KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Ойын-сауық
Filimkii Axmed Saaxiibkii | Prt 5 2023
11 ай бұрын
Filimkii Axmed Saaxiibkii | Prt 5 2023
Рет қаралды
93,048
Muna Faysal
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 192
@abdijapaarhalac1474
11 ай бұрын
Munaay wallo tinta inta bananka kataal asturo wallo xalqadaha danbe sida kle top ayad tihin ❤
@Ibna.Aadami
11 ай бұрын
Muna waa gabadh romantic ah. Ka barta gabdhooy .
@sagalaxmed7661
11 ай бұрын
Wlhi Axmed saxupki waa Ruwayd mcn muna faysal m a sh Allh .wlhi Waa Agatarad ficn midalabad Waa qisoyin jira hada
@yahyeal-hashimi9509
11 ай бұрын
Muna faysal wllo, hab-jilliinkaaga ayaa aad u sarreeya. Keep going on
@ahmednuurlaarsoon2463
11 ай бұрын
muna faysal riwaayada waan ka heley laakiin codka inaga hagaajiya
@user-vk7zg4xg8z
11 ай бұрын
😍🇩🇯♥️🌹🖤🤗😘🤭🤫💙🙂 jabouti haanolato rer jabouti gacanta tagaa ✋🖐️👍👂
@SomaliWomen
11 ай бұрын
Nicely edited👍🏿
@sukhrakhadar-xm5ng
11 ай бұрын
Best Jiliin Team Muna Faizal🥰 Waad la soo daahdeen markan
@IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc
11 ай бұрын
Keep going my sister from djibouti 😍😍😍
@malikaAhmed7435
11 ай бұрын
muna Feysal waa faney Wlhi 😂😂
@hafsaawed2797
11 ай бұрын
Wlhi Wan waata Filimkan Ahmed😂😂 keep going munay❤👑
@inantaSomalilandkufanta7766
11 ай бұрын
Muna iyo axmed iyo axmed sxbki iyo hud.hud wan idin wata siba axmed sxbki iyo hud.hud♥️💪
@user-lv4kz1iy3h
7 ай бұрын
Hussen dulqaadkii o qofa❤😂
@AWO-vp4xj
11 ай бұрын
Muuuna faysal kabtada lama xidhan karo😂😂😂😂❤
@Ramdammubarak
11 ай бұрын
Janadana xuural ceeyn baakugu sugeeya ee xageenkagalnaa nagaha😂😂😂😂😂😂❤
@amiirahabdirashiid8518
11 ай бұрын
Hhhh Ahmed sahipki 😂😂munay wlhi funny ba tahay nolow wll❤😂
@jamaalcabdi5505
11 ай бұрын
Fani waalaahay muuni❤❤❤
@Mali-bt
11 ай бұрын
filimkan qof walbo ka qeyb qatay wa halyey somaliyed.. wlhi wa world class beelo caadi ma ahan
@youssoufadenkader2198
11 ай бұрын
Funny wlhi wll munayy nolow from djibouti😊😊😊
@sidiqabdiqani3986
11 ай бұрын
Munaay ku wadana wa is not easy Axmadoooow wxd thy Another level😅😅😅😅😅😅
@nassiribraahim2584
11 ай бұрын
Woooow jilayashaa ree hargeysa Waa idiin salamaay haal fikir oo Dhib weyn inaagu haaya mustaqbalka caruurtenana khataar ku ah yacni jiilka soo kacayaa yaan jeclaan lahaa ciid idiinkagaa Haboon maa jirtee inaad flimka xigaa kaan kaaso dhigtaan taaso ah caruurta islaa baxsataa ee is meher xaada iyaaga oon masulayd midkoodna qaadi kariin kunaa bararujisan caruurta in Jacayl ka tacaab ka horeeyo aan adigooon shaqeysan ama waxbaran inaan Jacayl iyo gurtonaa ku bananeyn waxa gaajadaa iyo faqrigaa inoogu wacan Waa jiilki hoore oo loo dab la yahaay ku kale Haa imaado Fadlaan Bl ilaa eega. Ariinka Hadii uu flim uu qalmo kharash laa galin kaaro Fadlaan kaaso sameyaa Waa bilahi tawfiiq Asc
@wardamohamed
11 ай бұрын
Manshalh idea fiican weeye waan taageeay fikirkaa😊
