Sheekadan caadi ma ahn wlh film in laga sameeyo ee ku macaantahy farxiyoy mashallah wlh you're the best storyteller ina film firsanayo cml ilahayow isheeyda ka haay
@luqmaan753
Жыл бұрын
Aaaamiin wlh Ani xitaa sadex saac oo Kamil ah haddii aay wado kama cajisayo
@aishaguure9942
Жыл бұрын
@@luqmaan753sheeka yaqaan waye ilahy ha barakeeyo
Aloow fiileey iyo ninkeeda iyo caashaba fardoowsa gee dad wanaagsan ayaa ale ladoontay ❤
@faisoabdi9619
Жыл бұрын
Wlh abaheeda hadii uu uso hooytay wa diidayn hadana been rabaan in ay ilmaha ku xadan gabdhaha la maher xado hadhwna lagu inkiro hada ka hor wadaad gabadhiisa sheekadan cml ku dhacday xitaa ninkaas familkiisa iyo gabarta familkeeda waa dad xiriir qoto dheer kadhaxeesay waxay ku dhaarteen in ilmaha aysan dhalin kitaab gacanta uu galiyay wiilka in cunugaas asaga dhalin ee gabadhooda niman kale uso yeelay waa lagu kala tagay gabarta cideeda ilmihii korsadeen wuxuuba noqday asagii meesha tagan dadkii xafada ayaa dhaheen waa hebel wiilkiisa markaas isku dayay in uu wiilka uso dhawaado maalintii dambe ayuu dhar uso gaday oo wiilkii ku dhahay waxa ahay abahaa wiilkiina hoyadiisa u sheegay markaasay xafada ugu tagay baangad soo qaadatay asagoo iska jirin daqartay gabar tii hoyadeeda isla dileen ciil u qabeen aabihiina waa dhamaystira dhahay sidee ku dhihi karaa wan dhalay maalintii kitaabka gacanta uu galiyay kuna dhaartay in uusan dhalin waa loo gar qaaday agtiisa ma imaan kartid lagu dhahay
@Maria-wb7lj
Жыл бұрын
Waa cajiib
@najmoabdulhi4122
Жыл бұрын
Thank you abyo wa sugayey ❤
@sacdiyomursal156
Жыл бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@idiriscumar3028
Жыл бұрын
Caawa sheekadu aad Bay xalad u lahayd
@foziaali5402
Жыл бұрын
M Allah farxiyo
@sacdiyomursal156
Жыл бұрын
Masha Allah ebyan Allah ku barakeeyo ❤❤
@farhiyoawale6199
Жыл бұрын
Miskiini wan la ooyay miskiinta.
@princesslaki7885
Жыл бұрын
Wad sodahday xbbti
@aishacuudey7543
Жыл бұрын
Abayo farxiyoy somalideena markaa ubaahantahy in lagu garab siiyo maku siinaayaan marki aad adiga heer isgaarsiiso ayey kaa daba dhimanayaan oo ay rabaan in ay wax kuu qabtaan Alla maxa walid dheexaa qayaamo wax uyaaliin allow awlaadeena noo barakey oo noo ilaali 😢😢😢😢😢😭😢 abyan dhib badan ayey soo martay lkn allah madayicin wuxuu ufuray albaabada kheyrka ❤❤
Farxiyo abayo laso dhaqso qebaha kale farxiyoy illahow meka so fakato qeebaha kale ayado dhameystiran mee iso dhahcdo😂😂😂😂😂😂
@farxiyotawakalfamily2926
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@MmMm-jp8yu
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🙁waa qiso xanuun badan
@SumayohappySumayohappy
Жыл бұрын
Wcs❤❤❤❤
@shukrisharav
Жыл бұрын
Farxiyo tawakal habaryar tay oo kale tahay abyan ku dhaha 😂❤😊
@user-sq8op5ef7i
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@zamzamcumar2177
Жыл бұрын
Hai dhihin lee caruurtiyaa dhibay abahood wuu dhinty wad waligaaa qashinka nin faido malahnee
@hhoyohooyo4026
Жыл бұрын
Waa runtiis reerka haka Aarsado way xumeeyeen
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Balo kuqaaday kaas nin maahan
@maryamamohammed5048
Жыл бұрын
Wlhi ciil ayaan la ooyay Wiilasha askarta kheir Alle ha siiyo Cida ilmaha inkirtay dulmi badanaa oo xoog badanaa Cida gabadha dhashay odayga oday ma aha lkn si uu uga cadgoosto ayuu u kaxeeystay reerka kale. Lkn waxaas aa imaraayo
Пікірлер: 148