FOOLKAANO waa sheeko gaaban oo laga sameeyay waxyaabaha dhici kara hadii aan shaqsiga ka fiirsan tilaabooyinka uu qaadayo.. waxayn ku saabsan tahay nin truck driver ah oo xaaskiisa been u sheegay isla markaana gabar kale ku guursaday magaalada dhinaceeda kale.
Негізгі бет FOOLKAANO
Пікірлер: 196