riinaa inta aragtay iney mid iyada ka daran dahabka ka cuneyso ii soo jawaaba
@xafsaxafsa7154
5 жыл бұрын
kkk wlh ben maha tu kalo abaree wax u dhibanosa
@farhiyafoodrecipes2243
5 жыл бұрын
Naag Balaayo ah baa u soo baxday niina kkkk
@ficaaneybeauty5156
5 жыл бұрын
kooshin sharmaarke 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@queen-xd9wr
5 жыл бұрын
Waa sax walaga cuni dona taas hhhhkkkkk😄😄😄😄😄
@lailahussein721
5 жыл бұрын
Wxn jeclahay qeybta yar ay parastamol iyo farhiyo ay jilayan
@fatumagure4537
5 жыл бұрын
Waliga like ma halina please like isiye
@abdulqadiradayomar1749
5 жыл бұрын
Kk
@libanmohomud2907
5 жыл бұрын
hhhh waa kugu adkeeyay anigu inyow
@marizamanka7267
5 жыл бұрын
Intii aad filim u sugese like isaara 😀
@empiresaara9927
5 жыл бұрын
Xafladaa joogaa xan diyaar uma ihi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sameerahajia4600
5 жыл бұрын
Hey this absolutely amazing all of them are great actors Especially I love Ifrah Udgon /paracetamol they are my favourite couple. Rina waa shaydamad but I like her energetic vibès 😊 😘plz keep going thanks Sona production although it been ages since I watch it .
@abdikariinofficial1664
5 жыл бұрын
Hh
@borbowahmadey2684
3 жыл бұрын
Masha allah waa dad aad iyo aad is kugu dooban run ahaantii waxaa isoo jiitay farxada sida aad wax u jileeysiin hadaan dib u bilaaway jahwareer. hada kadib waan idinku xeranahay madaxiina kor allaha ka dhigo. Hada waxaan maraa qeybtii 10aad ♥️👏🏾👏🏾👏🏾
@ifrahabukar1620
5 жыл бұрын
thanks sona production wan jeclahy filimkan
@rukhiahassan
5 жыл бұрын
masha allah somali waa dad talents fcn leh ruwaayadaan kuwa dunida wee latartami kartaa qaabka jiliinka dadka jilaya qaabka ee ujilayaan wlh aad ayaan uga helay
@abdiladiifhassan4515
5 жыл бұрын
5:46 axlaa cod masha allh
@Amuula
5 жыл бұрын
We love u 2 kooxda Jahwareer 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Somali ha is raacdo meel kasta ay joogaan
@nourapeaceshow9085
5 жыл бұрын
Waan dareensanaa in khalad yar ku jiro muuqaalkii hore waanan rajaynayay inaad sixi doontaan #sonna_production 💪
@sagalaftax2826
5 жыл бұрын
Buugacaashaqa huno SUBSCRIBE ISAAR PLEASE 💖
@nourapeaceshow9085
5 жыл бұрын
@@sagalaftax2826 wllo waan kuu saaray adna sidoo kale igu sharaf aan is caawino huuno 😍
@sagalaftax2826
5 жыл бұрын
@@nourapeaceshow9085 haye wll thanks
@murtimaalshow
5 жыл бұрын
Waryaa Alla Yaqaan Jahwareerkii Oo Caadiya Baa Anaga Nagu Matasheene 😂😂😂
@somaliqueen829
5 жыл бұрын
Qayliye Media war anigi baa jaah wareersan wlhi hh Film kan Ma fahmin anigu
@alidaahirqoorsuul2201
5 жыл бұрын
Qofkii 30aad Ayaa Ahay Fanankii Ugu Horeyayna Wa Ahay Ee Subscribe Iisaara Like Ha Ila Garab Marin Mahadsanidiin
@abdieeraan2912
5 жыл бұрын
Maa siidas baa lagu jojiyay filmki waliga madan siidan ulaa soocday malin walba waxan eega in qaybti 11 laa soo dayay
@zakihassanabdi8679
5 жыл бұрын
I haven't seen such a beautiful film Somali like this nice keep going on.. but I'm in love with ifraah so pretty....
