Allah u naxaristo Janatul firdowza Allah ugu bishareyo aamiin yaa rabi 🤲
@maxamednuur6809
Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto samir iyo iimaan allah haka siiyo ayadana
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Istaahil macaan badaney eeddadaa allaha u naxariisto janatul fardowso aclaa allaha geeyo kitaabkeedana midigta allaha ka siiyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey inaalillaahi wa inaa illeyhi raajacuun
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
Жыл бұрын
Aamiin Abaayo alaah sabar Hakaasiiyo qabrigeedana Alaa ha unuuriyo
@Fardawsafiican1
Жыл бұрын
Alle haw naxariisto Istahil eedadeed😢 Ayaan adna mahadsanid. 😢
Alle ha unaxarisdo istahil edaded iyada iyo family ka samir iyo Iman ha ka siyo iinsh Allah
@Masnamunira2356
Жыл бұрын
Fariid caqli badan weeye gabadhaSi Waa qisso cajiib cajiib dhaafay ah 😍😍mashallah caqliga alle ha u barakeeyo
@rashkacabdi5214
Жыл бұрын
Allaha ha u naxriisto janada allaha ha ka waraabiyo fardoso calaa yaa rabi
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
Alle Hu naxaristo abayo 😢😢😢
@user-sw1to8jc9u
Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto eedo qabrigeeda alle ha uwaasiciyo astaahilna samir iyo iimaan alle haka siiyo
@fathiyoabdi8982
Жыл бұрын
Edo allh ha u naxristo 🤲
@samiiromaxamad6180
Жыл бұрын
Xppti waqiso aad icajabisay abayaneh wagabar caqli badan ninkaas neh mustaqiima lakadhigay farax yaasha wa iska sidaas Xppti ❤❤❤🎉
@qureshfarah865
Жыл бұрын
Alle Wayne ha u naxaristo
@deqamohamoud8916
Жыл бұрын
Alle how naxariisto inantasi edaded qabriga alle how nuuro aamiin yaa allah
@Masnamunira2356
Жыл бұрын
Sabir iyo iimaan alle haka siiyo
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@umfuad4641
Жыл бұрын
Allaha unaxriisto istahil eedadet janatull firdowsal acla Insha allah
@IstahilMohamed-dn4tr
Жыл бұрын
Asc abyoh ayaney manta m.a quruxley aya tahy cimriga io cafimadkaba allaha kuu dhereyo mcntadena an jcelnahy🥰
@QisasChannel
Жыл бұрын
Shukrn xbbt
@fathimadirie8653
Жыл бұрын
Sallallahu calayhi wasalam
@nimaadan-tm9mo
Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto eedo m.sha allah waa gabar aqli badan
@naimaahmed1517
Жыл бұрын
Illhey ha u naxariisto qabriga Allha u waasiciyo ayaga neh sabar Allha ka siiyo
@abiibohassan8893
Жыл бұрын
Ala ha u naxaristo qabrigana ha u wasiciyo adna sabarti iman hakasiyo
@user-xl8xh2wm6c
Жыл бұрын
alha unaxaristo wll edo samir iyo iman allh idinka siyo aamiin yaa raba
@haliimohusseinali9923
Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto janadii fardowsana hageeyo
@hawobulshaale311
Жыл бұрын
Illhy ha unaxaristo istahil eedadeed illhy haka dhigu marti la jeclyhy ihilkedana samir iyo iiman haka seeyo
@fathiyoabdi8982
Жыл бұрын
Haaaa wax badan aya laga faaidaa wlhi❤️🩹😊
@Hamdamukhtaar-rf9gk
Жыл бұрын
Mash alle ayaan gabdh cajiiba oo caqli badan weye mash alle 👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏💗💗💗💗💗
@fatumahassanhassan3423
Жыл бұрын
Abayo istahiley Edo Allah unaxristo qabrigeda Allah uwansicyo Marti lajecellyahy Allah kadhigo iidinkana dhamantiina qalbiyadina Allah iidin qabojiyo abayo ❤❤❤
@hibonoor4805
Жыл бұрын
Alla ayan ku jecliyaa Labada channel marwalba kow inaa u noqdaa jecelahay Istaahilna allaha u naxariisto eedadeeda😢
@mohamedolow9794
Жыл бұрын
Waa gawar aqli madhaan Mashaa Allah
@seibaahmet1821
Жыл бұрын
Alla yaraxma Eedo allah naxariistii jano haku arsaqo istahil abyo adna sabar allah haka siiyo qalbigana allah haku qabojiyo gadashed allah nama fidneyo allahuma Ameen😢🥺🤲
@iqraali6298
Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto qabrigana ha u nuriyo adne ilahay samir iyo iman alle haka siyo abayo
@nimcoqaali3446
Жыл бұрын
Istahel abayo edo allah ha u naxariisto qabrika allah ha u wasiciyo aamiin yaarabi adigana samir allah ha idin kasiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@xaliimoraage2302
Жыл бұрын
Alle haw naxariisto janatul fardawsa
@roodamohamed4570
Жыл бұрын
Allah ha naxariito aammmin
@dagancabdi-qx1iy
Жыл бұрын
Alla naxariisti jano hasiiyo wll istahil Samir imaan Ala hakasiiyo🤲
@mahadasaidyusuf4169
Жыл бұрын
Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun inallaaha maa akhada walahu maa acdaa wa kulu sheyin cindahu bi ajali musamaa. Wasbiruu waxtasibuu. Ilaahey ha u naxariisto qabrigeedana ha u waasiciyo kitaabkeedana midigta ha ka siiyo. Hoygeedana janatul firdows ilaahey ha uga dhigo. Ehelkana samir iyo iimaan ha ka siiyo.
@IstahilMohamed-dn4tr
Жыл бұрын
Ilahy naxariisto Jano haka warabiyo eedo marti la jacel yahayna allaha ka dhigo istahil io familkedana qalbiga allaha u qabojiya ....
Пікірлер: 236