Good job Mohamed, I wish inad kugu soo dhawayno minnealis
@ismailjamal9330
3 жыл бұрын
Wow 😮. I love this guy really couze his change my life a lot
@samuuramohamed1332
4 жыл бұрын
Walaalky maxamed waan ku taageeraa illaahay haku dhoowro maasha Allaah faraxa iyo nolosha cusub waa in aad qaaraar qaadato farxada waa inaad adigu samaaayso qofkasta oo inaga mida waa uu samayn karaa inuu noqdo qofka ugu farkada badan ama kartida badan waxa keliya ee ay ku xidhantahay i aad ku fekikertid waxkasta oo ijaabiyo inaad ka fogaato waxkasta oo selbiyah sida welwelka ashtaka badan oo aad u ashtakooto qof kale inaad ka fogaato dadka ku niyad jebinaya waayo waxaynu leenahy labo caqli mid soo jeeda iyo mid hurda kan soo jeeda waa kaynu ku kekerto kan kalena waxaynu u dirno ayuu qabtaa keliya hadaad naftaada maalinkasta ku tiraahdo faaiido malihid caqliga hurda run buu moodayaa markaa waxaad noqonay qofaan ku kalsoonayn naftaada jeclayn naftaada hadaad maalinkasta cagliga hurda ku tiraahdo anigu waxaan ahay qof jecel nafdayda meel sare baan gaadhayaa qof quwadle ayaan ahay qof wanaagsan baan ahay wuu rumaysanayaa sidaasad NA guusja ku gaadhayaa wallahy aynu ku fekerno subaxkasta oo aynu toosno inaaynu nahay qof qaaliya illaahyna u mahad naqno Walaalky guulayso💗
@zakijr838
4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي محمد عمر
@mukhtarmohamedali9854
3 жыл бұрын
Masha Allah maxamed Allah hakubarakeyo
@qurixiwaafarakuhayn7107
5 жыл бұрын
mansha allah waa hadalo qiimaleh oo cidii ku jiro hami ama himilo uu rabo inuu rumeeyo u suura galinayo inuu horo isku riixo walalka channelkan le waa wiil marsta noo soo badhiga dad bulshadu wax ka faa iido intaa faa iido kabadana waan kaa sugayna wariye qalbi fiican oo waxad tahy bulshadiisa jecel koronto horamar wacan ayaan kuu rajaynaya adiga intii kula mida wan ku xirnay xiisaha warka balse caawa ka hor kama bixin comment wayo intan wax qori laha waxan akhriya aragtida bulshada iyo siday u arkaan barnamij yada aad soo galiso oo ah kulugood soo jiidasho leh daawatuhunu way ku qanac san yihiin waad ku mahad santahy
Good motivational somali mahomed 0mar go head and I support you insh alah enough is enough it is my time I am moving here to reach where dream and bigg my main insha alah and I hope here
My real example mohamed omer hdan awooodi lha mel wlpa ad tgto wn imaan lha zn u dhageyzto motivation kga
@drsakirmohamudoogle3349
4 жыл бұрын
MoHaMetH omar👆😋
@teamkasow9553
4 жыл бұрын
Ilahay qof walpa wuxu siiyay hipo u gara marka mohamed Omar wuxu ka faaidaynaya hipadiisa isagoo dhiriganiya dadkisa oo u sheegay inay waxqabsan Karan Marka dadka meesha cayda iyo aflagadada la jooge ixtiraam fikirku walalkiin la yimid
@zadiikcali4406
3 жыл бұрын
9/4/2021
@sahrocumar4942
5 жыл бұрын
Masha Allaah waa talo hadii laqaato uu qofka guul ku gaaraayo Habaryar Alle haku siyadiyo garasha daada Alle haku xafido Bahda Xiisaha Wararka Alle haidiin Xafido kudadaala Barnaamijyada Bulshada wax u tara Inshaa Allaah
@catooshexasan174
4 жыл бұрын
Lkn lambarka macalin kayg Nolosha waxaan ubaahanay lambarkii sa halkaa ii gusoodira Asxaabay
@sharmaabdullahi2707
3 жыл бұрын
Wll waxaa rabaa in aan kula kulmo maig aqbaleesaa wll
@faysaxasan1216
4 жыл бұрын
Geesi weeye
@عيسيعبديعبدي
4 жыл бұрын
طال عمرك اخوي
@munomaanka7318
5 жыл бұрын
Wllkey koronto waankuslmay
@xamdixarago1912
4 жыл бұрын
Waxan ahy tageraha 1 ad ayan ku tagera waxa tahy la taliye wangsn o an ku daydo
@ismatube1646
5 жыл бұрын
Wan kusalamay wallke Koronto
@hodoahmed75
4 жыл бұрын
Wad Ku MahadsaN Tihin Wllo Marka Wllkin Suuq U SamayseeN Lkn DawadayaL Fashilmay Aya Tihin Waligina Sidas Aya AhanaysaN Ila OgataN Inad Gulaysteen
@khadijajibril4238
5 жыл бұрын
Nice 👍🏻
@kaliilproduction2523
5 жыл бұрын
fadlan subscribe i saara thnx u
@abdrizaakmohamed6506
5 жыл бұрын
Waaaaaaw hanbalyo maxamed furin hargaysa
@apdilaahirajuu3611
3 жыл бұрын
Dhirigaliye maxamed cumar aad ayaan kalsoni uga qaday lkn manta waa markagi waa markagi waa markagi lkn wa markaygi
@ridwaanmaxamed2250
3 жыл бұрын
Love you mohamet omar
@axlaancabdifitaax9601
2 жыл бұрын
Mᴀsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ɢᴏᴏᴅ ᴍᴏᴛɪᴠᴀᴛɪᴏɴ ᴛʜᴀɴᴋ ʏᴏᴜ ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴅ 🙏
@siiseyofficial6082
3 жыл бұрын
Wax aad ku faraxdo allaha ku tuso😪🙏ana iga farxi subscribe iisar walal lacag maha
Пікірлер: 164