Walahi waa runtaa bahdil jeclaa ....iyado heli karto nolol quruxbadan in ee subisado ayee bahdil raadsada
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
17 күн бұрын
Macanto waxa jiira dad jecel is jidjidka iyo dramada, ilahay nin khair qaba ha siiyo gabadha oo ay ku degto. Noloshu hadba waa sidaa ka dhigato. Thanks ❤️❤️❤️
@xidiigtareersool2729
Ай бұрын
Kkkkkkk runbaad sheegtay walal Naaga iyaga is bahdiila yaab
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ай бұрын
Macanto Haa iyaga is bahdila oo isu jebiya, thanks habibti❤️❤️
@annaahmed2564
Ай бұрын
Cadaado iladagaa xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey ❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ай бұрын
Thanks habibti, ❤️❤️❤️
@annaahmed2564
Ай бұрын
Gabadha cadaado waa qof waalan weeye low self steam weeye subxana laah guur umbey ka sheekeysa guurkaasoo waa waali weeye I start cadaada sheekadeeda begin first to the end waa la socday cadaado ma daasho miyaa nin subxana laah I don't think soo cadaado faaido ma leh thanks for sharing qaaliyeey.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ай бұрын
Gurso ma xuma lakiin hadad the same mistake samaynaysid you need to heal naso, take your time, hadi kale kan gal kan ka bax bay noqon adna wad ku walan. Thanks love❤️❤️
@sucdisiad3316
Ай бұрын
Naagtu waa fiyuus raadis waxay nimanka naagaha qaba ay uga daba ordaysa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ай бұрын
Noloshada views ku radso waba ceeb bisinkee, I think nin gursi malin kasta oo ka firsan waa dhiib. Thanks ❤️❤️
Пікірлер: 10