Mashaa Allah walashay fartun Wan ka helay, guuleysta xbbti💝
@Shamsocayni1667
6 ай бұрын
Muhiimka waa inaa caruurtada la joogtid la ciyaartid oo farxad gelisa oo tarbiyeesa Af Soomaali inay ku hadlaan aad bartid iyo quraanka hooya caruur yar yar hayestaa yahay Alxamdulillah walashaa kula joogta Allaha kuu barakeeya KZitem idin xifdiyo Allahuma aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@user-fv9dx9bi4x
6 ай бұрын
Fartuney qeyr allah haku siiyo walahi dhiiri galin ka helaa hada Ato ayuu fiyowgaaga iso dhacay anigoo Xaji Dan iska xanuunsaday hargab iyo qandho madax xanuun Yac an la ehoo iska jiifo ok howsha aduunkane itaalo marku isoo dhacay ani bilowgii sas ufiriyayba waxan is dhahay fartuun way kugu kor shqeysanoysaa adna Adil howl ku taalo inaad dawatid macqul ma ahan Ee kac intay ilmaha dugsiga ka jiran howdha iska bobsii fidiyowgii meshisaa istop ku dhahay markasa howl qabasho galay markan howsheda dhan an so madheystay o istarex u jiifo ayan fidiyowgii dhameystay ka sheekey kkkk abaa Shaqaa sharaf leh ado jiran xitaa is dhib wa furfurabeysa walhi alx Shukran xbbti❤❤❤❤❤❤
@chouchouchoukri1211
6 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊
@shugricaliwarsame7310
6 ай бұрын
Masha allah tabaaraka laah illaaheey hakuu barakeeyo abyo ❤
@fadumo7265
6 ай бұрын
maanta wa ku xaarestey routine ka wlh blhi caadi ma.ahan masha allaah alle ha idiin barakeyo❤ tuuney caddey💋❤
@marianabokar7809
6 ай бұрын
100/100 buu yahay video Maansha Allah hooyo sharafleh ❤
@queenmariam4002
6 ай бұрын
Masha Allah keep going abayo fartun❤
@Ummmustaf
6 ай бұрын
Masha alh tabarakallah kan routine wuu dhaafay allh cafimaadka kuu siyaadiyo adiga iyo familkada alh ku xafido mcnto ❤
@shamafamily123
6 ай бұрын
Mashalaah alah abayo qali hurey u soco qali ❤❤❤
@shukribiilaal928
6 ай бұрын
Keep going abaayo mcn hurry usuco masha allha ❤❤
@ruqiya1304
6 ай бұрын
Maasha allaah allaah ha ku xafido mcn
@Sumayo-fl3ud
6 ай бұрын
Kani wa best routine wallo❤horay usoco
@NaciimoNafta-qe7zi
6 ай бұрын
Masha allah abyo qaali ah❤
@fatumakhalif8533
6 ай бұрын
Mansha allah abayo ilahy hakubarakeyo horay usoco ❤❤
10/10 m.a abyo Allah kula koryo awladaada waxan kacotsana in asxabtaada iiso duceeyaan xanun caajis wal wal iyo muruk ihesto ilahey hay niiga ajarsiiyo blz m.a😌🤲😓
@aliyahmohammed9042
6 ай бұрын
Ilahay hakucafiyo abayo
@haboonmowliid1573
6 ай бұрын
Masha allaha tuney waan ku xiisey wlhi allaha ku xafiido 💋 💯 ♥️ ♥️♥️♥️♥️♥️👌🙏🤲💋💯♥️♥️♥️
@user-zz9pt7vz2o
6 ай бұрын
mansha allh wllo ilahay cafimadka iyo caqligaba haku barkeyo dar ale ayan ku jeclay ilahy isha xasaka ha qariyo hooyo kartile o kudaysho mudan aya tahay mansh allh mansh allh
@KawsarCumar-gz6zi
6 ай бұрын
Tuneed waan ku jeclahy allaah ha ku xifdiyo
@mankanur7758
6 ай бұрын
Frameka TV hostiis ayoo ku qurxoonyahay runta hadaa laka hadlo frame kale inaa so gadado ayaa ku so dayi kartaa meelaha kale lkn meesha oo hada yaalo ayoo ku so baxaa iyo miiska dan sidaa u sharaxdey ilaa iyo TV aktiis iyo hostiis waxbo haka badalin quruxey horey u soco more no so duub❤❤❤❤❤❤
@sahantoosan9083
6 ай бұрын
Guleyso Fartuun Happy Mashaallah
@ayannur4800
6 ай бұрын
Masha allh wlh abayo routinekaga siduu iigu socdo kama sheekeen karo hooyo strong ahna waa tahy allaha ku xafido fartuuneey ❤
@amaaljibriil3687
6 ай бұрын
Masha allha 100 100 ayaan siye Abaayo qali❤❤
@Jikadayna.Somalia
6 ай бұрын
Masha allah tabarakallah ❤
@user-gp3sh8vp5t
6 ай бұрын
Walaashay masha allah hori u soco ilxun kuma aragto routine ka noogu soo dar creamka isticmaasho.
