ASC WALIGED HOYADU DHIBATA KSTABA WEY UU Marii ilmehega mashaallah ayan wad mahad satahey itaa qisoyika ad nalasuwadageysi 💓💗💕🥰👍
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asma Dahir macaan badaney muraadkaaga aan macsi ahayn allaha kuu sahlo meeshaad ka baahantahay allaha kuugu irsaaqdo muraadka aad leedahay allaha kuu sahlo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Ayaan abaayo aaway taladaan kaa sugaayay ma ilowday waan kusugi la ahay
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Abaayo iisheeg talada sorry wllh dadkaa igu badan maxasuusto xbbt
@bishaaroaxmad5079
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 abaayo mcnt waxaan ahay hooyo halcanug haysata waxaan joogaa kuriga hooyaday waayo canuga waa la igu qalay saas darteed ayaan u imid hada labo sano jirsaday nuunaha hadaan aadi lahaa gurigayga ninka cidiisa ladaganahy kowdii hore wuxuu idhahay markaan todobada kabaxno ayaan kaguuraynaa mar kaste wuu imeer meerin jiray ana caqabado badan ayaan kuqabaa dhanka dumaa shiyaalka hada soobax ayuu idhahay maadaama labadii sano kuu dhamaatay guri iikiree markaan dhaho mar wuxuu idhahaa ma awoodo kiro marna family kama fagaan karo marba wax luu sheegaa ana marabo inaa cidaas isku dhacno intaan kabadan ma udul qaadan karo maxaan sameeyaa ila tali qaali iyo asbt kale
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
@@bishaaroaxmad5079 abaayo kula soo talinaa inshaa allaah
@bishaaroaxmad5079
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 mahadsanid xabiibti
@hodmaniitaqueen267
Жыл бұрын
Apayo mcnei aniga waxaa tahay wlshey oo kle waxaana kula jeclahay nolasha aan jeclahay oo kale apayo waxaan ku sheegaa Hal talo oo ah ninkaas hadaa Hal cunug u dhashay oo hadana family ka aad mar isku dhacdeen codsi waaye apayo Haku laaban family maxaa yeelay beri ka maalin qooska wuu badan karaa ilaahey caruur kale ayuu reerka ku soo Dari karaa marka apayo kaligaa guri dag oo dheh waan kula qadaa ama waan kula quudaa lkn Haku laaban guri family hadii kale reerkaada ayaa dumaayo apayo adoo iga xumaanen plz apayo mcn ninka dheh shaqeyso anaga waxaa noqonay family buuxa markaan labada qof aheyd waan kasoo tagnay 🥺 ee qof xil saaran yahay iska dhig 🥰ilaahey kula garab galo apayo ana waan ku soo duceynaa 😔alle haku aqbalo 🤲
@susudheeman5500
Жыл бұрын
Ayaney fanan Iska noqo
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Xaraam calayk saas haidhihin naarta Maa iidiree abaaa
@Shamsocayni1667
Жыл бұрын
Soomaaliya wey ka dhacday Cali caliyow Caliyow iyo Cali waa isku mid Xafaada holwaag ee baar bakiin u dhaweed bas Xafaada Cali caliyow la dhihi jiray
@xabiibocadey1845
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥲🥲
@barwaaqoaragzan6924
Жыл бұрын
Ayaney ila manta marba janalkaga egayayay In ad so galiso qisadan
Пікірлер: 167