Walaal hore usoco waan kugu taageersanahay inaad u dhaqdhaqaaqdo inay somaali midawdo hore usoco hore u soco
@Mohammedabdi1127
4 жыл бұрын
Mansha Allah Jir oo joog
@abdimohamed7175
3 жыл бұрын
Masha allah Masha allah XAMDAAY allaha ku dhoowro Ina hooyo, Runtii geyiga soomaaliyeed guul in aan uhooyaa waa hiigsigeeygee guula haila garab galo!!!!.
Tan gabadha waraysanaysa makeup bey iska badisay qandho dishey
@xudeyfi1023
2 жыл бұрын
M.a
@siraadsallad9569
3 жыл бұрын
Boqolki gabdhoodba hal gabar o qurxon jirta. Kuwa deeyn ba lagu leeyahay
@abubakarnimcan4501
3 жыл бұрын
Wll wn ku salmay marka hore hory usoco ohigso hamigaaga lkiin kada raga ad gor garada ad uxidhayso
@haboonomarcali7743
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddahir2126
4 жыл бұрын
Shanta haddii la heli karo JAMHUURIYADDA barakaysan waa diyaar wll
@Mohammedabdi1127
4 жыл бұрын
Mohamed Dahir Gabadhani waa the sultan of Somaliland, waana Garaadad. 4 ta kale ayey raadinaysa ee Somaliland way haysa.
@Mohammedabdi1127
4 жыл бұрын
@B.D Boys إِنَّمَا أَمْرُهُ إِذَا أَرَادَ شَيْئًا أَن يَقُولَ لَهُ كُن فَيَكُونُ (82) من سورةياس Allah amarka eebbe marka u doono inu shay hirgeliyo, wuxu oranaya samaysmow ama hirgal oo wax jira noqo, markas aya ujeedkasi samaysmaya.. Waxa ina qaybiyey wiilal meel fog ka yimid oo aan qabyaalad dhexdooda oolin laakin isku midab iyo diin sheegta. Anna waxan ogahay waxa awoowayaashay Somaliyeed karti iyo raganimo kaga kiciyeen gaaladi madoobayd dhulka ay gabadhan iyo aniguba ka so jeedno. Waan ogahay in awowayaal in aan badan ka tirsado oo iga hub iyo hanti yaraa u hub wadhaf ku jiro, seef , abley iyo warran dhuhur cad ka dhaqaajiyey Ceelcad dhulka hadda ciidamo muslim ahi isku hor fadhiyan waa Yubbe area. Hadaf, Waafle, Weytin, Highland, Yufle raggii cunay ayey gabadhani ogtahay inay awoowayaasheed yihin. Syl iyo Daraawish taarikhdaydu ka fac wayn. Waxan u jeeda in kacaankii 21 daboolka saarayey taarikhda dhabta ah ee reer Maakhir, waxaynu ognahay in Ahmed Farax Idaaja murti, haasawe iyo gabayba u gooni yeelay rer Ciideed iyo Hawd qaarkis. Seeftii awowe Harti dishay oo madaxu gooni u aasan yahay, iyo middii dishay Mohamoud Harti ama Moorasaante waxa ka dambayey in xadku ka xidhmo Harar iyo Hawaas. Ma fahmi karo in dhulka caynkasi maanta isla meeshi 2 col oo tokada, sooma, ashahaata oo labadabu mujaahidiin isugu yeedhayaan. Diintii miyaa la bedelay
@sucdishmuse5067
3 жыл бұрын
Jamhuuriyada barakeysan ayadaa hormuud Somali u ah ilaa ay raadshaan la helimayo Allah hanoo soo hanuunsho
Xamdi waxay iga mudan tahay iyo wariyuhuba inay ilaahay ka cabsadaan oo ay is asturaan
@hanamohamedahmed5485
2 жыл бұрын
Xamda wax ahy inan somaliyee waxn kuso bar baaray gobolka sanaag qaasatan magaaalada elbuuh waxn dhigan jirny dugsiga Najax ama Af lax waxn ka bilaaby wax barasha dayda dugsug hoore dhexe lkn waxn jogaaa magaalada hargeisa ee caasimada somaali lnd💚💚💚💚🤍🤍🖤🤍🤍❤❤❤❤💯💯💯💯💯
@nasmacumar3406
2 жыл бұрын
Wad iska ciyaraysa
@marcusblackmon6224
3 жыл бұрын
Gabar Cod Meccan
@MohamedAhmed-rl6pr
4 жыл бұрын
Qoftan waraysanaysaa ma ceebahaa la yidhi soo baadh. Ma jirtaa caqabo ayuunbay lasoo taagantahaye
@hindaahmed8412
4 жыл бұрын
waxlawayay geelo ninkiiwalan baaududa 5 lawaa
@husseinroble6750
3 жыл бұрын
Hamdiyo kale ahaada Somaliyee ama Qabiilka rag iyo dumarba la rucleeya dabadeedna Gabre Iyo Gumeyste ha idiin taliyeen Dalkana ha qaateen sa wad dhoohantihiine!!!!
Пікірлер: 90