Ictiraafki waa coming soon Wasiir salan sare from Somaliland 😘🤣🤣
@kawsarmuse937
2 жыл бұрын
Wllhi wasiir barteeda dhigta af reer soomaalidn wn ku wadan wllhi keep going my zaki ibu haaj🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪
@kaltuunabdinasir8735
2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅War maaha maha seed wax leedahy luuqada hanagaga ciyaarin wasiir From hargeisa
@maysarmoustapha8124
2 жыл бұрын
😂😂😂wlhi wn qoslay😂ilahow kudaa wasiiir❤🤴🏾
@Hadiish99
2 жыл бұрын
U are The first person I have ever seen who has mi sister's name Maysar 🥰😇
@hadiyamohamoudhussein5837
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 waa luqadii omaar barbar ka cabanayayna hala khafiifiyo uulaha omarow adaaba fanaano hada luuqadas garanaya anagu Kari waynayna 🥰🥰🥰
@mohacabdijibaar7809
2 жыл бұрын
Wlahi bollahi saan u qoslaaye waan daalay is bitaal jiifaa kkkkkkkk waziir comin soon reactionkaaga waan wataa
@the_kaarto
2 жыл бұрын
Muuse Luul😅😅😅😅kulaha another level wllhi Wasiir
@Najuu0
2 жыл бұрын
Wasiir salaan sharafeed From Somaliland❤❤
@FartunHussein1
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 manooli 🤣🤣🤣 war mid Reer somalilander ah ayaa lasheegeystaa hada ayaan is fahmi la ahy dhinaca loqada Mid aan lagaraneynin maa soo baxday!!!! Yaa Allah help us😀
Hhhhhh 😂😂😂😂😂 dee wasiir sidaasad ku ictiraaftay horay usoco banu ku lenahay Dee horanu youtuber fara badan ogu sheeganay inaad tahay shin 👍🏼 Dee macnuhu dhicis matihid Salan sare mr
@shariqashafar4800
2 жыл бұрын
Wasiir bartedii ayaad dhigatay From Somaliland ❤️💖
@amiiraahmed5253
2 жыл бұрын
Waziir turjumaan fiican tahy🤣🤣🤣 keep going
@hipakabdirahmandahir5414
2 жыл бұрын
Waalaba'ay legenooow qaar baad ka waashay wanku salamy from hargaysa
@ayaanmohamed2121
2 жыл бұрын
Ar wasiir see wax u wadaaa kkkkkkkkkk saan waaa anather level
@moboss29
2 жыл бұрын
10minutes 2k other level waziir keeep going✌
@mubarigabdullah44
2 жыл бұрын
Kada mahe waa qalad wll anga ayaa Somaliland ayaa ahay
🤣🤣🤣 wlhi waa iga qoslise cawa anoo babur saran darte xaa igu xaqsade bal heesti Sharmaboy ma ilowin aa🤣🤣
@zuuzi1234
2 жыл бұрын
Aboo aboo wasiirka su wax uwadaa luuqada hanaga waalin see cml 😂😂
@abdinasirmohamed6224
2 жыл бұрын
Waziir waa kuwadanaa keep going
@ubahhazzen9938
2 жыл бұрын
Somaliland ismuujiya 💚💟❤
@Mheshsalanko1
2 жыл бұрын
Waziir waad iga qoslisay😂😂
@adenguirrehassoweh1077
2 жыл бұрын
Kkkkk wllhi fani ayaatahay bro
@yahyecabdi723
2 жыл бұрын
Another level 💯 👌 👏 weyan heestu
@dhirigaliyechannel1495
2 жыл бұрын
Garacow wad iga qoslisay wasiir ictiraafkuna waa coming soon nio from hargeysa 🇮🇹🇮🇹🇮🇹👑🌍
@umomuslima8318
2 жыл бұрын
calankas ma Somaliland ayaa leh 😂😂😂😂.
@okazakikeynani6477
2 жыл бұрын
Hadad qosashay Saan U qoslay Love iisaar 😂😂
@nimohassan5632
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣😊😊😊😂😂😂adig baa ka daran sidaa sharaxaday thank you Walhi 🤣😂
@adnanahmed5639
2 жыл бұрын
ictiraafkiii waa coming soon😂😂🦶 Reactionkii ugu qosol badnaa aan abid daawado walaahi😂😂🤣 wasiirow saraakiisha gacan bay kaa tageen😂 easy waaye waxaan qarash baa ku baxay😁😂
@samiiraraabbi7266
2 жыл бұрын
wax kaa galay maa jira cadawgu darbiyad ha jiidho
@faizam523
2 жыл бұрын
@@samiiraraabbi7266 Kaftankana ma cadow baad u aragtaan??? Is deji calooshaa ku taagane eedo.
@dhoolhaaji2534
2 жыл бұрын
Hhhhhh ani liidkan liin baan u qabay waxan islaha luqadda cusub ciddii aan baran liin baa la siinaa maa laga wadaa 😅 waa na waalayyaan reer smli land😅 zaki xaaji walal wan ku salaamay daacad baa iiga qoslisay💖
@s..5631
2 жыл бұрын
Allh beerka😂😭😭😭
@AbdiMoh797
2 жыл бұрын
Hhhhhh wllhi dacad qoslay
@Mohamed-uw1if
2 жыл бұрын
Wasiirka qaabqaabkiisa funny funny waaye sifiican ila eegga🤣
Пікірлер: 2,1 М.