@baxsan
11 ай бұрын
Waa saxsantay wll ilaahay somalida wax ha fahansiiyo
@hamoudahappy6786
11 ай бұрын
Munaay hppt funny ayaad tahy noso badiya.❤
@user-yt3jq5gu5o
11 ай бұрын
Ahmad zabkii is not easy
@Ubahabdisalam159Abdi-ln6bl
11 ай бұрын
Funny tahay wlhy munay part 6 kuso dhaqsada from itopia🥰
@MdAkibb-sw5ue
11 ай бұрын
Munoy soo badi Filimk axmed zaxiibkii
@HodanXasan-oq9wu
11 ай бұрын
Muna faysal waan ku wataaa walhi fani
@sahidasaleeban8394
11 ай бұрын
Walhi muna faysal waan ku haysta❤
@abdirahmanilkacase8727
11 ай бұрын
Qaybtii aan sugayaa soo dhacdey muna faysal axmed saxiibki sowtaa wadnaha ridey😂😂😂😂😂😂😂muna big fans ❤
@Muniiriita
11 ай бұрын
Wllhi funny thy Ina faysaleyy keep going sister ❤😊😂😂
@user-kq5kh4qh2j
11 ай бұрын
Muuna oo come back samaysay soo badi filmada
@MahadMuuse-kf6le
11 ай бұрын
Keep going muna faylsal
@CABDIMAXAMEDCABDIMAXAMED-pf3fs
11 ай бұрын
Boqorada ❤muna ❤faysal ❤
@mabzuud9478
11 ай бұрын
Wlhi caadi maaha flim ku 😂😂😂😂😂😭💔
@deeqaaadam1608
11 ай бұрын
Ahmed iyo muna is not easy❤😂
@hodanbashir7886
11 ай бұрын
MashAllah siz muna
@saynabahmed9821
11 ай бұрын
Hhhhhhhhhh mahadsanid wll Macaan
@xurmaysan6655
11 ай бұрын
Heer waxn gadhay inaaan sugo Ahmed saxiipkii amraka ilahay 😅😅😅😅😅
@NimaSaid-sq4un
11 ай бұрын
Wan qosola wlhi😂😂😂😂😂😂😂
@yaxyedaallo6958
11 ай бұрын
Muuna Faysal Guulayso waxan ku Leeyay Hore usoco wllo
@MuhiimCabdimuuse-vw8ck
11 ай бұрын
❤️❤️❤️✨️✨️😂😂😂😂😂😂😂Axmadoo kale jah
@engrabdihassanlodoon6840
11 ай бұрын
If kii baan kaga amaan laanahay Aakhirana Xuural Canbaa joogta kulaha kkkkkk
@user-ig8hr3yn9p
7 ай бұрын
besti filim❤
@barwaqomohamed2240
11 ай бұрын
Misaajid walba waa layga habaaray hud hud wlhy fani 😂😂😂😂😂😂
@amiirofficial2490
11 ай бұрын
❤part 6
@momtazismailhussein8847
11 ай бұрын
Waxan wllhi ku qoslaa how axmed says xabiibi❤😂
@crixiinmaxamud3654
11 ай бұрын
Keep going muna
@user-er2yg7ml1b
11 ай бұрын
Muna anda leefar😂❤prefer
@hudiitha4465
11 ай бұрын
Wow eshcalaa filim😊
@user-eo4tz8ki9x
11 ай бұрын
Waa nolon buluug is Akhtar isku jirta kulaha😂😂😂😂😊
@hoodoosman5527
11 ай бұрын
Amarka ilahay wapa sugaya filimki Ahmed saxipki😂😂
@ayaanmowlid4932
11 ай бұрын
Muna faysal cise din ❤
@maxibusuri7466
11 ай бұрын
My Muna❤
@user-ui7mw1zt5y
11 ай бұрын
La soo dhakhso apayo plzz
@AmiinBashir-kt1en
11 ай бұрын
FiliMka taxanaha ka daaya wllo
@FaysaZiciid-ep8me
11 ай бұрын
Muunay Laydinka Yaab Walahi Lakin Ziztery Bart 6Noogu Soo Dhaqso ❤
@user-nc5oe9nc7b
11 ай бұрын
Hud hud is not easy big rufiyaaan😂😂😂😂💃🏻
@qaysmohamed659
11 ай бұрын
Naa horta waxaan ma adigaa iska duuba walal
@pricess1772
11 ай бұрын
Muna funny waye❤😂😂
@museismail
11 ай бұрын
Muna feysal ciise Guleysta kuligena
@abdijibarabdirashid-rp5og
11 ай бұрын
Best movies
@AsmaAsma-gy4rp
11 ай бұрын
Hhhhhhhh ilaa filmka magacisii wala badlay😂 ahmed sxpkii😂wlee kuni waa funny😂 somliwood inoo smeeya kani uu film iyo jilaayo dhafee😂 keep going guys😂😂
