Soomali diinta ka baxey Waa duliyiin lacag raaac noqdey naagaha io nimanka tumashada qurbaha u yimi waa na ceebeyeen subxallah
@unolowmanta7508
4 жыл бұрын
Badankood xumanta iney xalashadan ayay ka tahay
@aishaomar2695
4 жыл бұрын
Kawsar Waxba adiga kuma ceebayn, iyagaa adduunka ku horey akhirana cafhaab kulul Baa loo diyaariyey, subhaanallah!
@aishaomar2695
4 жыл бұрын
Kawsar "hoogay'
@cabdilaahiaspiima6604
4 жыл бұрын
Masha allaah aan uwada doceyno saddex wiil oo soo islaamay 2 kamid ay asbuucan guduuhisa soo islaamen midka kalena bil kahor soo islaamay 2 asbuucan soo islaamey waxa ladhaha 1:jay palfrey 2:mr.whaatwa Kan kalena waa 1: dauud kiim. Saddexduba waa dad islaamka baaray oo yaqiinsadey iney xaqtahay oo waqti iyo juhdi badan galiye.igu dambeynti ilaah ba soo hanuuniyey alxmdulilaah.3 ba waa youtuber ku qora youtube
@daryeelkatimaha272
4 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/yppsraZ7iId2a34
@amiinisman3706
4 жыл бұрын
الحمدلله الذي هدانالهذا وما كنا لنهتدي لولا ان هدا ن اللله
@sahraabdijama2426
4 жыл бұрын
Adc waxan malaynay walaalka so musmimay gabadha soomaliyed odinta kbaxday unu dhaxlayo boskeedi janada ayana dhaxlayso boskiisi cadabta wayo ilaaba inosheegey in janada iyo cadaabta layska dhaxlayo
@duubledarwiish3873
4 жыл бұрын
لا اله الا الله😥 الحمدلله
@farahsigat8277
4 жыл бұрын
لااله الاالله ولا نعبد الااياه مخلصين له الدين ولوكره الكل فرون
manshaa allaah ilhaahey ba leh mahada muslin nagaa Diigay DUKHAN MEDIA Mahadsanid walal
@abwaankhadiir1614
4 жыл бұрын
Mahada ugu wayn waxa leh allah 💯💯 wllo hadaad tay qof Muslim ah ood kudhalatay diinta Islam ka ilaah umahad naq wllo like zaar hadii hadalku FAA ido kuuyahay 💯💯
@ruqiyooffice3664
4 жыл бұрын
Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️
@cabdalecaan445
4 жыл бұрын
Alle dartiisa ayaan kuu jeclahay wlhi my teacher
@aishaomar2695
4 жыл бұрын
Allah subhaana wa ta'ala wuu noo sheegay haddii gaalada lala saaxibno inuu dad kale inagu beddelayo, uu isagu jecelyahay, iyagana ay Allah jecelyihiin oo muminiinta u dabacsan, gaaladana ku qalafsan, dariiqiisana ku dagaalama, oo dan ka gelin eedaynta kuwa wax eedeeya. Markaa ninka muslim sheeganayow ka run sheeg diintaada, waayo Allah qof waliba qalbigiisa isagaa daalaca oo og.
@maxamedcabdikariin3610
2 жыл бұрын
Masha Allah
@mascuudjaamac4214
4 жыл бұрын
M.a thanks man keep going
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
masha allah
@zamzamsaid3912
4 жыл бұрын
Masha allah noso badi wallkeyow waxa jira somali badan oo qalbiga jahli uga jiro xaga diintooda macaan
@faafikheerka8550
4 жыл бұрын
ma aqaan cida commenkeeyga aqrineysa lakin.. hooyada janada allah ha geeyo channelka subscribe isaar fadlan
@daadirelmi1408
2 жыл бұрын
Waa ku saaray sis 🇸🇴
@sabahhussein3184
4 жыл бұрын
Allahu Akbar, he is very lucky Maanshallah
@cadnaanmontolivo7196
4 жыл бұрын
#Ayaan_xersi Naclatulah caleek😒
@umumunachannel263
3 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@khadarofficiall8001
4 жыл бұрын
Ilahay awodisa bal eg qof muslim aha oo dinka kabaaxay waxa u sabab u noqday in u qof kale islam sonoqdo waxa u isdhahay bal sofiiri dinti ey gabadhasi cayijiirtay alayu akbar
@samir-rn9oc
4 жыл бұрын
Thank you ustaad
@abdirahmanqazimawad5502
2 ай бұрын
Allah akbar ❤
@azharxabiibiofficial1851
3 жыл бұрын
Mashaallaah
@naciimacali6233
4 жыл бұрын
Ilaahey ajar hakaa siiyo from fardowso iskufilan channel
@duuroow8432
4 жыл бұрын
«وإن تتولّو يستبدل قوما غيركم»
@qaasimmacalin3169
4 жыл бұрын
Mashallah
@mohcade18
4 жыл бұрын
Allhu akbar
@maajidshariif4859
4 жыл бұрын
Bal eeg galadii aya ka shekeynaayo macaanida diinta islaamka markas ayad maqleysa qof soomaliya aya gaaloway soomaliyey ku dhaganada diintena suuuban shilimad iyo adun ayana lagu badalan diinta
@ruunfamilyvlogs176
4 жыл бұрын
Waa akhiru samaan walhi
@hanadsayid7081
4 жыл бұрын
Ilahey haku barakeya barnaamijka nucana wan kahelaa
Sabab aad u dilaysaa? Aniga mar walba waan ka soo hor jeedaa aflagaadada kuwa muslimka iyo kuwaan aheynba inay caytamaan ma fiicna lkn labada dhinacba waa laga helayaa dad fcn iyo dad xun. tan xigta diinta iyadaba dadka aan aaminsaneyn waxay ula hartay ma jirto diinta haddii ay xujo cad leedahay dadka ka baxa dil maku xukumeen maxay tahay xooga iyo handadaada?
