Abyo Masha allah gabar karti badan ayaa tahay Allah ku barakeeyo Lkn abyo plz warankiilada alaabta ku dhaqeysid caafimaad ahaan idiinma fiicno iska ilaali waa halis bahashaas
@Aliaahmed12
3 ай бұрын
Wey fcnthy jermiskal disha isbuucii mar iyada iyo biyo kulul weelka dhan ku dhaq
@QueenMuniiza
3 ай бұрын
الله يحفظكم ❤
@salwaarab6435
3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@nasiibaamino9379
3 ай бұрын
Abyo gabadhaada timaheeda waaa low prosity hair timahaasna looma ogola protein wax ku jiro bariiska biyahiisa avocado 🥑 🥚 ukunta ka daa marka wayka qalajinaysaa
@neeyruuscadey4248
3 ай бұрын
Xbbty maxa lagu kartaa timaha aan lamaranin nafaqada
@khadijocadey4382
3 ай бұрын
Samiiro abayo abuukar aaway ayaantan ma arkine
@dhibyarinolowdhulka7697
3 ай бұрын
Masha Aallah Masha Aallah Masha Aallah ❤❤❤❤❤
@minaahmedmohammed8255
3 ай бұрын
Man sha Allah illahey haku barakeeyo lkn samiiro maxa kafale Canada has 20laha dhoor xabo ku tala jikada
@زهرةصباحي
3 ай бұрын
اللهم آمين يارب
@user-wo8cu8xw8v
3 ай бұрын
MashaAllah ❤❤❤
@najmaali1123
3 ай бұрын
Mash Allah
@IfrahaliIbrahim
3 ай бұрын
M.allah
@sumeyaabdi9176
3 ай бұрын
way wiswiseysa
@dahaboosman1228
3 ай бұрын
Manshalah hilibka caloosha ka jeclahay yummy 😋😅😂 samiira siman horay u soco xabibti
@cabdiyare7524
3 ай бұрын
Hadii aay jiraan lamaanayaal badan wlli idinka idiin ma gaaran Aniga ahaan waxaad ii tahiin dad akteyda ku weyn Nolasha niima xumesyo waligeedba 🤲🏻🌺🧕🏻
@CayniCabdi-s3g
3 ай бұрын
Masha Allaha ❤❤❤
@Madiinoxasan-lb8so
3 ай бұрын
Mash alah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farhiyohassanahmed8436
3 ай бұрын
Abayo beerka waa ka helay maalin igu casuun
@kaaftoonlifestyle4685
3 ай бұрын
Xine ugu dar hadad rabto inay xabad nool noqoto
@umumuaad3206
3 ай бұрын
Samiiro ikraan maxa kudhacay
@IfrahaliIbrahim
3 ай бұрын
Runtii abayo vloga wan jaclahay wan kugu dayda wlhi mombasa ayaan jogaa 😊😂
Maashaa allaah tabaaraka allaah abaayo isnamjadka maxa kugu qoran wax aya rawey in kuwaresto❤❤
@Samiirasimanchannel
3 ай бұрын
Siman6140
@Starcabduu96Starcabduu96
3 ай бұрын
Wan arkey abaayo waku gu sodar sadey
@Starcabduu96Starcabduu96
3 ай бұрын
@@Samiirasimanchannel wakugu so dar sadey
@Starcabduu96Starcabduu96
3 ай бұрын
@@Samiirasimanchannel ❤❤❤
@sahraabdirahman3517
3 ай бұрын
Abaayo warankiilada haisticmaalin caafimaadkaaga umaficno ee waxaad iscmaashaa baking soda
@زهرةصباحي
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ubaxali7821
3 ай бұрын
Samiro qurux waxan ka daremaya murug sababto ah waxan ahay dumar wan ku daremi kara ale haka dulqada hade murug jirto hadesan jirina farxada ale haku siyadiyo xabibti wan ku tagera byo
Пікірлер: 56