Waa xasuustii Ahun Maama Khadra Daahir Cige iyo heesteedii Sheeko Baraleey, heestan waxaa sameeyey Cabdiqafaar Ciise Cagoole laxanka iyo muusiggana waxaa lahaa Siciid Xarawo.
Waxaa hadda si habsami leh oo heersare ah inoogu tumaya cuudka Al-ustaad Cabdiraxmaan Muuse-Nuunne, halka codkan kii Khadro laga jeexay ay inoogu qaadayso fanaanadda wayn ee Fowsiya Rindai. Aad bay u mahadsan yihiin labaduba.
Daawasho wacan.
Негізгі бет Музыка Fowsiya Rindai Ft Nuunne | Sheeko Baraleey | Xasuustii Khadra Daahir Ahun | Qaaci
Пікірлер: 16