Habaraha qaar walayabay gurigeyga ey iga duminee hey kawadan taa maqashaba guriggeyga ey during rabtaa ley ku heysaa subxanalah caruurtoda waxa uga fcn nimanka alla maxaa yaab is dabayal wale hooyadey allaha u naxriiste waxas iyo wax udhaw ku dhaqmi jirin walashey iga wayn isku aabe manihin waxan xasuusta hooyadey iney aabahay u daqartay walashey darted hooyinka wanagsan ma waraan inta badan allow ku naxariiso hooydey mcney😢😢😢😢
@MaryamHassan-i2h
5 күн бұрын
Wllyalow walidka sas ah hada ma jogaaaan yaaap.ilmahoda maxy sas ula dhaqmayaaan
@NesteexoCabdifataax-cj5kw
Күн бұрын
Asc habo farxiyo wan ku salaame alla maxaa aad kugu xiisayy inta telka iga haleesn shekooyinkaga wan tirsanaye miss u wllhy😢😢❤
@hodmaniitaqueen267
2 күн бұрын
Alla xanuun badnaaa😭😭💔aabahaa hadii uu ku heysan lahaa adeer Hooyada qaba saas kuma yeelen😢
@izabellachannel
5 күн бұрын
Ana Ugu horeyo cwo ❤❤
@RodaH-j8r
Күн бұрын
Salaam alaikum farxiya
@Gosha-rercarale
4 күн бұрын
Habartu wasaq sana ma gabar ey dhashy nin dartii uburiday uf nagaha nin cabudka ah necbiyaa😏
@ZamzamMohamud-q1h
2 күн бұрын
Ka wrn ninka naag darted uburiyay o ucaayay o habaray wa laba kala daran o dayacay masuliyadii alle saarey
@ismahaanismahaan5403
3 күн бұрын
Doqon doqon hoyonka qaar
@QamarUgaaso
4 күн бұрын
Subxanalah ilaahow waalid nuucan hana tusin 😢😢😢 alla gabdha mxey ciil aragte
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@anabali1098
2 күн бұрын
Subxanallah
@yurubjiiqale1936
Күн бұрын
allow sahal amuraha 😢😢
@fadmaqaali4373
5 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉love you so much 🎉I
@sacdiyomursal156
5 күн бұрын
Wcl sister farxiyo ❤❤❤
@hibaqahmed4405
4 күн бұрын
Ilaahow ilmo aan dhalay uusan nin igu hor dilin necbiyaa naagaha saas ah gabadha jinise oo ninku adeer u yahay dhib badanaa
@Umulkhayr524
5 күн бұрын
Wcs
@IfraaxJaamac-j1h
4 күн бұрын
Masha allh
@zoyaquruux1466
Күн бұрын
Bisnka hooyo naxrista daran waye
@KeifaMahat
5 күн бұрын
😢
@MunaMAhmed-nc1os
4 күн бұрын
alla cunug an dhalay ma nin dilid iska daye ow firin kara xita hyo io abbe kuguma dhicin wlhi abyo waadba ka baxdaan umaleyna alxmdllhh 😢 lkn qiso walbo wa inan cashar ka barnaa xabiiiibaaayaaal alle ilmahena wax naga dhibateyo naga ma tuso
@hiboyasiin2976
4 күн бұрын
Zubxan allah😢😢😢
@zoyaquruux1466
Күн бұрын
Sinka hooyo naxrista daran waye
@abdirahmansalan1583
4 күн бұрын
Alaa aniga inaan ilmo aan dhalo wana ka baqaa hal wiil ba haystaa alhamdulilah lkn guur iyo carruur carruurta haday sidaas la yeelayo yaa la dhalin😢😢
Пікірлер: 82