Film| Qaybtii 3aad Waxay ogaadeen Quruxlowgii koobka Quruxda qaaday inu qaliinka quruxda galay
Waa Film lasoo khulaaseeyay oo Aaad U xiiso badan.
Haddii aad jeceshahay filmaanta: Korean, Chinese, Japanese, Indonesian,iyo qaar klaloo badan fadlan nagu soo biir
Oo ka daawo chanelkeyga filmaan lasoo koob koobay oo ku cajab galiya
Daawasho wacan !
ASC, DHAMAAN ASXAABTAYDA QAALIGA AH. MAGACAYGU WAA NERMIN ABDALLAH.
AAD IYO AAD U MAHADSANTIHHIIN SIDA FIICAN EE AAD MAWALBA IILA SOCOTAAN.
HHADDII AAD NAGU CUSUBTAHAY FADLAN CHANELKA SUBSCRIBE NOO SAAR, HADDII AAD HORE NOOLA JOOGTAYNA WAXAAN KU LEENAHAY WAA MAHADSANTAHAY.
MAHADSANID!
Негізгі бет Film| Qaybtii 3aad Waxay ogaadeen Quruxlowgii koobka Quruxda qaaday inu qaliinka quruxda galay
Пікірлер: 121