Farxiyoy waxaa la yiri hal kii qofba todoba qof oo u eg baa adunka laga helayaa
@hodanmohamed8046
9 ай бұрын
Habalaha kuunfurta joogaw su'aashan iiga jawaaba wll gabadha marka la guursado sooryada ama gabaati laga bixiyo maan dumarka iyo raga arooska kasoo qayb gala loo qaybin kolba siday u gaadho 5$ ama 6$ oon dadka lawada gaadhsiin sida buskud ka iyo xalwada mise gabadha family geeda uun baa qaata gabatiga iiga jawaaba su'aashaas waan mahad san tihiin team kaygii
@naimoqaali-cq7oc
9 ай бұрын
Ha lacagta wAla siya dadka dadka meherka kaso qeyb galo boqolkun o shilinka somaliga ah aya lasiya
@halimajeylani9243
9 ай бұрын
@@naimoqaali-cq7ocfamilka kaliye lasiye adeero abti hooyo abeh edo hbryer wax ka naxsan maya
@anfaccnaasir5318
9 ай бұрын
@@halimajeylani9243family bas ma ahan qof walbo meherka imado aa lasiiya aba
@MiskiCaabi
9 ай бұрын
Abayo dadka looqebiya from galkaacyo galmudug
@zuweydaxuseen2438
9 ай бұрын
Dumarka malaha casarki looma qaybiyo raga uunba meherka lagu dhex siiya Sidan filaayo
Пікірлер: 176