dhulbahatow mahadsanid xabbadi kululeyd ba isaaq miyirka uso celisay war bal kusi wada intay kaso wada miyirsanayan
@MohamedGas-r1s
Жыл бұрын
Mahadsanid
@sahroyusuf6848
Жыл бұрын
Allaahu akber allaahu akber allaahu akber
@hanasheikhdon2808
Жыл бұрын
Masha Allah Bani Aadamka Kala Caqli & Garasho Badan Waa Gabar Yar Oo Si Gobonimo Leh u Hadashay Xaqiiqdana Farta Ka Saartay!!!reeraha Dulmiga Isku Soo Raaca ! Mar waliba Reer Is Daba yaac !! Gobanimo War gabadha Caqli & Garasho Badanaa Allah kuu Siyaadsho Caqliga Allah SWT Ku Siiyey !! 🥰🥰🥰💯🫡✊✅
@abdinuromar5575
Жыл бұрын
asc walaalshey ilahay ha ku xafedo seda aad runt aad u sheektey tolkaaga iyo soomali dhamaan..mahadsaned
@safiaissa5917
Жыл бұрын
Caqliga allaah ha kuu siyaadiyo
@ahmedyussud3102
Жыл бұрын
Jarashada Alehakuudowro Gabad Aqlibadan maashaa Allah
Bright and Beautiful. I'm proud of you sister, speaking truth to power (our narcissistic clan intoxicated and simple minded brethren). Sayyidina Umar r.a said speak the truth even if it kills you
Inaabti Caqliga Ilaahayha kuu barakeeyo waxaad tahay gabadhii labaad ee aan caqligrediii la yaabay waa caqliga aynu dhamaanteen u baahan nahay anigu agtayda waxaad ka tahay ku ofhan maayo qof qaali laakiin gabadh qaali ah waxaan ka soo jeedaa Buuhoodle. Mar labaad Ilaahay caqliga ha kuu barakeeyo adiga iyo hadii carurtaada hadaad dhashay ba.
@teacheramin6886
Жыл бұрын
Walahay. Waxaad tahay gabadh caqli badan❤❤❤❤❤❤❤
@hodanmohamedahmed703
Жыл бұрын
Asc in uu Allaah kala qaboojiyo labadaba Aamiin
@saynebboersma6635
Жыл бұрын
ASC MASHA ALLAH she understands wrong from right mashallah🎉
@sharmarkea9826
Жыл бұрын
Woow masha Allah guulayiiso walal wallahi she thinks better than 1 million idoor men well spoken abaayo qaliyeey
❤Maasha Allah, Wallaahi inantan yari, kuwa Issaaq ee. Isirada sheeganaya iyo ku wa siyaasiinta iyo aqoon yahan ka sheeganaya inantani yari wey ka caqli badantahay....Aabe wax garad ahaa dhalay, iyo hooyo Murwo ah runtii ❤.. markaan hadal keeda dhageysanayey hadal keeda ay ku waanineysey Beesha Issaaq ee ay ka dhalatay, waxaa ila dhagaystey, Nin Beesha Harti u dhashay... War bal maxaad odhan lahayd baan iri inantaan yar ? Wuxuu yiri, inantan, Meherkeedu waa 100 kilo oo dahab ah..wax garad baana dhalay...kkkkkk Lkn Issaaqu Dadka sheegta Garxajis weliba Habar-yoonis, wax waa kassaan, inta kale wax yar baa wax ka garta, kooda wax garadka ah na....,,weyba dilaan..kkkkkkk
@samiraadan7175
Жыл бұрын
Mansha alah
@c0nmoyds3fb98
Жыл бұрын
❤masha allaah gabar gobidhashay oo garadsan
@ImmaDonat
Жыл бұрын
Walaal gabar somaliyed oo qimo leh aya tahay allaha kuxifdiyo
@ismailomar7962
Жыл бұрын
caqliga allaa bixiya, inantaa caqliga allaha udaayo maashaa allah.
Gabar quruxbadan oo caqlibadan ayaad tahay adoo kale waa one in a million
@rahmahassan1377
Жыл бұрын
Haaba Cakhaligag manasha allaha ❤❤❤🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤝🤝
@adama2578
Жыл бұрын
CAQLIGA IYO AQOONTA ILAAHEY KAAMA QAADO , XAQ SOORE RAG KA ROON DIIN IYO IIMAAN LE AYAAD TAHAY🙏🏼👍💐❤✅
@sagalm3186
Жыл бұрын
Siday u qurux badantahay ayuu qalbigeeduna u qurux badan yahay ❤ well done xabibty 🌹
@walaalahadaarudacwa8120
Жыл бұрын
Asc wr wb gabadhan xagee kahelaa maaha allah tabaaraka llah 100 geela ayaan kabixin lahaa iyo faras iyo qori iyo qawsaarkii geela raaci lahaa from USA 🇺🇸 Samaroon
@ojyow789
Жыл бұрын
Oh my God, i almost cried watching this.
@abdihakimabdi4973
Жыл бұрын
Mansha allah Isaaqii aan naqaanay ee nasabka ahaa madhamaan,
@aminaabshir1495
Жыл бұрын
Allahu akbar Takbiir. Madaxdii isaaq gababdhaa yartaa ha ku waano qaataan.
@baddalahmed7998
Жыл бұрын
Maasha.allah.aqliban
@xuseenkhalif4450
Жыл бұрын
Man sha alaah wa gabar sharaf leh dadka somaliyeed way wada dhasheen qofkasta wa in la ixtiramo meelkasta hadaganaado
@yonisman2089
Жыл бұрын
Ani waxaan layaabay ssc waxaan oo ciidan iyo hub ah intee ka keeneen. War dadkaan somalia oo dhan waa qabsankaraan...isaaqa cay iyo bacaac udaa ani 5 years ago as niisheegay
@abdulaahimali7817
Жыл бұрын
I like your point ancle real is true
@mohamedshire8747
Жыл бұрын
Wale wa waxa tahay gabadh ilahay caqli siiyey quruxey
@DahirAli-b7h
Жыл бұрын
asc wallo gabadhan waa qof aqoon leh oo wax garad ah plz igu caawiya dalka ay joogto gabadhan waan doonayaa qofka garanaya ii soo dir plz
@sahraabshir1396
Жыл бұрын
Mansh mansh mansh caqligii wanaagsani itaal inuu karonyahay bal wgow🎉
@sport10011
Жыл бұрын
Smart women
@caseerdiiriye8519
Жыл бұрын
Wllhi anaa yaaban somaliland waxan moodi jiray dadka somali ugu aqli badan in ay kunol yihiin
@fadumoosman5365
Жыл бұрын
WAA YAAB WAXAAN MOODI JIRAY ISAAQA DAD FIICAN LAAKIIN. 50/100 WAA DAD CAAY DACAAYAD BEEN SHEEGO OO MARQAANSAN EHELNA IYO DARIS GARANAYNIN ILAAHAY HA SOO HANUUNIYO AMIIN💚💚💚💚💚💚💚💚
masha allah caqli ku dhan waar isaaqow gabadhan yar wax weydiiya
@Harriss223
Жыл бұрын
This the true reason why that people say Garxejis tribe 100% different than rest of Isaaq! Garxejis is the most genius somali tribe! Just look this girl! Her DNA 🧬 tells how smart her Garxejis tribe is! It’s for sure that Garxejis is flower 🌹 gown midle of garbage! Iam not Isaaq but Iam ready fascinated this Somali tribe Garxejis!
Пікірлер: 622