Wlh wa qiso xanuun badan lkn manshallah meshay ka dhiman weysay wa family fiican oo garab iyo gaashan u ah ayey hey sataa.
@Zahrakiin-so5pp
9 ай бұрын
Dhuunta intaan qabto illa u ka dhintaa haaynlahaa 😢😢😢
@hodanc6255
9 ай бұрын
Acudubilahi mina shaydani rajim gacan dhigle wa ehlu naar acudubilahi mina shaydani
@sacdiyomursal156
9 ай бұрын
Subxaanalah waa reer dhan oo cadaw ah dad fican ma ahan run tii sorry qaali waan ka xumahay waxa ku gu dhacay 😢😢😢
@sacdiyaomar4726
9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ala ala ciley oo waay qaliii yey wlhi bilah talahii waankula oyey Mark aad ledahay melan qarabo ii jogin wan daremi kara mell an walal iyo walidba jogin xumaa
Qalpiga ixanunayo wlhi allah ninaa ilahow mel daran kapixi 😢😢😢
@amira1438
9 ай бұрын
bisinka nagaha qaar waa amxaaro bal arga gabartani maskinta sidey u qalbi jawiyen ax lkn alx walalo fican oo jacel rabi siyen hooyo mcn dhel dhel ma ahan. qaali si xun aye ku galen lkn wad guleysatay wayo hooyo habaryar abayal abowyal aya ku jacel aya rabi ku siye masha alh kaasi qeer ma leh waa dabal mangaab ah nin lama dhihi karo sambaca
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
9 ай бұрын
Wax kale iskadaa yee intaa magaalo la iga Aqoonin dago Aan magaca Aabohood katirtiri lahaa walaahi Ama waa Agoomo Aan dhihilahaa ileen uma qalmee😢😢😢
Qaali waxa ku dhacay wax xanuun badan waaye wax lala xanuun sado iyo wax lala waalan karo wey tahay lkn alle ayaa qoys fiican ka dhaliyay kaas nin maaha waa amxaar wax xun uu ku sameeyay gabadha lkn waxaan hubaal ah in uu alle ka jaaseeyay
Пікірлер: 197