Waaw strong woman keep going sister we proud the woman that is self sufficient and am appreciate to see you you motivate me🥰
@SuadShALi
3 жыл бұрын
She is really, she also start new good path that others can walk with it. When I see some one like her I really appreciate my people Somalilander. Thank you Allah to make my people very intelligent and hard worker.
@abdullahiomarali5241
3 жыл бұрын
Aad iyo aaad
@cabdicumar5891
3 жыл бұрын
Wxan soo AKhristaa ((ADKAAR)) Mncha allah Wllo Alle Haku Xiftiyo Hadad Adkaar akhrisato Alle kuma tusayo wx ku Dhipapa keep Going my sister
@saidahmed3524
3 жыл бұрын
Abaayo kamarad ku xidho muraayada Yar ee gudaha si amaankaagu u sii fiicnaado , guuleyso , hana u joojin ragaas iyo dumarkaas
maxaa dumar macmiil looga dhigaa dumarkii iyagaa ba gabadhii khashkhashayee
@mohamedabdulahi4468
3 жыл бұрын
Iraqa maxamed Xasan Guulayso walalo insha alllah
@MOHAMED-zc6bg
3 жыл бұрын
Masha alaahu guulayso waan kugu faraxnay insha allahu waad heli dhawaan gaadhigaa mid ka tayo roon iyo business kaaga oo kuu kocba Ilaahay ha ku xafido gabadheey guulayso ✅
@cabdiadancabdi5058
3 жыл бұрын
Mansha allah rabi hakuu barakeeyo shaqadaada rabina hakugu ilaaliyo
@abdilazizali2891
3 жыл бұрын
Waa gabadh adag oo shaqaysta guul baan kuu rajaynayaa
@aaminaomer5102
3 жыл бұрын
Hablah way qaldan yihiin waa inay dhiiri galiyaan gabadh
@sheekhasoomaaliyeed8614
3 жыл бұрын
Waaa inan horu martay anigu anoo doctor xoolaha ah markaan fursad waayey Taxi baan ka bilaabay waa shaqo xiiso leh waar inanta igusoo xidha Reer Hargeisa baanu isku nahee kkkkkk
@abdifitahAden77
3 жыл бұрын
Ilahay isha bini adam ka haka hayo mashallah walal shaqo fican ayad u haysa dadka hore u soco walal
@abdi-azizabdi-rahman3152
3 жыл бұрын
Inantan wan aqaana baribaanu wada shekaysan jirnay wlhi facebook ga waaa dhakhtarad Keeb going wllo iqra
@moegreenback6854
3 жыл бұрын
waxaa ha soo qorin inanta ha ceebayn
@ahmedkarshe7445
3 жыл бұрын
walaalo gabadha gaariga camera ku xiro si aad amaankaaga iyo dadka ku raacayaba ay macluumaadkoodaba kuugu duubto
@karti-soor
3 жыл бұрын
Mash Allah fariid geesiyad dhab ah.. Dhaweeyee laba sano macmiil u ahaa.. Waa Shirkad runti adeeg fican.. Qiimee jaban raali gelin Deg-deg Goob kasta joogaan Aamininad..
@ahmedmursalasharr5060
3 жыл бұрын
Masha'Allaah guuleyso gabaryahey.
@shaahyahangeneral1096
3 жыл бұрын
Maasha Allah Waxaa fiican in shirkadda sameysey Dhoweeye inay samayso koox darawalo ah oo dumar ah oo ay dalban karaan haweenka keliya , maadaama hadda shuqul xumo badani jirto.
