Allah nabad haku kala keen Afar idhood oo is eegaya Insha Allah
@foosiyamaxamuud6936
Жыл бұрын
Ayaneey abaayo manta codsi baan wataa adiga iyo asxptaada wanagsan een ka midka ahay waxaan idinka codsanayaa in hooyaday oo laba sano naga xanuusan iigu soo duceeya in ilahay sanadka bilaab bay uu alle wayne waa casiise caafiyo oo shaafiyo nin lagu jiroba ilahayba oge
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Alloow kuu caafi hooyo macaan
@najah140
Жыл бұрын
Allah caafiyo hoooyo abyo Insha Allah 🤲🤲
@ayaanjaamacdheeman9706
Жыл бұрын
Alle ha ku barkeyo wllo Ayaan gobdoon Alle ha ufudeyo
@faizaaden2987
Жыл бұрын
Abayo mcn ilahay hakufududeyo idam alle adiga iyo canugaga oo nabad iyo cafimad qabtaan I.a🤲🤲amiinta raciya asxabeey
@mohamedolow9794
Жыл бұрын
Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo.Allaah xa u fududeeyo Insha Allah
Alle hakuu fududeeyo wlaashey afar indhood oo nabad ah alle hakaa dhigo
@falissaeed9922
Жыл бұрын
Allah haku fududeeyo Foolsha abaayo ❤️
@hodanxassan334
9 ай бұрын
Allah hakuu fududeyo fosha ubad quruxbadanod ku faraxdana Allah haku siiyo aamiin aamiin❤
@sahrasahra1913
Жыл бұрын
Abaayo mcn alle ha u fududeeyo Ayada iyo ilmaheeda nabad ha isku xanbaartan insha Allah Ane waxaan idin ka codsaa wllahayga qaaligaa❤ Oo Ayaan Xirsi ugu horaydo in aad iducaysaan in uu alle ubad😢wngsan O isiiyo o cafimad qaba Insha Allah Wadna Mahadsantihiin dhamaantiin ❤️🙏
@user-fu4rj4pf7l
Жыл бұрын
Alaaah ha kufududae insha laaah cabayo macan
@ayanmahamad8
Жыл бұрын
Alaha ha ufudeeyo foosha walsheen
@caamiraadan5691
7 ай бұрын
Ilaahay haku fududeeyo❤😢 insha allah qeyr abaayo mcnto❤
@mohamedmahad9715
Жыл бұрын
Allah u fududeeyo ❤
@qalixasan8360
Жыл бұрын
Ayaan gobdoon ilahay ha ku xafido wll
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Sdoo kle xbbt
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Illaahay ha kuu fududeeyo foosha adoo nabad qab ah afar indhood oo abshir ah mukulaal madagto allaha kaa dhigo allaahuma aamiin yaa rabi macaan badaney
@afrikaofficial9492
Жыл бұрын
Xabiibti saa kusugaay mataqanaa masha allaah abaayo
@qadanhaashi8027
Жыл бұрын
alle haku dhib yareeyo foosha afar indhodo cafimaad qaba alle haydinka dhigo
@maxamedclaahi1097
Жыл бұрын
Mashaa aallah mcnto Ayaan boqortoyo ilaah Haku xafiido .mcnto Abayane Allah ha u fududeyo
@hamdicabdullahi5650
Жыл бұрын
Abaayo ilaahay hakuu fududeeyo foosha i.a
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Ilaahey ha ufududeyo afar indhod oo nabada alaha ka dhigo
@kabdi2408
Жыл бұрын
Allah nabsi xaabo ku day gabdhaha hada la guursadona iyagaaba lacag lagu kabaa so hooyoyinkii hore gabdha wey dhibi jireen
@aminaosman7719
Жыл бұрын
Alle haw fududeeeyo insha alllaah
@dhemanduceysan3255
Жыл бұрын
ASC AYAAN QAALI ABAYADAAS FOOSHA ALLAHA U FUDUDEEYO MUKULAAL MATAGTAY ALLAHA UGA DHIGO 4INDHOD OO ABSHIR AH UMUSHII IS XAMBAARATO ALLAHA KA DHIGO WIIL IYO CAANO GABAR IYO CAANO INSHA ALLAAH
@DucoElmi
Жыл бұрын
Allaha kufududeyo abayo
@asmahanahmed3066
Жыл бұрын
Allha Haa ku fududey abayo
@shukricali4480
Жыл бұрын
Allow ufududey foosha aamiin 4 indhoo isjecel allaha ka dhigo in shaa allaah
@queenifrah3253
Жыл бұрын
ALLE HA UFUDUDEEYO ABAAYO🤲
@sahracabdulaahi5161
Жыл бұрын
Ilahi hakuufududeeyo walshy mcn
@raxmaruun7975
Жыл бұрын
allaha u fududeeyo abayo
@muxuboaxmed1158
Жыл бұрын
Allaah haku kala fududeyo wll afar indhod o is egta aamin aamin
Пікірлер: 351