Amiira qurux wlhi dhamantiin wey inka fiicantahay kalsoni ay nafteda kuqabtaa hacabsato ama yey waxbaranin always she is queen 👸 ❤
@bahjakhalifbahjakgaliif4307
3 ай бұрын
Ninkan is karaabka Mala laabanaa😂
@manalabshir4900
3 ай бұрын
@@bahjakhalifbahjakgaliif4307haa yqyy 😂😂
@safiyo-rp3ug
Ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@haniaxmed2008
3 ай бұрын
Somlida iska celin kaliyey wax kuleyihin respect mayaqanan bal kawarn amiro markasta hadalo xun ku tirahda waxna kuma dhahado o way ka aamusta kow maha labo maha waxyabo aan kaftan gali karin kula hadasha xita dadka kale kulama dhiiratid waxd amiro kula dhiiratid wllhi wa gabar respect iyo dulqad badan M.a iyado awoda inay iska ka celisa bay hadana ka aamusta ee asadow isku xishod o sidu qofka kuu qiimeyo u qiime
@khalilsaleh7879
3 ай бұрын
Maxaa kaa galay oo aad iso diraysaa dadka walaalha ah bisnika adi isku xishood horta😊
@manalabshir4900
3 ай бұрын
Wlhi run wyee ufirso wey yasan baa wa ncy asad ani @@khalilsaleh7879
@user-ce9px4bd7u
3 ай бұрын
Wad edeb daran tahay iyaga wllo ah ee danayso
@user-ce9px4bd7u
3 ай бұрын
Wad edeb daran tahay iyaga wllo ah ee danayso
@user-vh6ws3ci4r
3 ай бұрын
Amiira iney miskiin tahy aa sas u dhahee miyaa wlhi koko sas ma dhihi kartid wa gabadha teamka ugu fcn amiiro e daa iney ku ceyn karin me kula taha we ka xishonosaa ee ka xishoow please ✌✌😢
@najmaadaawe703
3 ай бұрын
Waa doqon asadku
@Qureyha
3 ай бұрын
Ha sas wa. Ixtiraam mayaqaano
@user-iq1rs7uk7s
3 ай бұрын
Haa wllhi sas wye ka xishoo gabadha
@Mehras143
3 ай бұрын
Ooyaa wax ku sameeyey afdheerta😂
@SaqaaweAhmed-py9qv
3 ай бұрын
Aan aragno inta jacel saliga Nabig mxamed scw scw
@queenmaymuun6323
3 ай бұрын
Scw
@baarliincali4486
3 ай бұрын
Salalahu calayhi wassalam 🥰
@hamdaelmi3493
3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@jamilaismail1665
3 ай бұрын
Scw❤
@KOKOBULLE6616
3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢😢
@SHARIIFAMUHAMED
3 ай бұрын
❤❤
@SHARIIFAMUHAMED
3 ай бұрын
𝚂𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠❤❤
@user-xo7vx4qn8c
3 ай бұрын
Abayi malaysia xage ka degan tihiin
@user-xe1dg6pd9m
3 ай бұрын
Asc koko
@user-sr2rr4em2z
3 ай бұрын
❤❤❤
@Xaliimaxayaati1
3 ай бұрын
Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢
Waba yaaabanhy subxanallh imagine yasitaanka intaas la eg
@AishaFarah-qv7ej
3 ай бұрын
So maahan
@SILENT______GIRL143
3 ай бұрын
Challenge Yada intabadan waxeey labadi LA dahay waa asxaabtaada oo ku niyad jabiya wllhi
@user-cw5uz5ot4q
3 ай бұрын
Ileen waa run aniga bes umalenayay waxaaz ceeb weyaan
@user-vg8mf5yu5g
3 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@user-rw5zb5on9k
3 ай бұрын
Aan ku wada salino xapipkeena maxamed scw ❤❤
@nurtaadan-zt3fl
3 ай бұрын
Sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤
@user-vg8mf5yu5g
3 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@aishaashnaam326
3 ай бұрын
Salallahu aleyhi wasalam
@IlhaamZeylac-jm9in
3 ай бұрын
Amiira she's intelligent masha allah ❤🎉😂😅
@user-vg8mf5yu5g
3 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@izraaaaaaa
3 ай бұрын
Asadka asagu aqoonyahan ayuuba is mooda😡war inanta gadasheeda haka hadlin ixtiraamka kaga daray Amiira ila inteey ayeey Ragaan ku aflagaadeynayan
@MahuraanCfhx
3 ай бұрын
Mxu ku dhahay wll
@SaynabCabdullahi
3 ай бұрын
Asad maxa gabadha damiin u dhahee qof damiin ah ilaahey ma abuurin gabadha niyada ha ka dilin adiba aqoon gaar ah ma li hide amiiro qurux keep going my sister asad si isku dhaan🥺🤨😡🤬amiiro always amiiro waa gabadha darteed team 27 udaawano❤❤
@dhiiqadatiktok.
