Maashaa Allah Adigana sidoo kale Caafimaad Iyo barwaaqo Ayaan Kuu rajeynayaa wllshey
@kamarabati8467
2 жыл бұрын
Asalaamu caleykum Ukhti wax badan ayan ka faaiday oo ku saabsan daba galka Ninkaaga iin uusan wax faido ah lahayn in aad Alle talo saaratin wax ka wanaagsan uusan jirin Aniga xita mar baa iqabsatay arinka 2017 Alxamdulilaah Alle aya i gargaarey mar mar baan fiiriya telefonkiisa Allaah ha iga reebo Aamiin ❤
@fridasson848
2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖
@Fardawsafiican1
2 жыл бұрын
Mcnto ayaan qurxeey la soo dhaqso qaybta 3 aad qisadu dhiin dhiin maroosaaye😥😅😅😅😅✋ Qisada weelkaa ku dhaqay yaah😏😋
@raxmaaadan431
2 жыл бұрын
Masha Allaah abayo Allaah haku barakeyo qisadi nagu kala goday waan sugeynaa
@ikraanabdirashid5806
2 жыл бұрын
Mashallha abyo
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Cimraan yare hooyo mcn farxad iyo caafimad kuso weynooow saas kaa rabaaa marwaxada xaaax waaye iska ilaaali yey ku diline
@xafsaibraahim4484
2 жыл бұрын
Mansh Allh wllshy qali Alle haku xiftiyo
@nuurtoosmaan9480
2 жыл бұрын
shukran xbbti
@umucazam964
2 жыл бұрын
M.a xbbti qeeyr ugu tageera xalfladii 1000k sad udhigty🥰🥰
@qureshfarah865
2 жыл бұрын
Hormar wacan Abayo macan
@maryammushtaaq1559
2 жыл бұрын
msha allaah tabaara kallaah ish callaa habarayar baa ku dhacday gabadhaas habaryarha dhanmaand dood hadeey sidaa uwangsna lahaayeen mxaa bi,illhaay 🥰💕
@abaneymahamuud9615
2 жыл бұрын
Asc abyo mashallh shukrn
@qurayshoali9273
2 жыл бұрын
Mahadsanid abyo
@miskiahmedkaliil5763
2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@xuriyocali7837
2 жыл бұрын
Soo dee hee qeybta seddexaad iinshaa'allaah
@fardowsasalaad9427
2 жыл бұрын
Mash allh cimraan alle hynoodaayo abyo mash allh famliy qurux badan alle hy kiindayo❣❣❣❣⚘⚘🌹🌹🌹🌹❤💯💯💯💯🥰🥰🥰💖
@saynabaxmedmshallah7668
2 жыл бұрын
MshAllah ukhti ayaaney qali
@khadijoabdi5317
2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العطيم سبحان الله والحمد الله ولا اله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة الا باالله العلي عطيم وحسبنا الله ونعم الوكيل نستغفر الله العطيم الذي لا اله إلا هو الحي القيوم ونتوب اليه
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah abyo mcney waa kuu xiisnay
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
Yaa x xbbt😘😘😘
@khalidbashiir6300
2 жыл бұрын
Masha Allah
@ashamohamed4555
2 жыл бұрын
Maansha allaah ayaan sheekadaada aad ayey u fiicantahay horey u soco
@gurey_muzeh
2 жыл бұрын
allah ayaaney meel mcn by noo maraysee soo dhakhso
The best way to get a hold of me right now was just to get my name and I hope you can help us to make sure we can get this resolved quickly so we have the best handsome guys on your list 📃 you are so lucky cadawe you can always find it out here in your home
@umulqalid3548
2 жыл бұрын
Wcsm waraxma xabibti qali
@khadijoabdi5317
2 жыл бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد في العالمين
@hamdiahmed2222
2 жыл бұрын
I Love you
@sacdiyomursal156
2 жыл бұрын
Wcl abaayo
@axmedxassan8299
2 жыл бұрын
Gabadheyda anigaa hoyo iyo Aabe uah
@marwoistahil9873
2 жыл бұрын
Ciiid wangsan ayaan
@canabmuktar102
2 жыл бұрын
Xanuun badanaa qof daacad ah oo qalbiga Laga jabinaya 😭
@haweyaabdirahman9526
2 жыл бұрын
Soo koob walal sheekoyinka
@khadrasalahidle7814
2 жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan waa ugaaso
@user-rd5sm8ps4o
2 жыл бұрын
اختي ايان الله يحفظك ويرعاك اسمي ايان انا في هرجيسا
@khadraismail8522
2 жыл бұрын
Wad mahadsantay qali qisoyin faaido uleh dumarka ayad so ban dhigta
@IsraTa-ut4ry
Жыл бұрын
Abayo qisoyinka nosokordhi
@luqmaan753
2 жыл бұрын
Hhhh naag maseertay oo gal qaadatay miyaa tahay wlh si rasmi ah ayeey xaqiiqada ugu sheegeen.
