Allah ha inagu hanuuniyo wixii aakhiro ina anfacaya
@anisamacaneeyabdi5679
Жыл бұрын
Www wcs xbbty waaba sugayayey qisadan aad baan uga helay jzkllaahu qeyr xbbty Allah ku xafido mcnto 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯
@baraxoowali4055
Жыл бұрын
Ani wlhi musalsalka iyo qisasaba wn isku dawadaa wna kahele ee noso gali haba mcn wxn ku leyahay dadka iska day dhag haudhigin marka ani shekoyinkaga wn jeclahay dhagahan gashta shaqadana wn ku qabsada wlhi habo mcn wn ku jeclahay wxn ku leyahay nolow inta nolol jirto keep going 👸🏻❤👑
@nasteexocabsulqaadir8381
Жыл бұрын
Ayaan cadayey. Dar allaanku jeclahy zxb ani qisadaan aad bn udhegaystaa waana ku mahadsanthy juhdigaada aad noo hurtay shukran my dear
ayan adunkan wax kasto wa la arkaa dadka ne isku mid mahin mrka Abayo Allaha ku sharfo aduun iyo aaqiro xabiibti aniga carabta xita wan kaga so sare ❤️❤️❤️❤️❤️
True words siz I love this story and iam very patient plus I understand u you are mom with kids. Humans are always unsatisfied don’t mind them #awesome reply ❤
Abyo warkoda intad kabaxdo bini adam lama qancinkaree inoo wad shekada dadalkadana qofkii indhala lee ujaqorsonyahy guleyso waligaa ❤❤😘😘😘
@Ahmedmzungu
Жыл бұрын
Hadladaad waan iska jecelahy keep on sheekada mcaan weeye wlhi💋
@deeqocadarcali9616
Жыл бұрын
Ayaaney abaayo mcnto bini adan meel uroon male naga rali noqo anigu wan kudaremaya hooya taha guri carur waxkasta kugu xarira walhi aniga haday 2023 odhan socoto wan dawanaa 😘😘😘😘😫🙌
@fathifarhaan2023
Жыл бұрын
Ayaaney bayo aniga waxan jeclahay shekoyinka aadka udher sawabto ah mar walbo aan wax qabsanayo wan kudhagaysta waliba markan cashada karinayo xafada dadka ila jogo dhan way igu ka nacen Wllhi bayo cashiro badan wan kabarte shukran
@istaahilmaxamad2057
Жыл бұрын
Wcs ayaaney xppti ilaahy ha ku dhawro anigu musaaslkanaaba ku haystaa🥰
@faadumosiidcali8262
Жыл бұрын
Wcs habo Ayaan wlhi Wan ku qanaca sanahay xitaa hasocoso mudo dheer sidaad awwoodo now gu soodaa culees hais saarin Wan ku heseesanaa sidaan intaan hooyo karti leh sameeen karto keep going ♥ 👍 👌
@hibosead7212
Жыл бұрын
Anu marwalba waan suga anoo dhamaystey film ka hadana wakudawada qaali keep going dadka dhag jalaq ha usiin 🥰
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan cadeey allaha kuxifdiyo
@amranabdirahman7060
Жыл бұрын
Hdl kamagarneeeh aniguu time aan kudawado baan wayaaaa saaa waa hooyo somaliyed oo wax nosodubeyso mahadsanid baayo❤
@Shamsocayni1667
Жыл бұрын
Asc abaayo Ayaan Jizakallah qeyr musalsalkaan waan daawaday hadana waan ku faraxsanahay in Af Soomaali ku dhageysta inta ku jecel baa ka badan ha u bixin abaayo mcn ❤️❤️❤️
Omg ayan qurux qisadan wanba ku hysana xbbti sas ha oran wajigaga waxwalha noga muhiim xbbti hal sano hadey socoto xita diyar u nahay ayantena wa laga xanajiyy
@hodmaniitaqueen267
Жыл бұрын
Ilaahey hakula garab galo xifdinta qur,aanka 🥰❤Xppti ayaaney♥️🥰mahadsanid xppti
@sabrinmohamed4385
Жыл бұрын
Waan ku jecelnahay xpptiii🥰❤️
@zamzamyuusuf4158
Жыл бұрын
Ayaaney wll adbaad u ficnthye alha ku xafido ee kusli nabiga wll mcb scwscwscwscw❤❤❤❤😢
@jalaqsan
5 ай бұрын
masha allaah allow kusakhir
@hananabdirizak2804
Жыл бұрын
Thanks hbbti ☺️ mama ayaa tahy oo waxqtigaga Ayab kugu yar Hadad hooyo tahy insha Allah kher qisada ma no shegikarta filimka Laga sameyay magaciisa please hbbti I love you hbbti ☺️😘🥰🥰
@hawaosman2457
Жыл бұрын
Ayaan abaayo maashaa alaah howl fiican ayaad heeysaa, adiga oo caruur haysta guru iyo Xaajigaaga, abaayo thanks ayaan ku leeyahay hore u soco!!
