Maanshaa Allah!!! abbooy abbooy Dacar buruq waa tagey cimrigaa jiro geel dhalaayo ow ku tusaa aa la dhahey, first time of my life, love it!
@naimabdihakim6844
4 жыл бұрын
hargeysa soo gaadha wll aad ban kaga helaa I like inan ku arko 🥰🥰🥰
@nagwamohamed1288
4 жыл бұрын
Masha Allah Dacar budhuq aayaday An jeclhy ayaa ku nool😘 masha Allah allaw dhulka no barakee thank you wll.
@tacticalbrotherz9061
4 жыл бұрын
Beauty and brains Masha Allaah.
@yassinadan1455
4 жыл бұрын
Mansh allh walaashey qaaliya farxia booqasho fiican ehelka berbera kuu jooga safar salaama farxad bash bash iyo barwaaqo soo noqosho wacan United States off America
@suadisnail7450
4 жыл бұрын
ما شاء الله، الله يحفظ بلدنا صوماليناد
@zamzamcabdiraxman5351
4 жыл бұрын
Good to see you ilma Absie Enjoy the holiday in shaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@normohamed5395
4 жыл бұрын
mash.llah waa dalxiis cajiib ah mash.llah wadankii hooyo weeye so beautiful weeye insh.llah alle hanoodaayo wadankiin
waaaaaw Saaalax qaasim naaji Hobolka qudha een la'aantiis mirqaami jirin, alle cimriga & caafimadk ha u dhaafee
@hoobalmedia1837
4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow madaxda noo hagaaji aamiin
@maymuuncabdisomalilandjece6231
4 жыл бұрын
Mansh allah 👍
@100somalilanderburco9
4 жыл бұрын
Dawooy, wadanka hooyo waa dawo Home sweet home❤
@habanewaikaa2448
4 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah beautiful sister may Alláh preserve you 💞🙌
@mandeeqahmed3611
4 жыл бұрын
absolutely true in Europe they don't want to know
@landheere20shiresomali89
4 жыл бұрын
Thanks for you share with us abayo Fathie this what we need ooma bahnin negative 👎 videos we all back home Insha allah I hear you saying aniga berbara ayan ku noolanaya Insha allah next trip we visit kismanyo marwa cadey Mogadishu dar ilahay ayan ku jeclahay kuu dawada wana ogahay in aad waliba wariye Rug cada ah tahay 👑❤️🙏🙏🙏
@mawlidabdi643
4 жыл бұрын
Quruxda iyo xiisaha wadanka Hooyo maanshaa allaah
@abdulazizmohamoud1945
4 жыл бұрын
Fathia waa idin Salaamay Adiga iyo Abaayo, Waa farxad aad u weyn marba haddii aad Joogto Dalkaagii lana joogto Dadkaagii
Asc farhay wll aad u naasiib badatay hada kudamashadiisid waadankii hooyo kaase laahuuren xaabash alle hakusiiy ciirdhaar
@zaragoldgold683
4 жыл бұрын
Wow waxaas baa wadan iyo dad ah Somaliland hadii ay xamar ahaan lahayd waa la qarxin lahaa waayo dadkeeda ayaa gabay oo aan ahayn wadaniyiih
@Kaafiso345
4 жыл бұрын
Alxamdulillah abyo xamar aniga ku nooL waan jeclahay somaliya o dhan qasatan caasimada muqdhishu hadii markasta la qarxiyana taas kama turjumeyso dadka ku nool iney wadan niyin eheyn Alxamdulillah waxwaliba wey dhamanayan insha allah Waa ku qanacsanhy ina joogno wadankena somaliya o casimadiisa muqdisho Xamar cadey wey hagaagi insha allah
@caishacuud1140
4 жыл бұрын
Cuqadad xamrbaaa lagugu anqarshay allaha ki caafiyo
@sacdiasheikh23
4 жыл бұрын
Fathia abaayo shaqadeda cadihahan Alla ha ubara keeyo waaba istareeys firii balweydii bosmakabanantahay an socodsadee shuridaheda inaa buxikaro yaan isku arkaa mMahadsanid
@saeedguled3275
4 жыл бұрын
Maansha Allah inaadeer waa goorma dalxiiskani
@bintkismayokitchen34
4 жыл бұрын
masha allah Keep going abaayo 💕💕💕 Wll subscribe isaar❤❤🙏🙏🙏
maasha allaah fathia absie oo ku damaashaadaysa dhulkeedi hooyo waa runtaayo markaad dhulkaaga joogto waxba qurbe uma ogid
@hamzzyshacko4318
4 жыл бұрын
Yes anaa U HoReeeYa Dee iz garTa😀
@zakiyousufgardaf2184
4 жыл бұрын
Welcome to Berbera The Love City❤
@mowburakayd2052
4 жыл бұрын
Fantastic!! Belle. Let me know when you reach laska, I only fly to Lasanod. Have fun .