Ayaan mcnto dhiig kar maad nagu ridi rabtaa thank you mcnto
@ruqiyoismanmaxamad3047
Жыл бұрын
Wlhi nin waa wasaq ruunti
@sifiyoqalanjo7429
2 жыл бұрын
Asc
@maryanmohammed6100
2 жыл бұрын
Ayaanita qu,aan an diyaarsan rabe Ayan nooshekeeynayso 😂😂😂
@istahilosmanabdi9190
2 жыл бұрын
Haddan uso fariistay inaan daawado cabitaankeygana waa uso qaatay
@niifnadiifo8010
2 жыл бұрын
Ax ax ala xnun waye qofka la socotay o arosaya
@fatmahussien9629
2 жыл бұрын
Xanuun badnaa
@umuyusuf7484
2 жыл бұрын
Wcs xabibti se tahay titelk markan arke waba so carare
@aliyaabdiraxman6614
2 жыл бұрын
Wiilka io aniga isku mida kalsonida mar iga dhimata igma.so.laabato Part 3 nso dhery qli
@asmacabdi1795
2 жыл бұрын
Wy igu socota ayaaanita
@haalaaweys5082
Жыл бұрын
ayaaney sheekadaan horaa usoo deyse ma ilawday 😳🙄
@mohameddahir2149
2 жыл бұрын
Ayanney maxaay jeccelka ila school aya laa agrisanayo.
@qadiijomuse7479
2 жыл бұрын
Somalidi filmti indigey noo keeneen k
@aminasaleban6361
2 жыл бұрын
Ayaaney gabadhu way sabir badnayd ani 2 mar hadaa hadalka qofka ku celiyo mar 3 aad uguma celiyo
@ziyaamaxamuud2086
2 жыл бұрын
wlhy anigabo hadalka badan ma jecli uf qofka marka rali ahaw dheheysid ayoba bura isa sara marko soo ilhy kula ogyhy hada wax ushgto ku aminin wayo baxa la dhahaa no more calacal zxb😊
Dhawac an kasi bogsonayay ayad igu kicisay Ayaney qisadan mid u eg aya igu dhacday
@ayaangobdoon3254
2 жыл бұрын
Ooh sorry xbbt
@naimomoalim8154
2 жыл бұрын
U Gudbi ayada haka shekese
@hanihanka9528
2 жыл бұрын
@@naimomoalim8154 abyo wn rabi laha lkn alle aya wax losheegta waxa rabtana la waydista ina soxasusto wixi tagayna wa didaya lkn Ayan ina qisoyinkeda dhagestan jclhy🥰
@army-on8wp
2 жыл бұрын
Bisinka qaracan weynaa
@alaminterantionalagency4601
2 жыл бұрын
K?
@nawaalyuusuf7408
2 жыл бұрын
nayaa ayaaney ma musasalada bad xoog uu dawan jirtay meelba meshay ka macan tahay maxad nogu jarta xbbti qaybta 3aad ma sugi karne laso dhakhso
Пікірлер: 104