Cunto macaan lkn cagaarka biyo meel ku shubo markaas halhal u dhaq si biyaha kaaga qasaarin ciidna uga baxdo. Ka din goo’goo. Cagaarkana markii yaanyada basasha iyo baradhada la dalaco ayaa lagu daraa. Dabka ayaa la tusaa waayo cagaarka hadii saas loo kariyo vitamiinada ama vitamins ayaa ka dhimanaya.
@annaahmed2564
Жыл бұрын
Nonol qurux badan waxey taalaa soomaliya wadankii qeymaha badnaa masha Allah horey usocda sharka iyo sheydaanka alle ha idinka hayo thanks for sharing qaaliyeey.
@AnmTV3329
Жыл бұрын
Maasha Allah cunta nafqo ah oo wadani ah Ismahan wadani
@hodanmohamedlifestyle
Жыл бұрын
Maansha allaah nolo aad u qurux badan dalkii hooyo❤️❤️❤️
Masha Allah Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy soortii maraqii, basbaaskii oo dhan baa meesha ku dhan waa isku dhuuq oo Kala dhuuq Inaba cadi ma gacantaada alle Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing.
@hamza-kdus
Жыл бұрын
Masha allah xasuus na galisay walal qaali
@Gory-ali
Жыл бұрын
Maasha allaah. Ismahaaneey. Lama huraan. Waa. Coowska. Jiilaal. Aad. Baa ugu faraxsanah as y noloshaan aan ku dhashay qurbo. Waa. Kuqasaarnay
@genevieveskehan9925
Жыл бұрын
So amazing looking. What is the name of the leafy greens that she used?
@honorabledanjire8035
Жыл бұрын
We call it costo
@qurxontagury8066
Жыл бұрын
Nolol qurux badan medi an ku sokoray ah alla Maxan u xiisay xafadaf suqa xolah cuno dabi ci ah mashalllah
@hasnaahmed1
Жыл бұрын
Soorta xoogaa adkeeya manshallah
@benmashegekeisa7538
Жыл бұрын
Very proffesional content creator
@alisaidmohamed6413
Жыл бұрын
Maashalaah
@munoqali826
Жыл бұрын
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
@da8660
Жыл бұрын
waa halkee meshani walaal......
@kaamiloodowa5561
Жыл бұрын
Maasha Allah gacmo dahab aad iyo aad ayaan uga helay muuqaaladaada inkastoo soorta kaa jilicday horay u soco
@caanogeel3705
Жыл бұрын
Masha alaah
@ugaasnuurdeeq1366
Жыл бұрын
#ismahan_gacan_saafi allha ku dhwro wllshy mcn frxd ku waar allha ino kaa siiyo cimri dheer cibaado suuban cfmdta
@hodonugaas7924
Жыл бұрын
Mashaa allah tabaarakallah
@maxamedyare5438
Жыл бұрын
Abayo didiin maba idin jogo wlshy ❤️ abayo waan Ku baryaa fidiyow iga sodub waa codsi waaye ismahaan
@sadaamcismaanahmed9225
Жыл бұрын
Masha Allah ismahan daahir ganey ❣🥰🌹
@mariamira9900
Жыл бұрын
No so badi apyo Ada uga helee m. A🥰🤩
@OmarAhmed-bl3lb
Жыл бұрын
Waaw mesha sab ayaa ka jirta miyaa maanta kk
@aminahussein-hassan522
2 ай бұрын
Masha Allah dhareer aa iga soodaatay😂😂🎉❤🇸🇴caafimaad ku Cuna
@shukriahmed9353
Жыл бұрын
Masha allah yam yam
@shukrihassan1001
Жыл бұрын
Masha allah vedioyadada ad ban Ula dhacay noso badi habibti wan ku tashta vedioyadada cup coffee uso samesto markan ciyalka iska sexiyo keep going sis ❤
@mohamed_adan4028
Жыл бұрын
Keep going my would
@aweesdanbiil8623
Жыл бұрын
FOOD VILLAGE QUEEN 👸 ISMAHAAN D GANEY ♥️ 😋 💖 ✨️ ❤️ 💕
Anoo caano arkaayo inaan wx kle ku darsado haba kayaabin allaya cisag waxaanaa kaa sharafa video aad soo dhigto waxbaan ka bartaa wllshy mcn guulayso #Ismahanay
@shikricabdiraxmaanyuusuf9636
Жыл бұрын
Boqoradeyda dhigaa qiimo dheerow xbbti💝💖💋💋💋💋💋
@fadumoali8301
Жыл бұрын
Spinach Masha Allah
@uhadalchannel7418
Жыл бұрын
Waanolosha ugu farxada badan
@safiyaahmed4855
Жыл бұрын
Abayo goostada afka hore ka gooy caleynta galiyay hakarinine ayada dhan wada jar jar masha allah horey usoco xbbti
@shamsucade5115
Жыл бұрын
👍
@xafsamohamed252
Жыл бұрын
Mashaaallah is lkn Spanish dhaq intadan karjarin whyo markase wasaqda safican uga baxee shukran 😘😘😘
@nimcoBeauty2346
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mohahs4185
Жыл бұрын
waa nolosha runtaa waa nolol macaan xamar cadeey
@berhanegebriel3155
4 ай бұрын
This is the real country or authentiç Somali food,
@ferdousimiah6843
Жыл бұрын
Ouch slicing on that chopping board. Made me die
@fahmamohamad4286
Жыл бұрын
Masha Allah gacan dahab ❤️😘
@naimam.9551
Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah cunto caafimaad leh weeye koostada waxaa laga helayaa iron soorta ilmaha caloosha bay u celinee baasto iyo bariis iyadaa ka fiican
@khadijahali4837
Жыл бұрын
Maa shaa Allah
@salahyusufali
Жыл бұрын
Gacan Dahab 👏
@zamzamcabdiraxman5351
Жыл бұрын
Mashaa Allah Ismahan dahir💖
@fatxifatxi8612
Жыл бұрын
mashalah
@somtube8485
Жыл бұрын
Nice village food 👌
@hassansharkmarke4611
Жыл бұрын
Mashaallah Gdahab well done Guleyso 🙏👏
@abassrastaman8937
Жыл бұрын
Good girls
@balqisaalasow5267
Жыл бұрын
Masham allaah
@Coolgranma
Жыл бұрын
Asc Abaayo Koostada iyo Spenachka Dabka WAA La Ursiiyaa aad looma karkariyo,,, yaanyada iyo khudaarta kale baa la horkarshaa,,
@amalmohamed928
Жыл бұрын
Masha Allah so beautiful 😍 💖 ❤ 💕
@daganmaxamed279
Жыл бұрын
Mansha allah illahy haku ziyadiyo gararashadada horay usoco qali luula
Пікірлер: 209