hohay hibashada galgacal haraad iyo hoola badanaa hiirtaanyo iyo doon doon badanaa midku u heelana halboolu himiga u ahay marbuu ku heelin doonaa Nafyaheey habooygiyo ' hiya raaca iga daay waxaana heli kareen waxaadan heli kareen Hahoy halacsiga indhaha hobaanta agteeda taal inaan haabto mar uun ' hayigeega rabay midkaan ku hadaaqayee ku heestay nafteeydane aan u huray hadmaan heli karaayaa Nafyaheey haboogiyoo hiya raaca iga daay wiilaadan heli kareen inaad ka hadhaa haboon.
@Himila55
13 жыл бұрын
qoftan hala ii keeno
@milig123456789
13 жыл бұрын
habaar miyaa ku dhacey hableheeni waa ayaga fanka kusoo qulqulaya sidii in jano loogu shegey mey kheyrka alle u dagdagaan waa ayagan waalanayee ( Ceyrey Xaalka Ba`
@milig123456789
13 жыл бұрын
Waxaadan Heli Kareyn Inaad ka hartaa haboon been maaha fankane jano kuma heleysidee inaad ka hartaa haboon
Пікірлер: 6