3 ай бұрын
Aan ku wada salino xabiibkena muxamed scw
@user-gu1eg1du8f
3 ай бұрын
Aamiira kugu kalsoonahy queen madaxaaga kor ha ahaado queen 👸
Asad waa nimanka bilaa ixtiramka ah gabdha maskiinta ah ha niyad jabin wlh inaa like dambe kuu saaarin hadaa amiiiro deen uf
@xaliimomohamed3677
3 ай бұрын
Kusalli nabigeena muxamed scw waa midka u ilmeyay adiga dartada hana ilaawin inaad ku dadashid sunadisa inaad ku dhaqanto ha ahanto salaat suna ah ama soon ama hadal wangsan o dadka anfaca❤
@baarliincali4486
3 ай бұрын
Salalahu calayhi wassalam 🥰
@XafzunaYusssuf
3 ай бұрын
War gabadha xagee damiin u leedahay xishod😮
@elmohazaj4833
3 ай бұрын
Aan ku Salino Xabiibkeena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤
@baarliincali4486
3 ай бұрын
Salalahu calayhi wassalam 🥰
@user-ex7hw7ef3b
3 ай бұрын
Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲
@LajecleyDunida
3 ай бұрын
Alahuma Amiin Amiin 🥺🤲🤲🤲
@Amiira72
3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝
@masbal9180
3 ай бұрын
Amiira qurux is not easy qabqabtena way nawazhay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dh6jc7ke4i
3 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-fu6xh5vu8f
3 ай бұрын
SaLaLaahu calayhi wasalam
@KhadijaMuse-wh3fu
3 ай бұрын
Scw
@Mandeeqa
3 ай бұрын
Scw
@masbal9180
3 ай бұрын
😢12:50 ish war qasisyahow gabdha Yasida kadaah nacaska tahay cune balayo xasid ah markasta amira gusheda kaxuntahay
Wiilku usheegaya kaftankana waa isla yaqanan e caadi iska dhig
@ifrahhassan9628
3 ай бұрын
@@mizznagha8861horta naagahan rufyansanaa dadkan way kaftaman wayna is fahansan yihiin mararbadana amira sheegtay ruufyanimada joojiya
@Alisha847
3 ай бұрын
@@ifrahhassan9628naa bahdil weyan midani isfahansanan hade ka thy maxuu hortisa marke fadhisay u dhihi wayay marke kacday buu dhahay taasu na waa xan iyo yasitaan
@ifrahhassan9628
3 ай бұрын
@@Alisha847 walhi shaqo shaydan ayad ahaysaa ee umada haysku dirin oo naar haku galin amria asad agtiisa lee fadhiisatay waxkastana way maqlaysay markaa shaqo aan taada ahayn hagalin ee umada ka dhabamow subxanalah
@xamsemaxamuud5812
3 ай бұрын
Caawa amiiri wax kale weeye quruxdu saa id weeye😂😂
@bilanbabdulahi8442
3 ай бұрын
Damiinta kulahaa, qaybta kharaarka😅😅😅😅
@user-zw3fz6ol8z
3 ай бұрын
Ma ila aragtau apyo asaga miskiinta ayaa ladab dhigay doqon waaye aan ixtiraam wllnimo garanayn
@Maida-hm1qi
3 ай бұрын
Gabadha damin haku tilmamin waxs ma wangsan dhiri gali
@zaruu._Moh
3 ай бұрын
Yaa damiin ah asad 12:50
@ikranitamohamed4728
3 ай бұрын
Ey waye kan
@Qalpisaafiii
3 ай бұрын
Ilaahay Haa inoo dhambi dhaafo dhamaantenbo 😢
@asadhagiofunnz5598
3 ай бұрын
Aamiin wllo😊❤
@hafsahayaat7768
3 ай бұрын
Damiin aa hambalyo ina dhahdid kaficned meshaas 😊😢
@ilhaamcabdicilmi2088
3 ай бұрын
Damiintii wey iga badisay maxaa ladhahaa asad 😢
@Nadamohamet
3 ай бұрын
Dad dadka ku mashqulsn Rer xmr ba Lga helaa😂
@SuntaFaaraxmajopasto58
3 ай бұрын
@@NadamohametDadka daawaneyso iyo dadka commentskaba waa reer xamar ee ka dhex bax dhexdooda🤣