@amiiraaxmedjamac7152
Жыл бұрын
M.a😍
@ifraahabdulkaadir2313
Жыл бұрын
Ayaaneey musalsalkii aanba saan ku daawanay ee no wad 🥰
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Ilaahay hakuu fudeediyo
@nimcoaden5483
Жыл бұрын
Abaayo Anaa kujecel. 😭💔
@djibtube2777
Жыл бұрын
Walalo gacaliso anagaa abaal sa uguqabnee!! Siale say kugu surta gasho kusoco.wana kugu mahad celinynaa love and duas!!!
Mashaa Allaah anigawaan ku heyeseta sugutan abaayo👍
@omaamir1444
Жыл бұрын
Ayaan qisadaan usoo koob ma dhameyn kartid fara kamaqodna usoo kormar ilma hooya mashquul ilma yar ku xiriiri tahey mar hore musalsal ahaan ku fiirsadey TV laga soo deynaaye ilmaheyga yar iyo daraasada waan kamali waaye adna ma wadi kartid iska soo koob waa qiso dheer
Thanks sister. Wa ruunta wakhti bad galisay , wa inaan ku samirna ❤❤❤❤❤ part 1. &12 wan lasocda . You take time. I love you ❤sister keep going. Allah ha ku xifdiyo amiin amiin muxafi daad Allah ha kadhigo Quran amiin aniga na isoo ducee ya in Allah muxafi daad igadhi go Amiin amiin ❤❤❤🌹🌹🌹🇺🇸
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Xbbtii markaad awoodo inoo soo daa
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ifrahelmi6269
Жыл бұрын
Wcs ayaan abayo ilaaheey amarkiis dadku waa kala dooq duwan yihiin waana kala kabo kabo badan yihiin ani ahaanteyda waxaanba kahelaa qisooyinka dheer dheer walahi waan ku haystaa qisadaan please janadii allaha ku geeyee hadey tan dhamaati mid kale oo dheer no soraadi barakallahu fiiki xabibti
@haveyu1857
Жыл бұрын
Rxcg
@adeymohammed911
Жыл бұрын
Asc ayan go ahead with the story even though it goes on to 6 months thank you
@yukinasan3431
Жыл бұрын
Ayaney ku jeclahy
@nicmoadam3999
Жыл бұрын
ineey dheeraato waban rabaa
@Mohamed-bt1uv
Жыл бұрын
Jaceyl mcn❤
@nuurtoosmaan9480
Жыл бұрын
sax waaye in lagu daadalo qur,aanka alxm ane sidookale labo mar ayaa dhameeye hadane tafsiirkiisa ayaa baranooyaa alxm alxm
@sihamqurux6724
Жыл бұрын
Abayo qisada mawaxay u dheeran side musalsalka mise waa soo gaabin in aan afsomali ku dhaawado aad ayaa u xiisan lkn musalsalkaan mar horaa daaawaday isga oo aad u dheery 142 kor u dhaafay لعبة القدر
@haala552
Жыл бұрын
Musasal miyaa mse qiso dhacday miyaa
@sihamqurux6724
Жыл бұрын
@@haala552 musal sal waaye
@anisaali9363
Жыл бұрын
Hore u soco abayo aniga wab iska raba iney noo socoto inkastoo adiga waqti kaga3baxo
Lkn ayaany qiso hadhihin musalsal weeye waan soo argy
@hoodoqarandabaraani6555
Жыл бұрын
Xagee kaso aragtay
@m.m.n0832
Жыл бұрын
@@hoodoqarandabaraani6555 KZitem ku jira لعبة القدر ku qor
@najmaaligaani2983
Жыл бұрын
Ayaan gobey ina gobdooney xbbt Nin damer wato yaa wuxuu soomary waddo waxa ldhahy war damerka maad fuushaan saa wilkiss fuuly saa dadkale lasoo hormary salayeen war damerka maad aabaha saarto hadana aabihii lasaary hdana dadkale lasoomary war dameerka maad wada fuushaan hdana dadkle soo agmareen waxay dhaheen war damerka maad qaadaan sey wey qadeen kadibna damerkii biyo uga dhex dhacy wxz dhan maxaakeny waa Raaligalinta dadka marka xbbt ciddna haraaligalin raligalin ilahybaa naguleh😍😍
@QisasChannel
Жыл бұрын
SAS waaye wlh
@nimosuleiman
Жыл бұрын
Xbbt aniga wan jeclahay iska dulqaado
@Ahmedmzungu
Жыл бұрын
M.a solaabasho wcn abyo
@hapifaysial6189
Жыл бұрын
Wcs
@aaminaahmedcashuuraamina8364
Жыл бұрын
Wllhi ayaaney aniga inta soo galineyso sugaa yey dhamanba waligeed anaga ku qanacsan bini adanka lama qancin karo
@naimaqurux2660
Жыл бұрын
8:20 aniga xita iso duceya ino ilahey ii fududeeyo😭🤲🤲
@neimakawsar9623
Жыл бұрын
Ayan wad ina qanacisayii wa ku jecelahayi walalo
@iqraabdi1238
Жыл бұрын
Ayaaney abayo musalsalka magaca nosheg abayo
@asmacabdi1795
Жыл бұрын
Rafif wy jidhicoty ala ayaanaaa🤣
@Ahmedmzungu
Жыл бұрын
Yes first 👍👍👍
@KoKoBULLE-its
Жыл бұрын
Aniga wey igu soctaa 5 months mahane 1 years ago ha socta inta ila midka ah dawasho wcn 👍❤
Пікірлер: 161