@sahracaligdhejeke5818
11 ай бұрын
walaahi funny funnay ayaa tahay muna faysaley 😂😂😂
@ibrahimhussein8505
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Amaalmuuse-vr7dt
11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣muna waa runtaa 💕💕
@aishaabdirahman6749
11 ай бұрын
Muuna faysal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hoodomohamed8779
11 ай бұрын
woooooow Ahmed 😅😅😅
@saynabdaahir6113
11 ай бұрын
Maxad kala raagaysaan dee noosoo dadajiya waan daalay saan u suaynaye
@ayubsaid
11 ай бұрын
First
@fathiacheik4938
11 ай бұрын
❤
@ShakiibNaymar-vb6ww
11 ай бұрын
Muuna walhi waad iga qoslisay😅
@ihavenoidea6889
11 ай бұрын
Xuseenaa ahay taagan yahay kkkkkkk
@yasminamin1615
7 ай бұрын
Hud hud kulaha habar ilahayban qaba masajid an layga habarin majiro 😂😂😂😂😂😂😱😱
@HanadAliismaaciil
11 ай бұрын
Axmed zaaxiipki waa nin adag weeyn
@user-pz5cb2mx4e
7 ай бұрын
Happi sidu udhahO axmed qosoL wLhi😂😂😂
@sharmarkemawlid3003
11 ай бұрын
Nacabka buufiya oo practical ah😞😞😞
@xamdaabdi7889
11 ай бұрын
🥰🥰❤
@wardaabdillahi5538
11 ай бұрын
Alaa hudhud wa habar qabeh 😂😂😭
@azumaden777
11 ай бұрын
Best film with mona faisal ❤
@ayanzaali3623
11 ай бұрын
Qosol iguma harin ahmed sxbkis😂
@radwayar9182
11 ай бұрын
Muna faysal is not easy wllhi
@MunaHamse-tl8zt
11 ай бұрын
Masaajid an lyga hparin kulhaa😁🤣😱
@SayidCumar-nb1tu
11 ай бұрын
𝒘𝒂𝒙𝒃𝒂𝒌𝒂𝒎𝒂𝒔𝒐𝒐 𝒏𝒂𝒂𝒔𝒂𝒄𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒖𝒘𝒂𝒏
@nashaadismciil1552
11 ай бұрын
Funny thy munay😂😂😂
@mabzuud9478
11 ай бұрын
Hud hud😂😂
@SiciidSaleeban-uv4mk
11 ай бұрын
Axmed zaaxiibkii
@user-zn2er9wd2q
10 ай бұрын
walaaley ma anaa la ii kaa soo direy test ayaan leeyahay adna filmkaan baan ku heystaa bal walaaley yara haki ilaa august hhh
@ZihaamAhmedMahamed-ue5ud
11 ай бұрын
Muna faysal isn't easy 😅
@IsraMukhtar-ju1uf
11 ай бұрын
Muna Faysal lasodhkhsada dee wad laragtene
@sahalsiciid1318
11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉😂
@asmaasma5194
11 ай бұрын
Muna isnot easy❤❤
@munacabdi3014
11 ай бұрын
Axmad saxbakii waxab heley walahy😅😅
@juweeriamohauud8947
11 ай бұрын
😅😅😅 hindiga ba wa laga marayaa munaay funny badthy wlhi ❤
@ugpaadduniyo-ek8rf
11 ай бұрын
muna io hud hud wlee qomkeena maaha😅😅❤
@user-cg1ms1te5r
7 ай бұрын
Adigu la haysta Huseen waxn u haysta in Lug lagu jiiday kulaja 😂😂😂😂😂
@momtazismailhussein8847
11 ай бұрын
Lugta yaa lahaa 😂😂
@mabzuud9478
11 ай бұрын
Dee shopping kii ooop😂😂 hadad dontaan dhintaba m😂😭
@dajiyamohmethaadan2223
11 ай бұрын
Ala masry badan ma aniga😂
@hibomahamed3311
11 ай бұрын
Rufyaninta it no easy😂😅
@user-cn2dy7lo4k
8 ай бұрын
❤asc
@hodanbashir7886
11 ай бұрын
Farax is not easy munaay😁😁🤣🤣😁😁
@baadaducaale6952
7 ай бұрын
WLL JIRIQAAGA MEESHA KADHEX CIYAAYA EE DHAGIHII NAGA QAADAY MAMAQASHAAN MIYAA😱🙉
@Nawaalahmett-ws9tz
11 ай бұрын
Mana is not easy 😅😅😅👋
Пікірлер: 192