@@Nadamohamet futada maxa la idinkugu sheegay adinko dhan waad ka sheekeysaane naa dad iska kaa xigo baad ukala nacamleyneysa iskiifayaheeyna adigu others ka ahaaw
@user-tn5ny2vc7h
3 ай бұрын
INSHALLAH Amira Always winner ❤
@Nafisaofficial74
3 ай бұрын
12:50 DAMIINTII WEY IGA BADISAY. 😡Asad maxa ka qaldan waxani wa ixtiram daro. Amira badi wad bahdisha. Sida ay ku ixtiramto u ixtiram. Waxa ad ku caysay ma fahmin hada😳
@user-nc8sg1vt9g
3 ай бұрын
Amiiro guul nadiif ah Team27 guuleysta waligiin❤
@mahadcawaale10
3 ай бұрын
Nabi Muhammad S.C.W ❤
@footballfunyfoffunny
3 ай бұрын
Aan ku wada salino rasuulkeena muxammad Sallallaahu calayhi wasallam
@ayuubmohaaadan6421
3 ай бұрын
Kusalia hbiibkenna scw❤❤
@AishaFarah-qv7ej
3 ай бұрын
Ala cunugan madharaw badhanaa amiira maadha damiin kadigtey, hadii runta lagahadlo labadhina bo wax miina sobaranin, so hadey ayadha damiin thy adhiga bo waatahy❤😂
@dheereyechannel
3 ай бұрын
Big legend always asad hajio 1.8m coming soon insha allah congratulations Team's amira qurux Team's king ceyda ❤❤💯💯❤⌛👍❤😊
@maryammacalinnuur4033
3 ай бұрын
Adaaaaaa damiiiiin ah gbdha noo dhaaf
@AishaFarah-qv7ej
3 ай бұрын
I wish you knew sidhey kuu ixtiramto amiiro adhineh damiin ledhahy, even hadaa dahdhey xita waa kajari leheed kas ayaaba usodaysey sidhii dadka kuumaqlaan,😢😢
@omardiiriye8866
3 ай бұрын
"Markaad dareento murugo iyo Ciriiri Dib Ugu laabo Qur'aanka wayo Allah wuxuu Yiri ❤️💯 "ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا ___ Qofkii Xuskayg ka jeedsada waxaa Usugnaatey nolol ciriiri ah__🥰
@khadramaxamud1632
3 ай бұрын
Mahad sanid wllky
@ehluquraan859
3 ай бұрын
Amiiro jalbabka qurux kutahay saan lee isku astur ❤❤❤
@@meymuunabdirizaq3741 adoon ilaahy ma ahan ma dhihine wll qof dhaqankaas leh bulsho in looso gudbiyo wa qalad qof jirkeda ka ganacsata in qof caadi laga dhigo ma taagersanthy adi
@khadiirashow
3 ай бұрын
@user wan kugu racsanhy asad waxan ka dalbanayna in uu naga dhaafo Queen qawan
@dalmardaahirgelle2527
3 ай бұрын
war nyhow midaas wlhi waala yaabay maraa wxaa is dhahay odyga VAR may kahaysaa qofta hhhhh
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro 😊and 😊
@qadramohamed9494
3 ай бұрын
Amiira sorry ku lahaa asad damiinta wey ika badisay 😢😭
@ibraahimfaaraxaxmed1598
3 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@mankacadeofficial3802
3 ай бұрын
aniga tala ahaan queen qawan somalida faraha haka qaadan yeeysan wad wadin qof dhintay cml haka so qadaan
@Tutulisho
3 ай бұрын
Allah is one❤😢☝
@user-sq8du5dc1w
3 ай бұрын
Asd allah ku cafiyo wll ❤❤
@user-gi2rd2kg8j
3 ай бұрын
Dating way ika baday so dhahy of waxaan bbila ixtiram waye amira qurux siday u ixtiramto Uma ixtiramo asad of amira wa aboqorad 😊
@Alisha847
3 ай бұрын
12:51 damiinta wey iga badisay kulaha 😡asad dhaqan xumidaaa maxay thy hadalkaas qaabta daran ad ku leedahy gabdha shame on you awalba Garasho la’anta iyo in amiiro taako ku hyso wey iska cadeyd Aduunka qof sxb iska kaa dhigo misana hoos ku dhigo necbiya 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@abdifatahyare8825
3 ай бұрын
Dadkani iyaga isfahansane Haku dawakhin😂😂