@sahrakaneec9933
5 жыл бұрын
filin kacsn
@Abdullahi25
3 жыл бұрын
Jcl kiira run kadhiga waa isku nuureysiin masha alh
@zakariyecarab9369
5 жыл бұрын
Intii dawanyaa 2019 like isaaraa
@zackabduqadir736
5 жыл бұрын
5:45 fanaaniin badan baad ka cod macaan tahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@richman3322
5 жыл бұрын
Woow ushacalaa film thanks for those actors... Inta jecel please ❤👈
@maryamajibriil6140
5 жыл бұрын
Team jahwareer one love Baristimool Wan ku heestaa 😍best actor waaye Walahi sharukhanka Somalia waaye siduu u dabacsanyahay
@alinahersi585
5 жыл бұрын
I love this shows 👍😂
@fatumayussuf8380
5 жыл бұрын
Mashallah waa film somaliyeeda oo dhelatiran. .horay u socdaa team jahawareer.
@HassanMohamed-bo7wc
5 жыл бұрын
abti waxa an ka helaa sida aad u jisho jacaylka zxp
@caalinAbyan
4 жыл бұрын
Wacyi galin wafaqsan dintena iyo dhaqankeena Wa sidad u tidhi Hadaba hab/hug in la isa siiyo Kee ayay wafaqsanty Diinta or dhaqanka?????!!!!
@mohamedosman8686
5 жыл бұрын
dhamaantin waan idin hambalyeynaya from djibouti walahi horay u socda waanan u xiisi donna filmkan inchallah
Wllhi film aan udhigo ma arkin hanaga dhamaynina haiska socdo
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
5 жыл бұрын
Nov 14 2018✋
@saadaqwarsame6477
5 жыл бұрын
Gabadha ugu dheer masha walahi quruxley wayee masha allah
@quman1439
5 жыл бұрын
Subscribe igu booba somali maxamed
@faizatoxobow7414
5 жыл бұрын
Maxamed parastimol wey waa leen maskiinka dadka xumaanta jecel ha u jooginina jiliinka malaha xishood ee hore u socda walaalayaal best filim
@sagalaftax2826
5 жыл бұрын
Faiza huno SUBSCRIBE ISAAR PLEASE 💖
@saxarlaqalaf6249
5 жыл бұрын
naagtan riina waan necebahay
@fahiimaabdiaadanfahiima2348
5 жыл бұрын
Dadkaan liketa raadiya maxay ka helan wanba yaabe🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@shukrishacni1674
5 жыл бұрын
Hortaa aan yaabnay
@xafsamaxamed6502
5 жыл бұрын
Masha allha wa riwayad macan
@hamda114aweys6
5 жыл бұрын
aniga riina lee yaa ii keeno aan cajiiimee😡
@aminaidris5342
5 жыл бұрын
Maad ka deysid waa qofta meesha kululeyneyso
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
5 жыл бұрын
Haa walaahay😡😡😡
@farhiyafoodrecipes2243
5 жыл бұрын
Yayna dahabka kaa xadinee joog kk
@nashaadsaxane0222
5 жыл бұрын
War aniii wan cuuni lahaa taas
@NimcoGlam
5 жыл бұрын
Soo booqda fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💕💋❤️😍🙏
@maxamuudawdoon3813
5 жыл бұрын
Mash allah waad ka baxsaten ash cala film film aan udhigaba dunida kuma arag waxan sugnaba waa qeybtii 11
@ruweydatiktokchannel8687
5 жыл бұрын
Asc filimka waaka heley ee halkaas ka wada asxaabta soomaaliyeed tnkz xxxxxxxx
@neimadarar6081
3 жыл бұрын
Filimki jahwarer away qaybti ka danbaysay 15
@innocentgirl649
5 жыл бұрын
ninkan DJ Shubeyb layiraah iyo naagta Ifrax layira dad lagu badalo raadiya plz hdlka dhib ku eh qof an af miinshar ehen riwayad majili karo
@ZahraAli-mb9vn
5 жыл бұрын
Innocent Girl saxiix wlhi 👌🏽
@asmachanel5744
5 жыл бұрын
Innocent Girl ifraah waa actorad top ah wlhi shucaybna am xuma😋😋
@innocentgirl649
5 жыл бұрын
@@asmachanel5744 magaca ifrax gbdha ku jileysa sheekada ayan kawada
@kunjeeranigakujecel32
5 жыл бұрын
Ifrax waaba top ee maxaa ku aragtay wall dj gartay ee???
