Acww Aad baad u mahadsan tahay AJMAL kuma aqaan IMA taqaanid nidaamka ad u faahfaahisid guryaha iibka ah boosaska bannaan waan dhageystaa iyo shirkadda HIRGAL haddaan u baahdo xamar waan idin kala soo xiriirayaa insha allaah . mahadsanidiin.
@nuroducale7302
Жыл бұрын
Masha allah waa fursad
@raalliyo5952
Жыл бұрын
Maasha Allah, waa fursad runtii
@Maxamedshiine7
Жыл бұрын
Masha Allah walaal
@omarhassan4946
Жыл бұрын
Mahadsanid. Walaal
@qadranuurachannel
Жыл бұрын
Maansha allaah
@nuryousuf5147
Жыл бұрын
boos 25kun ku iibso 35 kun ku dhiso ayaa dadka helikaran
@shlmhd7386
Жыл бұрын
Nur yousuf adiga ku wato 15-20 kun ku dhisan kartaa boos 20 kun ku geli kartaa ilaa 40 kun qiyaasti somalida màanta badankooda waxay rabaan hal màlin ine ku taajiran xaradheere xoig xamar xisaab hala xisaabtamo .
@raisosman554
Жыл бұрын
Boos 20kun meeshaan kamajoogo wll ee xisaabta ha isku qaldin lkn meelo 20kun iyo ka yar lagu helaba waa jiraan daarusalaam iyo xaafadaha aadka udhismay oo dhan boosaska qiimaha ugu yar lagu helo waa 40kun
@nimahussein3348
Жыл бұрын
Eedo masha alaah guulayso keep going 💐
@fartuunadanmohamud9845
Жыл бұрын
Allaha ku siiyo lacag xalaala
@roodadaahir4959
Жыл бұрын
Abayo waa madsantahay dadaalkaada, lakiin hal talo markaad wax duubayso kafogeey kaamirada si waafi loogu arko sifiican
@hafsaabdi6857
Жыл бұрын
Asc walashey xagee kala xiriira bosaskii bosaskii afarta ahaa oo ku yaley celasha oo ladhahayey waa sabar logii siyad bare mel an kala xiriiro
@halimadaud3059
Жыл бұрын
qofkaan gurigaan dhistay dhismaha ka qaldamay beytul cankabuud u gurigi idil ka dhigay wa ha lii so martinin
@trs284
Жыл бұрын
guryahaan roofka jingada ah ayaa foolxumeeyey
@Cunaye1
Жыл бұрын
Niiko
@safiya0986
Жыл бұрын
Halkuu ku yaal wllo
@umumascuud3307
Жыл бұрын
se loo kala gadaaa abaayo waa ba isku dhaganyihneee
Пікірлер: 25