Nadiifo macaan badaney allaha awoodda leh ha ku caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@Zamzam-lk8wf
Жыл бұрын
Asc asxabta abayo ayan kuxiran waxan idinka codsana inaad iso duceysaan insha allah in uu elahay isiyo owlad salix ah aniga eyo inta ila midka ah
@ilyasmohamed6883
Жыл бұрын
Allaaah haku siiyo owlad baari ah waxa ku dadasha sadaqa iyo ducada bari waxa ku ducesada rabi ladadarni fardan wanta qero warisiin mar walbo ku celceli iyo marka salad dukanesid suguda ku aqri wad hele ana tijabiyay walal si niyad ah alle ubari wad hele insha allaaah
@Maqdis23
Жыл бұрын
Ina gobdoon iyo asxaabta kle nabar ayaa idhibay markasta soo laabta dhuunta iyo dhagaha ka soo baxo markeeyba daawada dhamaadaan soo laabto iisoo duceeya asxaabeey 🥰🥰
@nasriabdirixmaan5210
Жыл бұрын
Allah hakucaafiyo wll
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Alaha kucaafiyo xbbt
@roodacrixmanmaxamuud6924
Жыл бұрын
Allaah hku cafiyo wlashy
@Maqdis23
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 Aamiin xbbti🥰🥰
@Maqdis23
Жыл бұрын
@@nasriabdirixmaan5210 Aamiin abaayo 🥰🥰
@fadmaahmed2315
Жыл бұрын
Subxana laah subxana laah. Ariinta waxa ku dhaqma galada, miskinta way ka aqli badiyeen. Marna waxay ku fikirtay, Hooyaday deed iyo walashed badbadi dooda. Keep going sister Ayaan Gobdoon ❤❤❤🇺🇸
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan cadeey allaha idixifdiyo adiga waalidkaa walaalahaa owlaadaada xaajigaaga iyo intaa jeceshahay amiin yaarabi
Filing waxba nagama Gali ee sidad nogu sureneso Ayan kahela😁
@deeqocadarcali9616
Жыл бұрын
Waan kuwarera ayaaney maxay waxa isku la labanaya
@ilsanasde7918
Жыл бұрын
Waxan waa fillim ee shego xaqiqa no sheg walalo
@hawawaisswaberi5439
Жыл бұрын
J ai deja regarde ce film en arabe ce de la trurque
@deeqawaeys2376
Жыл бұрын
Slp dis moi le nom du film
@sahraabdi8364
Жыл бұрын
Wllo waxani wa film ee waxaaad ka shekaysa sheekoyenka runta qaf kiiraba waxuu ka dawankara KZitem isago ku turjuban afkasta turksh musalaslka maha sheeko stop don’t waste your time 😂talk about true story because this is Film
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Yaa kugu qasbay adi hadaadan kahelin waxaan oo hadal ah adoo iska qasaaron waxaadan kahelin katag ok
@sumayodahir2910
Жыл бұрын
Ayan cawamaxa kugudhacy xppti maxanunsan tahy
@xamdi118
Жыл бұрын
musal salkan 10 sano kahor fiirsaday
@sahroabdi8773
Жыл бұрын
Abayo afturkigisa ma gacii
@xamdi118
Жыл бұрын
@@sahroabdi8773 af carabi ku fiirsaday لعبة القدر af turki ma aqano
@ladanabdulahi
Жыл бұрын
Asc abayo instgramkga maxa kgu qoran wuu iso bixi wyy
Пікірлер: 123