@---bk4lg
4 жыл бұрын
Fathia ma reer laascaanood mise waa reer berbera ?
@normohamed5395
4 жыл бұрын
hees qaraami ah way kuushidanthy ilam.mooge mash.llah
@siciidcabdiraxman1453
4 жыл бұрын
Fatxiya ku soo dhawoow dalkaagi hooyo Turkiga kugu ogayne somaliland goorta soo gaadhay maan oganne Lkn hada hadii ogaannay soo dhawoow ku leennahay wllo qaaali
@samiyaomar3483
4 жыл бұрын
mansha allah walasha way qurux badan thy
@alimumin3438
4 жыл бұрын
Except for the seashore
@salimnour
4 жыл бұрын
Somaliyeey subscribe iga caawiya ....😭😭😭 Intaas uun
@falisjamac61
4 жыл бұрын
Maaansha allllh nabad taga wlllayaaal
@ahmedgedi5391
4 жыл бұрын
Fathia welcome to wajeer kenya
@hkay980
4 жыл бұрын
..compelled to say beauty runs in the family Masha Allah
@abdifatahaadan5972
4 жыл бұрын
Nimayow somalida mxa ka siya intey qurbe tageen oo iskaga nimcaysanyihiin ayey hadana wx ka sheegaan markey dalka yimadaan bal mxa loo heli waayey mid qudha oo passportka iska celiya wxn u arkaa taa magaalo tag qeyrkaana u cay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
4 жыл бұрын
Abdifatah Aadan Waxba talada kamaad dheefin hadalkayagu. Walaashay dhoof kamay iman. Ana sidaan sheegay kama tageen hadaan ku garaadsado. Hadaad Tahriibaysaan, dadka hakusoo niicina marka Magefe lahayste idinka dhigto! Dhega adayg waa la inaku yaqaan hadaynu Soomaali nahay oo dalkeenii iyo dadkeenii ayaa ahayd aan inaku diray!
@abdifatahaadan5972
4 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel horta fadxiya wll aad ayaan kuu ixtiraama adiga oo inaad qof wanaaagsan tahay wey kaa muuqata waanan la socdey sheekada in walaalo wadanka joogto lkn adigu cariga mareykanka aad ka timi adaan ku durayey ee walaalo ma aheyn tahriibna uma socdo wll lkn khadad kale ayaa ii socda yurub iskuma hawleenba imaka xagaa North America ayaan u jiheysney khaasatan canada hadii alle idmo
@fuadmahamud9660
4 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel waxad tahay inanta keliya ee wax macquula kahadasha social media yaha ama meelaha kalaba ayaad tahay markastana waxban kaa faaiidaa wlo lecture kii hargaysana wan dhegaystay halkaa kasiiwad shoodha daaduna waa codkar adoo kale mashaalah
@deeqoali3072
4 жыл бұрын
Mash allah fathia walal qaali ah heesti batalale nogu tuur
@abdillahihassan8605
4 жыл бұрын
Fathiya dee tan yar waa maashallah waa buskut
@Bandaasproduction
4 жыл бұрын
Your camera is always as dark as hell.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
4 жыл бұрын
Ibn Abdisadiq Walaal Gudcur waa gudcur. Nal malaha. Waa loogu talagalay inuu sidaa kusoo u eekaado!
@mustapharooraaye3522
4 жыл бұрын
Istanbul berbera ayaa ka wacan
@Ayan-jd2pv
4 жыл бұрын
Istanbul kama wangsana lkn waxawalbu yahayba wa dhulkina soomlidayad waanan ku kalsonana iln ciidnu dheseysa un anaga an hayn ma jerto
@faizamohomed3271
4 жыл бұрын
@@ilhanhassan9813 Inagey inagu xidhantey inaan ka dhigno dhul indhuhu ku raaceystaan, dalku isma wasakheyn huuno ee inagaa qashinka ka dhigney, hadaan qabyaalada joojinana waan dhisan karnaa. Horumarku hacanteenuu ku jiraa.
@muusesiciidmulaax5767
4 жыл бұрын
MAXAAN MARAY WADADAAS IN KA BADAN 25 JEER. SAFRKA IYO HEESA QARAAMIGA AHNA WAA LAYSUGU TALA GALAY
@hoygafilimadahindigaa8532
4 жыл бұрын
wll inaan barmaajiyada kaala qayb galno hadaanu nahay reer berbera
Пікірлер: 213