@anabhussein9209
3 жыл бұрын
Masha Allah I am very proud of her she is the best keep going sis
@fahadomar8479
3 жыл бұрын
masha Allah hambalyo
@hibonour9657
3 жыл бұрын
Mashallah tabaarakallah may Allah bless you and your family inshallah well done sis good job
@Samimusic.1
3 жыл бұрын
Gabadh adag mashallah ❣️
@ayanabdi5894
2 жыл бұрын
Maaash allah Good sister
@abdiibrahin-nn3eh
4 ай бұрын
Iqra maxamed hasan guuleyso wloo
@jeeni-goroyo5354
2 жыл бұрын
Wlhy waa baag adag inantani. Kulaha intay lacagti iga damaaciyeen baan moobil ka qaaday kkk walee waa fariid. Guulayso walaalo
@canabcali9977
3 жыл бұрын
maasha allaah iqra fariid is ilaalii xaga raha naago waxba isuma ogola e ale haku gar gaaro naa gaa feedh qaloocan ayaa laga abuuray bastoolad aad isku ilaaliso iibso
@cabdirisaaqxaashi2277
3 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido sister
@ahmedali-jp2em
3 жыл бұрын
ماشاء الله
@somalicookingculture4014
3 жыл бұрын
MashaAllaah good girl
@wixiishidanabohod3743
3 жыл бұрын
Mansha allah hampalyo
@ridwaanaxmed3668
3 жыл бұрын
Anu waxan ahay truck driver weliba acid tanker' gabadh Kenyan ahba nala shaqaysa iyadaa naga shaqa badan oo weliba naga degan xaga kaxayta markaa gabdhahaw inanta dhiiri geliya fadlan ha is xaqirina
@zakikubad6137
3 жыл бұрын
Strong woman manshlh good allah bless her
@culusowpoi4399
3 жыл бұрын
Masha alah war inanta halagursado waayo wa qof fadira mahadsanid walashey
Masha alaha walashay qali hore usoco walahi gabadha horumargadhay WA gula
@wardoudi9993
2 жыл бұрын
Iqra mohamed hassan proud of u wlo kartidas wan kugu ogaa wlo
@ayanabdi5894
2 жыл бұрын
Wlh ku farxaaan Insh allah anigu wn rajeeyn sameen dono Good sister ❤🙏🙏
@simanqueen7193
3 жыл бұрын
Hore uu soco
@c.raxmaanmaxamed4280
2 жыл бұрын
1000$ ayaa bishii aan dhaweeye ka shaqeeyaa ku lahaa sawnaga kugula jirna anaguba waynu is ognee jooji beenta ugu badnaan raga sida oromada u shaqaysta ee aan nasan ayaa 300$ bishii ka helaya weliba celcelis ahaan marka shidaalka iyo qarashka laga jaro kuwa balwada lehna 100$ ayaa u seve noqonaya haday farsamo socdaan hadii kalena waxba uma dhigmaanba weligaa runtaa la sheegaa hadii kurka lagaa jarayo ilaahay ka xishoo dhaweeye ha ka xishoone 🤞✌
@sumahwaagullweyn196
3 жыл бұрын
ASC MASHALLAH NOOLOW ALLAH HAKU GARGAARO GARIGA KAMARAD KU XIDHO ADKAARTA ILLAHAYNA AKHRISO MARKAD BAXAYSO TAWKAL CALAALAH.
