Walaahay waa hooyo dhab ah ..........lkn dumarku ha ogaadeen, kuwa horumarka gaaray KAADI BAY USOO CABEEN EE CIYAAR LAGUMA HELIN. EE HALA SAMRO . Insha alaah.
@farhiyaabdullahi6681
29 күн бұрын
Waxaan la yaabey sanadkan 2024 habarkasto nolosheda e ka sheekeyne waqtigaga iyo waayahaga labta ku heyso e iska amuus walaley Subxanallah
@user-he6jg9rv5u
25 күн бұрын
sax waaye inalaha maca sabirin qofkii sabra sadki hela
@messil8080
29 күн бұрын
sorry geel laba jir soo wada mar hooyo badan baa dhib sowada mare
@MunaHassen-bj8sb
29 күн бұрын
Allah raggu qarkod naxaris darans Ayas rabii ax
@hooyonasra9361
21 күн бұрын
Aniga waba yabe hooyenkii wawena waxan e ka sheekeyan gabar yar waxas ma qasho ragii cabsi be ka qadayaan wax fican o jacel ah ka sheekeya gabar yar waxii ku faraxdo balayo sheeg badana dumarkii
@munirassad804
25 күн бұрын
Sax walaxi MashaAllah ❤❤❤❤❤❤
@user-rr4vz9hq2w
25 күн бұрын
Abaayo nin adooo caruurta kaaxanuusan isbitaaal aaku jurto arooos kujuro sabarka ituuu ka imaaanaaayaa waa dhaaawac abaaayo waa ba jiro caadi ah walaaahi wax lagusab raba masheegin wuuba kuwaali lahaaa maxaaa jiro 😍😍😀
@user-fb6ty7dq6m
23 күн бұрын
Man sha allaah abayo macan waa runtaadaa qali wan ku jecelayay ❤ thanks
Qofkan hadlaya Yutap maleh tiktok bay isticmasha bees codkada ku so can bax umu almas qofkan ka sar mesha kalsoni darada isku qabta kentay in qof wajigisa Yutaka ku so furuto uf wajigada kuso muqo
@Moon-uf2eb
25 күн бұрын
Eraygaa beenta ah ee ah gabar aan barkinteeda ilmo qoyn ilmo ma korsato nimankaa idinka dhaadhaaciyey say idin abuse gareeyaan meeqa ilmahooda si qurux badan oo wada jir oo bilaa buuq ah korsata oo farxad ku nool iyo meeqa dumara ayaa nin xun la'aantii korsata farxad ilmaheda qoyan baa erayada ku qalbi qaboojisata
@umuzakariyaofficially5386
29 күн бұрын
😮😮😮😮😮😮
@MunaHassen-bj8sb
29 күн бұрын
Gabadhan magaced ?
@duniyakordahab
27 күн бұрын
Abyo wa ku dareemikara sorry aadbaa ugu xumahay😢
@munirassad804
25 күн бұрын
😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺
@user-ed5ho9qy9c
16 күн бұрын
Naa maamadeena noga leexo waxa dhintaa tahaye
@warsameahmed9871
29 күн бұрын
Sheekadaa gabadhu ciwaanka ka dhigatay waa khalad.war guurku waa masuuliyad dhextaal waalidka laga rabo in ay xamilaan masuulayadu. Haddii aabu xunyahay in oo yadu caruurtiisa korsataa haddii habartu xuntahay waa in adigu aad korsataa.

Пікірлер: 33