Masha allah ilmaha allaha kula koriyo abaayo tankale video dheer walgau cajisaa kisto gaabi 14 yuusan ka badan
@aishacuud1840
6 ай бұрын
Aniga midka dheer ku heestaa
@hallayusuf-tz6gb
6 ай бұрын
waaw keep going
@hafsoyuusuf6850
6 ай бұрын
Marshall Allah abaayo
@boqoradacadar
6 ай бұрын
Fartuun boqorad baatahy wan ku jeclhay alle dartiis waxaan ku daawan jiray ado singl ah oo ladagan shamso iyo gabdh kale aad habo u ahayd baan umaleen Allha ku xafido qaali xajigayga hooyadiis baa loobogay ah waa boqorad wadaad ah masha allaah dhal culumo baatihiin qaali ❤❤❤❤❤❤❤
@sarah.a4096
6 ай бұрын
Mashaa Allah ❤ 💯💯
@ayushupdy
6 ай бұрын
Ha fartuney frame yada tvga korkisa ina kudhajisid kuqurxnthy ❤
@user-pl4rh2wp8o
6 ай бұрын
Masha alah
@cabdinajiibkhaliif9188
6 ай бұрын
Waaaaw mash allah🎉🎉❤❤❤
@aaminasiidcalimacallin6243
6 ай бұрын
Masha allha abayo qali aamiin yaarabi🤲🤲🤲❤❤❤
@hibomohamed9338
6 ай бұрын
m.a abyo quruxeey aad ayaan kujecelahy walhi ❤😊
@HodanAhmedHoussein-id7ol
6 ай бұрын
Machalah machalah sister ❤❤❤❤ ❤❤❤
@anababokorhamud3860
6 ай бұрын
Masha Allah
@ayaanahmed7946
6 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
@Ummmustaf
6 ай бұрын
10/10 Waaye maanta guuleyso
@asmamohamed2016
6 ай бұрын
Wow so beauty full dress mashallh ❤
@aminakhadar581
6 ай бұрын
MashaAllah ❤️
@salwaarab6435
6 ай бұрын
Routine qurux bdn Ina ader ❤❤
@farxiyoosman4047
6 ай бұрын
Fartuun xa iibtii Albiii alha ku jeclaaado oowlaaada alh kula goriyo we love you wlhi mcnto ♥️♥️♥️♥️♥️
@FarhiaMukhtar
2 ай бұрын
Gabdha kaliya e marka dawado an shaqo qabsado waa adiga abayo fartun shukrn wlhi waxa itahy dhirigalin cajiska xita wu iga baxa marka video dawado wn ka helnay wlhi
@khadramahamed482
6 ай бұрын
Asc fartun iyo munira waxan ku jecelah waa gaari masha allah
Mshalah noon soo badi xbbt waka helany wlhy rotinka badan ilahy haku barkeeyo xbbt ilahy ciyalka haku xiftiyo hakulana koriyo xbbt aamien🤲mshalah forom hrgysa ❤️🦋🫶💋💋
@saabriinsiman2598
6 ай бұрын
Waaaw m.a
@fadumlmohamed4360
6 ай бұрын
Mashalla❤❤
@HawoAbow-fz3dg
6 ай бұрын
Marsha Allah 💕💕💕💕🤲🏻🤲🏻
@user-zz9xv1gp8i
6 ай бұрын
10 of 10 frtuney waliga frsxnow
@hafsoyuusuf6850
6 ай бұрын
Bbisanka masha Allah abayo iskadaa burdaha
@amiiraxariir5389
6 ай бұрын
Mnsh Allh hooyo kudayasho mudan
@QueenMuniiza
6 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@sahantoosan9083
6 ай бұрын
Fartuun Happy
@Madishismailmadishismail-zj6kx
6 ай бұрын
Xappti wanku tageraa manta wexey iga qabate in an comment soo qoro keep going xappti morning iyo evening Qur'an kushid gurigaga xappti al baqra m.a Allah kubarakeyow walal 🎉❤❤❤m.a
@ifrahfarah-su9ws
6 ай бұрын
msllh abayo illahay haa ku dayo wlhi wx thy hoyo fcn dhiib waxad lasmar thy iyo horsintoda way ku celinayan allaha ku gadhsiyo abayo mcn alloww no xafiid awlada
@user-ob5gp8ov3w
6 ай бұрын
Asc Abayo Masha Allah waan kahelaye abayo ee nosoo badi🥰🥰🥰😍😍😍🤗🤗🤗😚😚🤗🤗🤗😎😎😎🤩🤩🤩😊😊😊🥰🥰🥰
@SafaM-ir9co
6 ай бұрын
Caruurta wax lagu cayiloyo noo soo gali tuuneey xabibbty rootiin adaa laguugu talo galay maasha allaah
@badrbadrdjibouti277
6 ай бұрын
MachaAllah ❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@Maryaniit
6 ай бұрын
Fartuuney wllhi wan kuuxisay ayantan talefon mahesan xalay sogatay
@ikhrushpea6101
6 ай бұрын
100 💯 hooyo samaliyeed ❤❤
@user-dt5on9wv3x
6 ай бұрын
Fartuunteydii wan ku salamey abaayo fadhiga qeybta elta ta dhanka balakonka ayuu ku qurxoonyey waan ku tageeraa mcanbadaney
@user-np3if8wx2g
6 ай бұрын
Fartuun dhaga yaraha sida loo isticmaalo vidiyow ga kale ku ssheeg balz wll mcn 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤💏
@QueenMuniiza
6 ай бұрын
miiska white iyo gold ok waayi waakusoo baxaa saa u arkay
Пікірлер: 200