 ай бұрын
Farxiyoy cawa waxaan wada kaso xareyay gabr yar 15 jir ah oo hoyaded kaso carartay taas hoyo mala dhihi karo wlhi waxa gabdha kudhacay iyk sey ula dhaqmeyso habryaetet soo korsatay oo hol wadag dagan ayaan ugeyay gabdha jirdil iyo rafaad ba an aa ka muqdo markan wacay wey I imaday sey uhadleso iyo gacan qadka wlhi wan kanaxnay suqa xolaha ayey kaso carartay aniga waxan daganahay dhan hospital sos xigto wlhi orood ayey ku imaday wan waday habaryartet ayan ugeyay hoyaded waan udidnay anagoo badn oo dadka waxey dhaheen quf dadka dhexdisa San ku eh hadey Mel cidlo geysata kadaraan masiinino meshey rabto lageynaa waxa ey udileysane waa abahaa lacag kaqaad abahane sey shegeysay iyado urlaleh ayey kala tageen odaygine marka lashegey waba xildhiban ninka qawo ayaa dhahayo lacag haka qado ama kaw kasinaa silsilad dheer ayow kuxiray lugteda hadaa argto wayabee wlhi asxabey mako qaldanahay inan ha aryartet ugeyay waxa. Dhahy hadey ku anficiweydo gurigeyga igo imaw markas wan arkenaa
@tressahassan8947
6 ай бұрын
Wallah 😢Sorry inanta yar shaqo gee wahadii ay tahay mid fican waad dadashay habluhu melkasta way kudayacanyihiin😢😢
@tressahassan8947
6 ай бұрын
Lakiin. Hadii aad nin ledahay😮guriga hakeenin bes cawi thank you so much ❤❤❤❤❤
@UkunXilwa-lz8zt
6 ай бұрын
@@tressahassan8947 nin ima qawo abayo hoyoyadey iyo abahey ayaan lajogaaa hoyo ayaa waheysanaa dhahdaybo
@hibaqahmed4405
6 ай бұрын
Bisinka Walaal dad badan oo waxaa jira inay fiyow yihiin loo maleeyo laakiin miskaxiyan u waalan marka hooyadaas inay fiyow dahay uuma malaynayo ilaahsy gabadha yartaa ha badbaadsho mar dambe haday kuu timaado laamaha amniga wac ilmahaan badbaadsha dheh
@SuhuurCabdinuur
6 ай бұрын
@@tressahassan8947 maseer miya kwdaa misa dhibto
@SuhuurCabdinuur
6 ай бұрын
Asc ❤😊
@mwluhzaysalt
6 ай бұрын
❤❤❤❤
@HawaNoor-q6v
6 ай бұрын
M,a
@kaligeedsocoto
6 ай бұрын
Abayo janalka kale magacaaga kuqorn adiga miyaa leh
@Qadiijocabdulaahixuseen2005
6 ай бұрын
Wcs
@sowdoalihussein8409
6 ай бұрын
Wcs🥰🥰🥰🥰
@simanabuukar9680
6 ай бұрын
Hbno mcnto ❤❤❤
@HanyMohammed-my2zh
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢
@nimcocali1741
6 ай бұрын
Maclin ciise mise siciid abyo kor siciid ku qorte ❤❤
@shamsohassan7503
6 ай бұрын
🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱sorry
@sucdiabdirahman9049
6 ай бұрын
Kor saciid aya kuso qortay shekedana waxa ku ledahay ciise se cml farxiyoy😮
@zakariyeibraahimxasan892
6 ай бұрын
Amey isku qaldeehee
@sucdiabdirahman9049
6 ай бұрын
@@zakariyeibraahimxasan892 haa macquul
@qadanmuuse9361
6 ай бұрын
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@MaryanAadam
6 ай бұрын
Naag walbo quruxbadan hadana lixaad keeda qabta Maxey nin faqiira uheshaa ama nin xun
@maryanmohammed9927
6 ай бұрын
Wax kasta waa qadar
@riyanriyaney5055
6 ай бұрын
Faqriga nimca kadambeysa
@hodmaniitaqueen267
6 ай бұрын
Jaahilnimo ayaa ku heysa quruxey qur'aanka iyo xadiista baro😂kulahaa nin faqiireed adiga nin taajira la imow😅qurux Ebel aadan qabine😂
Пікірлер: 84