@ramlahagi2750
5 жыл бұрын
Warada wana silcisen meqa sugenay plz sidan naga daya an idin duceynee aad ayan idinku tixanahay wlh team dhisan oo waxatihin boqol sano filin iney so jilayen run run ayan udhax gala markan dawanayo gulaysta
@mokadleye4571
5 жыл бұрын
Barstamool sxb gabdhaan jeceeylkaan beenta ka daaa wlhi weey ku jecsheey san ka arko
@raqad4642
5 жыл бұрын
mo deck wan is dhahay aniga xitaa dad ba dhahayay wa is qaban ma aqan run iyo been waxay tahay
@لمحبينالطبخ
5 жыл бұрын
Eegmadeeda laga dareema
@a.hakimsufi4910
5 жыл бұрын
Wa runta nin jecelka wax ka yaqaan baad tahey
@aniaashroff9095
5 жыл бұрын
I love ths ruwayada when it's starts bt the ending is always awful,we didn't knew everything and you say it's the end,make some improvement
@amranchannel4881
5 жыл бұрын
Farxiyo iyo axmed jacaylkey nagu dul jalayaaan calool xun ayaaa iqabtahy jacaylkygiii ban xasuustahy 😂😂😂
Barastamol iyo xabadiisa woxooda film jilow kabadane ma is qabaan mise???? Waali Casey wadaan waawareey xishoodka waa iimanka barkiis xataa hadad isqabtaan plz
@sayidmaxamedtabaarak3896
5 жыл бұрын
Waxa la dhahay naagta ninkala qabo asagana naag kale uu qabaa😂😂😂😂😂
@samiyahassan3921
5 жыл бұрын
iglaan ahmed سر اقحيظ بسند نثمدينزث عقار مثنزث
@nimcotoosan4963
5 жыл бұрын
nimcaan hilaac
@princesseayanjaina3494
5 жыл бұрын
inta isla jecel ifraah and practimol inay midooban like ii Sara ilahay markii wan ku haysta jiliinkooda sido kle Dr sheceyb siduu u hadal funny camal hhhh all of you guys keep going i like it realy jahawareer group
@farhandouh5009
5 жыл бұрын
Wad mahad santihiin
@bilanmaxamuud8168
5 жыл бұрын
Asal alla mxn sugay 😍😍😍😍
@maymokhalaf2477
5 жыл бұрын
Sonna production aadbaan idiiin taagera wllhi guulaysta idilkeeenba
@asiyadiamond5693
5 жыл бұрын
Filimanta Sona Imaba Dhafan Midhksta Wan Dawada Xisayn Darted🤗🤟👈
@hibomohamed8887
5 жыл бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo kkkkkk
@sagalaftax2826
5 жыл бұрын
Hibo huno SUBSCRIBE ISAAR PLEASE
@lajecleeymahad601
5 жыл бұрын
Waa nagu xumeeyseen baxa bushi idin gale
@zahruujazahruuja1872
5 жыл бұрын
Masha allhaa wa filmi cajiib ah waxbadan ayaa sugayay e qaybta kale so bobsiyaye
@QueenHamdi632
5 жыл бұрын
Waanba daawanay cml qaladkiisa xitaa
@asmaqalbisomali86
5 жыл бұрын
Inta uu ka soo daahee dhararzady like iisaar uxiizny
Soo booqda fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME W💕❤️💋😍🙏
@heidibloomheavenlyh
5 жыл бұрын
Bravo team sonna production
@mahmudomar3273
5 жыл бұрын
masha Allah waad dadaalaysaan sonna production
@waaiskaaduun3422
5 жыл бұрын
Masha allah midabkeedi xariirta ahaa bay daysatay
@salmadhayman4869
5 жыл бұрын
Ala jcliyaaaa 💖
@ayaangeelsugestyle4294
5 жыл бұрын
Sheekadaan madhamastay 😩
@kadheinayusuf9478
5 жыл бұрын
I really love u guys sona production specially this cute couple even thoe is not real u guys r example of young generation and I wish u guys keep going and bring more happiness to our people speaking from heart I never enjoy tv show like I’m enjoying now proud of u guys 🙏🏽👑👸🏽💯
Axmed rasta ala ninkaas wan jeclahay fankiisa oo isoo qabta
@qadroqaliqueenqali4545
5 жыл бұрын
nice Allah ha idin xifdiyo
@hodanboqor8194
4 жыл бұрын
Xirsigii miyaa caay noqoday tallow
@m.muraadhaybeyusuf4717
5 жыл бұрын
Filimkii wad nugu dahiseen qaybtii 11
@roodaahmed3888
5 жыл бұрын
Woow
@hamdanor9845
5 жыл бұрын
Filinkn wan jaclhy inta ila xiizynyso like😍😍😍😍
@fadumoabdalafadumoabdala5327
5 жыл бұрын
Barastimol iyo Tusmo waa ku haystaaaa Filmkooda
@qaalihussen2452
5 жыл бұрын
I veckan innan jag började med en egen hemsida med stamtavla Johan och Finland smygpremiär i Halmstad AB i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan
Пікірлер: 912