Allaha wax kaste awoodaa hakuugu badalo farxad aad ubadan
@hodanbadri4893
9 ай бұрын
Allah Ha kugu badalo Farxad wll❤😢
@qadanhaashi8027
9 ай бұрын
ayaaney anigu maalinka man haleelin waxanse ku sheegaya anigu waxan ahay hooyo soomaliyed.adigana.kolay.habo.ayaan.kudhahayaye.aniga.gurigayga.wlhy.aniga.iyo.gabdhahaygu.kuli.wanu kugu xidhanahay mar mar waxa dhacda anigo dhegaysanaya.qisadada.ayan.kijada.gala.saa.midba.kugu.dhegaysanaysa.qolka.midkale.anaga.isku.qosola.marka habo waxa anu kugu xiisayna sida codkar nimada lehe ad uso gudbiso sheekoyinka cajiibka alle haku xiftiyo habo
Masha allah ❤abaayo si qatar ah noogu soooo jedisaaa oooo sooo jiidasho leh❤❤ilaahy hku xfdiyo ❤
@saynabyassin9259
9 ай бұрын
Codakaaga in lagu caajiso iska daaye walaashey Ayaaney codkaaga waanba u xisaa ❤❤ sheeko aanad adigu ka shaqeyneeyn dhadhan ma ba leh xabiibti 😘😘😘 allah ha ku barakeeyo qali🤲🏼🤲🏼
Ayaaney hanaga bad badin he gabadhena tahay❤adbo saa aragta noo wanisa oo no jeceshahay see anaga ku hagranena wye marka
@almaasfarax8367
4 ай бұрын
Ayaaney Abayooy dar alle ku jeclahay ❤
@FartuunXusen-mo1di
9 ай бұрын
Wan sugi wayi qeebta 3 wana ku salmya ayan❤❤❤❤🎉🎉🎉 wan ku jeclhya ❤❤
@jamilojimcale2543
9 ай бұрын
M.a mnta wa ifeysaa ❤
@Hanibintumuhamed
9 ай бұрын
Wllashay ayaan wan kuslaamy xabiiti Allha kuxiftiyo
@hodancawil8253
9 ай бұрын
Wlhy ayaney maansha allaahy ilaa 2021 waan kugu xirnaa kamana caajiso shekoyinjaga iyo codkaga dahabigaa ilaa aan ka masha quulo ma ogiye Alle hanoka dhafo xubi ❤❤❤
@bamiiman8891
9 ай бұрын
Masha allaah ayaa tahay abaayo macaanto imaankaga ku hagaaya ❤❤❤❤
@queentacaashaqa4081
7 ай бұрын
Asc ayaaney wan kusalamay ani markasta wan kudawadaa lkn comment maso qoro liketa xitaa adaa iso xasuusiso wayo ano shaqeyna leen ku daawadaa waa liiga yaabay dadka waxay idhahaan maku wallacday qoftan mamo daris nahay aa ugu daran marwalbo ay ii imaado adi lee ii daaran 😂😂 I love you so much xppti ❤❤😍😍🫂 la'aantaa waa abaar guriga cidla ku ahay adaan ku weheshadaa iso duceya inan wehel helo 4sano reer leyahay maalinki dhan cidlo kaligey ahay 😢😮
Пікірлер: 215