Abayo qisan qaYbaha maso wada Baxayaan qaybta 4 oo kale waanka wayay abaayo xage Kala xirira
@umurayan2222
Жыл бұрын
Janalka hadan kuso biiray aniga war layguma karo janalkan aad hore wa iga kari wayde hadan so orday markay qiso igaso gashay Ayaney Thank you jiidhkaygyey qali❤❤❤
@QisasChannel
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@najmaismacil3194
Жыл бұрын
Horey u soco xppti ayaan
@nadiifoabdullahi3266
Жыл бұрын
M.a.sh.a qaali dumar Allah ku asturo jecliyaa muuqeeda indha uroon ina xirsi xafidulaah
Asc ayaan waan kutageeraa ee abaayo mcaan yutuub lacag malaga samaynkaraa aad baan ku baryayaye iga jawaab
@iqromaxamed6933
Жыл бұрын
Maasha allaah
@Daliima-hv6tb
Жыл бұрын
First👋🏻waan sugaayay qeybtaan 3aad
@nuurtoosmaan9480
Жыл бұрын
masha allaaah illaaheeye ha ku xafido xbbti
@ramlocabdiqadir1540
Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abdirizakosman557
Жыл бұрын
Tnx habo Waqtigada qimaha badan nasiiso Jazakallah
@ubahdhool8158
Жыл бұрын
Ayaaney lasoo dhaqso wll please
@Sacdiyokushakusha
Жыл бұрын
Ayaney channel hada kusobiiray Masha Alla😊😊😊😊
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥ 🥰👍👍
@maxamedclaahi1097
Жыл бұрын
Abaayo wan kugu fana horo u soco mcnto
@faizaaden2987
Жыл бұрын
Ayyy ayaneey wllhi qisadan way xiso badantahy 🥰🥰💕waliba zaaid
@xafsocabdirisaaq6116
Жыл бұрын
Masha Allah wllshay ayaan horay usoco
@najmaaligaani2983
Жыл бұрын
ayaan gobey ina gobdooneey🥰🥰💋
@queenfarxiyo4282
Жыл бұрын
Abaayo ayaan part 4 aaway maxaa dhacay noo soo gali plz 🙏
@najmomohamed9291
Жыл бұрын
Qisadan hada gadal uhelay filim iyo waxey tahaybo wanku qancay dadka wad ushegtay ine filim tahay halas maa in ka dhigesan koley wanku qancay wena I cajawisay ❤❤❤❤❤ qado qurac isku bixis ban oga so turay shigran xbbti 😊
@fahiimaapdirizak3552
Жыл бұрын
Qisadaan waa qiso fiican
@umusiham7291
Жыл бұрын
Masha allaah abaayo
@amrannuuribrahim4588
Жыл бұрын
Wa iskennay ayan indho wayney
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Soo dee hee qeybta afaraad waa sugaa iinshaa'allaah
@khadijoismail6879
Жыл бұрын
Asc aaway qaal qeybti 4
@caashocabdulaahi3354
Жыл бұрын
Waaaaw awy prt 4 WABC INADHA WEYNEY SO DADAL SHAQO ILA QABANEHE
@Fardawsafiican1
Жыл бұрын
Shukran mcnto.saa noogu dadaasho ayaan qurux💗💜
@layloaxmed2385
Жыл бұрын
Wcs ayaan qurux horey usoco xbbti❤️❤️👌
@maidahassancabdulhi635
Жыл бұрын
Prt4 I.a
@ubaxabduqadir7822
Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته يا أختي
@ubaxwoowismaaciil7999
Жыл бұрын
M,a xbbti
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@deeqodeganluula1533
Жыл бұрын
Wcs xbbti wankula socdaa aniga meelkasta insha allah
@thenature4946
Жыл бұрын
Alla ayaaneey run baan u qaadatay qisada bilowgeedi. Show waa filinkii لعبة القدر. Lakiin si aanu qof dareemayn inay filin tahay ayaad uga sheekaysay wallahi😇👌
@QisasChannel
Жыл бұрын
Sister maba qarin in qisadaan film laga sameeyay bilowgii kusheegay
@thenature4946
Жыл бұрын
Haa maan maqlin ayaa dhici karta lkn xagga danbe ka fahmay.
Пікірлер: 91