@Alisha847
3 ай бұрын
@@abdifatahyare8825 war kir qof in emotional abuse marqaati kama noqonayi ee dhaqankan yasida ah wa laga dhiidhina i know ine team yihin waxay uso bandhigen wa i laga falceyo 😏😏
@abdifatahyare8825
3 ай бұрын
@@Alisha847 sikalaad u uqdadaysantaahy adu alleh Haku gargaro
Asado amira darted ku dawada walhi waxas ceeb waye wa gabar aqli badan farid na ah❤❤❤
@user-gp1bc5bi7v
3 ай бұрын
Amira markasto maxa ucaysa horta amiro dardeda team 27 ufursada mar dhow washamse laku qada fooliw laka cisha jook meel ine gulesto maba rabtid marke guulesto wacaye
@hibamohamed1728
3 ай бұрын
Amiiro always our queen 👸❤️
@Arliyaismacil
3 ай бұрын
Masha Allah 🎉 1.8m subscribe coming soon walal asad 🎉❤
@nazrahusein4596
3 ай бұрын
Paysii inta ila dhibsatay😂😭
@user-lh4zv1qe4m
3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 anaa kuladipsadhi xita waisdafiyaaa
@nrcabdi
3 ай бұрын
🥺🥺😪🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.
@Ronaldo_Cr7_No1
3 ай бұрын
Koko is soo beautiful ❤❤
@kaltuummaxamuudxuseen1828
3 ай бұрын
😂
@Macalimoo2
3 ай бұрын
Ku saliya nabiga❤😢
@abo.ase.1071
3 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
3 ай бұрын
Dadkan Amiira waa laa dulMiya leh yaa dulmiYa mida kaLe team 27 amiira darded loo dawadaH Cadi izka dhiga nio 😅😅
@ahmedjeyte601
3 ай бұрын
Samaara queen boqoradii asturnaanta ❤
@fowziyomaxamed9109
3 ай бұрын
Allah is one ☝️ ❤❤
@Nrcabdii
3 ай бұрын
😥😥 🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.
@ubdykhadir259
3 ай бұрын
Best KZitemR in Somalia 🇸🇴 AsAD
@ayanhayle7621
3 ай бұрын
Asado vedio walba waan dawada i support you and your team
@Sahara-fc2bz
3 ай бұрын
Mashaallah congratulations 🎉🎉❤ my brother Asad Hagio is not easy ❤18M coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah ❤❤
@user-sc2lk7ob5e
3 ай бұрын
Asad.biliis amiiro ixtiram waa walasha ookale anaga hortena hada San ku dhadiid Marka kaliga tahay kawaran bliss jooji❤❤
@SuadoAhmedRage
3 ай бұрын
Waraa asad waad qaldan thy maxad gabadha damiinti way iga badisay u leedahay oo aad u yasaysaa waayo waa gabar maskiina markastana adi veiyoyin kada waa gabadha kuu qurxiso waana gabadh qurux iyo dulqaad is ku darsatay markas pls gabadha noo dhaaf walahi hadana waa maskiin ee nodaa amiiradena
@masbal9180
3 ай бұрын
kan waxan u malena amiira qurux dartet in u dad badan kuwaayo muxu kuyasa amira markasta doqonka qanjaha waynleh balayo waji xaasid leh waxa laga shegaya show wa ba run
@AishaFarah-qv7ej
3 ай бұрын
So maahan damiinta kulaha
@LaylaZahiid
3 ай бұрын
Ma aragtay neef weyeh markaasu baalaayo is modayah😢 waanacay ninkaan doqonkaaah😏
@abassaouled-io9uj
3 ай бұрын
Wa tagerahaga oo Djibouti joga my brother Asad
@cumaryare8242
3 ай бұрын
Gabdha inaa damiin dhahdo Maysan aheen nacasow😁👍🏻
@user-gr2qb4me5g
3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉hamabalyo waad gaadhaysaa asad
@xamseabdirisaaq3391
3 ай бұрын
Taliye wad dadashy hadad halka kasi wado riyadada way ku rumo baysa ee halka kasi wad bro ana inan guulaysta noqdo igu so duce oo an guuulaysto❤❤❤❤
Пікірлер: 955