@hamsehassan8081
3 жыл бұрын
Mansha allah wlshy wad fcnthy ee horumarka halka kasi wad
Waxaa fiicnaan laheeyd ineey dhahdo bastolad ayaan wataa qofna ineena ka cabsanin eey dareensiiso kuwa hamiga xun, maasha Allah waa gabar danteeda taqaana horay usoco walaasheey,
@rajoplantawakul2118
3 жыл бұрын
Bastoolad lahayne meeshu waa meel nidaam leh
@kaltunfarah856
3 жыл бұрын
Maashallah Well done
@ustaadclraxmaanofficial4602
3 жыл бұрын
Fariid weeye gabdhani
@hindaadan3442
3 жыл бұрын
Hore u soco wallo
@hipomaxamett3385
3 жыл бұрын
Ohh mnshalh fariid wle 🥺❤️❤️❤️❤️❤️
@ghazalihussein7990
3 жыл бұрын
Walal Allah ha kuu barakeyo shaqadada, waxan kugu odhan lahaa qofkasta marka uu kaa dego check garee wax alaabo ah in uu ilaawey
@moseskaahin8631
3 жыл бұрын
Maansha allaa illaahay ha ku gargaaro
@shuwaykarCade
3 жыл бұрын
M. A wlhi gabadh adag keep going wllo qli
@nurowehliye4805
3 жыл бұрын
masha alaah waa gabardiracah bilis bastolad qarso
@ahmedadam4489
3 жыл бұрын
Gabadh curin karti leh, Allah (sw) hakugu asturo shaqadan. Inkasta oo marketku ku xidhayo waxa haddana fiican inaad dumarka suuq ka samaysto oo xayaysiikaaga gaadhsiiso
@naasirfaarax903
3 жыл бұрын
MASHA ALLAH WAAR SOMALILAND WAA LAGA DHARGEE MAXAY TIRI INANTU 1000-800$ DHAWEEYE IYO TELESOM ALLAH HA BARAKEEYO SHIRKADDAN . WAA MID KA MIDA HORUMARKA SHIRKADDA TELESOM HALKA SOMTELNA SIDA LA SHEEGAYO AANAY FAAIDO BUURANBA HELIN.*Lakala dheeree orod se maaha*
@nimosuleiman9493
3 жыл бұрын
Walhi waa gabadh adag
@nimcohassan4375
3 жыл бұрын
Waar dumaraw isdhiiyriiy galiya ha isyasinee guuuuul iqra wllo
@cabdinaasirdahableyoutubel8997
3 жыл бұрын
Man Allah 🙏🙏🙏 wll horay usoco 👍👍👍
@abdisalamdirie3557
3 жыл бұрын
Gaadhiga CCTV ku xidh
@farhiyaissa9334
3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo 👍❤❤❤
@shaaficicalinuurxasn6768
3 жыл бұрын
Manshaa Allah waa gabadh karti illhay siiyay
@khadijsibrahim8111
3 жыл бұрын
M shaallsh👍❤
@ummuisra6721
3 жыл бұрын
Fariid maasha allaah
@massmass8300
3 жыл бұрын
mansha alaah guuulayso sister dumarku way xaasidayaan lkn ragu maha inay gabdha xumeyaan
@nourismail4114
3 жыл бұрын
congralution
@shadiyaxiiz7508
3 жыл бұрын
insha alaha dhib mar arkesid
@nimcohassan4375
3 жыл бұрын
Manshalleh wllo hore usocoo
@elmimusa3630
3 жыл бұрын
Very good
@hussinahmad3074
3 жыл бұрын
Hambalyo gabadh somaliland rag fara badan ayaad ka go aan qaadasho wanaagsantahy hore u mari higsigaaga fog waad liibaani ishalaah gabadh somaliland mahadsanid ha niyad jabin
@xamsesiciid8116
3 жыл бұрын
War naagtan yaa qaba tolow nin hadaanay lahayn anigaa u noqon
@adangeydh7387
3 жыл бұрын
Guulayso qaali
@Garbashaash
3 жыл бұрын
Mansha. Allah waxay muujisay. Qofku inuu waxkadata samaynkaro. Sheeko xariireedkii haweenka lagu qufulay ayay beennisay. Hambalyaan ku leeyahay haweenkana waxbaad dheertehee hiigso meel sare
@waanoside4439
3 жыл бұрын
Horta waan hanbalyaynayaa wllshy lkn hal talo ayaan u reebayaa madaamay wllshy oo kale tahay waxan kula talin lahaa wllo warabayashu way badan yihiin sidaa darteed shaqo dhaanta raadso
@SuadShALi
3 жыл бұрын
Geesiyad caqli badan weeyan ee dhalinyaradu ha ku daydaan inantan qiimaha badan
@abdirizakmohamudyusuf6571
3 жыл бұрын
Gabadh hawl kar ah. Guulaysto.
@hudakhadar3185
3 жыл бұрын
Warun anigu waxan aha macalimad carur ta wax udhigta mar.kaa dumar ku way is yasaan
Пікірлер: 142