@warsamedacad123
4 жыл бұрын
@@iskahubi3264 oo Maxad raali ka taheey qofka diinta iintuu kaa baaxo hadana caaya diinteena macan qofka diinta ku kufriiya wa diil walhi biilaahi ee nio waxad taheey qof fogaadeey
@iskahubi3264
4 жыл бұрын
LIBAAXA_GEESKA AFRICA maxaa loo dilayaa ilaahey muu isaga wax ka qaado adiga ma ilaaha awooda badan hiilo miyuu kaaga baahan yahay?
@iskahubi3264
4 жыл бұрын
LIBAAXA_GEESKA AFRICA ilaahey muxuu qofkaas marka horeba u abuuray?
allaahu akbar waarun qolka alle kuwa islam nimada lagu soo korshay laguna dhalay hadeey alle kugaloobaano kuwo kale buu alle ku bad oo iygu kawanaagsan subxaana llaah illaah awoodiisa
@sammie1163
4 жыл бұрын
Mansha allah goede jonge man.
@djmohayare5383
4 жыл бұрын
Aanaga proudaction
@alicirro7110
4 жыл бұрын
ManSha Allah
@maogtahey6629
4 жыл бұрын
Waa barnamij fiican lkn music ga awgii lma dhageysankro allah hayga danbidhaafo intuu barnamij ku socdey musiga ayaaan madhagaysan kari waayey fadlan waa xaarane maqal ahana uma qumana
@adamyuusuf5097
4 жыл бұрын
Subxaanallah hidayadu meel kasta waa laguu Soo marinayaaa
@ciiltireciiltire2547
4 жыл бұрын
Jzklllllah Nasooo padi Barnaamijyadn Oo kle zxp i.a
Wll doodaha axmed diidaad iyo dr sakir noosoodurjun
@sakijamac9601
4 жыл бұрын
Keep going pr0 m.shallah
@maajidshariif4859
4 жыл бұрын
Masul video ma qadankaraa waxan raba inan ku fafiyo Facebook?
@faraxsan291
3 жыл бұрын
Walal nosoo badi
@abdirisaqdhayib7036
4 жыл бұрын
Magacaygu waa cabdirisaq wxn doonayaa kitaabada baybalka ma hadalkiii alle mise waa bilaa awaal galada iska qorteern bal iga jahli bixi mahadsanid
@hamzeomar7027
4 жыл бұрын
Haded ubahantay inad wax kafahanto booqo Dr sakir iyo sh axmed diidad shukran
@faysalmohamed5002
4 жыл бұрын
👏🏼👏🏼👏🏿👍🏼
@unolowmanta7508
4 жыл бұрын
Wiilka hadlaya ii sheega magaciisa plz
@2plus2equals59
4 жыл бұрын
*ILLAAH AYAA BALAN QAADAY HADII 1 QOF ISLAAMKA UU KA BAXO IN AY SOO GALAYAAN 1 MILLION OO AAN HOROY MUSLIM U AHAYN* WAA DIIN AADAMAHA OO DHAN AY U BAAHAN YIHIIN U DUCEEYA GABADHAAS ILLAAHAY WUU NOO SOO CELIN KARAA
@abdiqaniahmedsiraad3368
4 жыл бұрын
Manshall
@sabnaagaming5036
4 жыл бұрын
Allaha kudhowro poqortooyo
@ismaaciilmacalin9727
4 жыл бұрын
Chanelkaaga kale rag luudiyiin ah ayaad ku soo sawirtay
@awyl-gamer
4 жыл бұрын
Walal soo badi aayan u xiiseyaa wayo anigana waano ayey ii noqoneysaa
Пікірлер: 214