Soomaaliya waa in ay u dirtaa ku saabsan jeneraalku waa in uu ka hadlaa inta Soomaaliya ay hagaajin karto maalgelinta hay’adaha dowladda oo ay ku jirto kobac dhaqaale waxa uu dalkeenu ku guulaysan doono.
@AbuukarKurey
3 ай бұрын
Kusoco Fowziyo Guull Ayaanu kuleenahay
@zeinabsaidsalah2678
3 ай бұрын
Foosiyaan dooraney codkeenna foosiyaansiiney
@abdulhersi8043
3 ай бұрын
Cod Majiro
@HausOfCleopatra
3 ай бұрын
Haa
@KamalAbukar
3 ай бұрын
Waxaan kula talinayaa dadka Soomaaliyeed inay iska ilaaliyaan Xasan waxa uu isku dayayo inuu faquuqid Fowsiyo ka sii ahaado wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
@abdulhersi8043
3 ай бұрын
Lagu Ma Maqlo
@mohammedabdul5923
3 ай бұрын
Garguurte wa beenaloo tase ma suurtobeyso khainka somali wa garguurte iyo Geele
Aden MayMay petrol iyo uranium ayuu ku riyooda meel ay yaalyaalliin . Waar adduunka ma jiro petrol la daawado oo aan lasoo saarin waayo adduunka u baahan , dalka uu ku jiro ayaa u baahan oo sharkadaha qoda ayaa u baahan . Xataa iyadoo dagaal socda ayaa la qoda . South Sudan iyado dagaal socdo ayaa lagu heshiiyey in petrol-ka la qodo oo labada dhinac loo qaybiyo lacagta
@FartomatiJ
3 ай бұрын
Habarta fowsiya la dhaho waxaay aheed damjadiid xasana wiu nacay maxeey wagii hore ee kursiga loo doiday u sheegi wayday mac sonkor ayeey ku yahay kirsigaana kenya ayaa loo rabaa
@City-sr4iv
3 ай бұрын
Asc macalin adan
@osmangiire1349
3 ай бұрын
Habarta kistii loo balan qaadye ayaa Culusoow iyo Calooley geele kuboodeen😂 Belo! Culusoow xabaaloqodoow habar maas’udahaa😮? This is what Somali nation became! Subxaana Allah!
17:55 Tan Qarankiisa baa ka mahiim baddan. War Somali-Land. Heerka Somaliya iyo Sharafta Dalkiisa. Baa #1 aheed inuu fiiriyo.
@KamalAbukar
3 ай бұрын
Geele waa cadawga ummadda Soomaaliyeed ee doonaya in uu xoogga saaro dalka ku xeeran badweyntiisa Geele ayaa dantiisa ku helaysa lambarka koowaad Geele oo ku soo biiraya Soomaaliya si uu u saameeyo Ismaaciil Cumar Geele oo ah Geele cagajugleyn Hasan Sheekh Maxamuud oo ku foogan waxa Geele yahay. saamayn ku yeeshay Xasan eryada Fowsiyo waxa ay awood u leedahay in ay noqoto guddoomiyaha Midowga Afrika.
@siciidmohamed137
3 ай бұрын
Ninkaasi waa asiibay arinta meesha ku jirta sheekadu maaha fawsiya ee waa ladagagaalanka qaranimada soomaaliyeed waxaana looraacayaa dhuuniqaatayaashii doorway xasan sheekh ee wasaqda meesha keenay
@KamalAbukar
3 ай бұрын
Dhageyso waxa aan faah faahin ka bixineyno sida saxda ah ee aan idiinku soo gudbineyno qalbi ahaan wax faa'iido ah nooguma jirto in Ismaaciil Cumar Geele uu rabo in uu dhaco kheyraadka Soomaaliya ay wax badan yeelato fadlan ha u ogolaan Ismaaciil Cumar Geele kheyraadkeena in uu ka faa'ideysto waa la iska leeyahay. anaga si aan u soo celino badweynta tan ayaa nala weydiistay.
@KamalAbukar
3 ай бұрын
Geele ayaa doonaya in Kenya kursigii ay Fowsiyo ku matali lahayd inaa Kenya ku safato, waxaa lagu canaananayaa heerka uu Geele la kulmay dalalka Afrika oo dhan uu kaga yaabay in uu su’aalo waydiiyo Xasan, sababtoo ah mid ka mid ah Damuljadiid ayaa waxaa ku dulman Ismaaciil Cumar Geele. kani waa kan uu isagu yahay qoraaga ugu weyn ee murankan.
@COD-MIIR.
3 ай бұрын
28:10 Ma Waxaan laga yaabinaa. Hadana wxaa ka Darran. Xasan Shiikh Oo Suit xiran, Oo MW S9mali camal u muuqda.
Cadawga aan ka adkaano si aan u saxiixno codsiga ah in shacabka Soomaaliyeed ay ku taageerayaan Fowsiyo waxa cadowga uu kula dagaalamayo dalkeena Soomaaliya ma jirto in aan is indha tirno haddii aan Soomaali nahay intee in le’eg oo qabyaaladda dadka Soomaaliyeed ay ku dheggan yihiin waa in aan iska deynaa qabyaaladda. in aan qabyaalad lagu dagaalamin.
@COD-MIIR.
3 ай бұрын
19:44 Boobka Somaliya beey ka horr aimaan. Iyo Xaditaanka Qaranka.
@dilara-jj5yj
3 ай бұрын
Hhhhhhhhh urur samaale sootey shly ahaayeen 😂😂😂😂😂
@Cumarmaxamedwarsame-sf8sh
3 ай бұрын
Ustaadow mw geelle mw xasan labadooda waa shaqaale roolla odinga ayay la rabaan yay kuu sheegin soomaaliya allaha u naxariisto aamiin
@zeinabsaidsalah2678
3 ай бұрын
Gudiga aawaay mallasameeyey waa inlasameeyo waa inaay isillaaliso insun loo dhiibo biyo sun lagushu is illaaliso ha iska illaaliso
@zeinabsaidsalah2678
3 ай бұрын
In aay shirqoollaan oo aay dillaan waa inaay is illaaliso
@bureeqamaxamad25
3 ай бұрын
Waxaan rabaa inaan ogaado foowsiyo ma tartami kartaa hada
Пікірлер: 44